galmudugnews.com
Daawo Doorka Faneed ee Fanaanadda Saado Cunaabi
DUURBAA WUXUU YIRI “ DUUL DUCEEYSAN KAMA DHALAN,DAMIIR XUMANA YEELKEED, CARAALABA WUXUU DILAY,DUQI AABAHIISEE,DADKU MIYAANU TAA MAQAL”
GUULWADE DUUR OO U DHASHAY GARXAJIS MA YAHAY NIN KU ABTIRSADA WANAAG.
Mohamed Nuur Caraale (Duur) Awoowgii Caraale waxaa la dhihi jiray CARAALE AABAHII DILAY,wuxuu ahaa ninkii ugu horeeyay ee Aabahiis gacantiisa ku dilay,taas oo ah mid beesha Muuse Cabdalle iyo oodwadaagooda ka sheekeeyaan mar walba.
Nin awoowgii Aabahii dilay makula tahay inuu leeyahay dadnimo uu kaga damqado inuu dilo qof la wadaago magaca beesha guud.
NIN AWOOWGII WAX DILI JIRAY,
OO AABAHII DILAY,
HADII AAD DAN GUUD IYO
DERAJIYO XILSIISOO,
KU TIRAA DADKAA LAAY,
DABCAN KAMA XISHOODOO,
WAA DUUR CARAALOO ,
DAKAM DAAKUM IYO EBER
DAMBAS BUU KA DHIGAYAA.
DABADEEDNA JEEG BUU ,
DAHABSHIIL KA HELAYAA.
DADKI UU MARKAA DILAY,
HADII AANAN LOO DILIN,
WAA INUU DILKIISII,
DALACAAD KU HELO OO ,
DADKA HARANA LAAYAA,
WAA INUU DADAALOO,
DOLLAR BADAN KU QAATAA,
INUU DILO CARUURTIYO,
DUQOOWDIYO WAXGARADKABA.
DUURBAA WUXUU YIRI
“ DUUL DUCEEYSAN KAMA DHALAN,
DAMIIR XUMANA YEELKEED,
CARAALABA WUXUU DILAY,
DUQI AABAHIISEE,
DADKU MIYAANU TAA MAQAL”
By Dahir Alasow
Madaxweyne Jamhuuriyada Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo khudbad ka jeedinaya shirka Golaha Ammaanka…
Galmudugnews.com 15-May-2012: Madaxweynaha Jamhuriyada Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta lagu wadaa in gelinka dambe uu ka qeyb galo shirka Golaha ammaanka oo looga hadlayo arrimaha Soomaaliya.
Madaxweynaha oo shalay maqribkii gaaray Magaalada New York ayaa warbixin ka siinaya Golaha ammaanka xaalada guud ee Soomaaliya iyo waxyaabihii u qabsoomay Dowladda KMG ee waqtigeeda sii dhamaanayo.
Danjiraha Soomaaliya u fadhiya xarunta Qaramada Midoobey Amb. Cilmi Ducaale ayaa sheegay in Madaxweyne Shariif kulamo gaar gaar ah la yeelan doono Safiirada dalalka caalamka u jooga golaha amaanka ee Qaramada Midoobey.
Madaxweynaha ayaa sidoo kale la filayaa inuu la kulmayo Jaaliyada Soomaaliyed ee dalka Mareykanka ku dhaqan.
Kulanka Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya ka qeyb geli doono ee ay leeyihiin Golaha Ammaanka ayaa noqonaya kii u horeeyay uu Mareykanka uga qeyb galo shir looga hadlayo Arrimaha Soomaaliya, inkastoo horay uga qeyb galay shirarkii sanadlaha ahaa ee Qaramada Midoobey.
Safarka Madaxweynaha ku aaday Mareykanka oo lagu tilmaamay mid muhiim ah ayaa ku soo aaday iyadoo xilliga KMG ee jiritaanka Dowladda uu madaxda ka yahay uu ku eg yahay bisha Agostoee sanadkan.
Gudoomiyaha Gobalka Banandir oo sheegay inay bilaabeen tijaabinta Nalal ku shaqeeya Ileyska qoraxda…
Galmudugnews.com 15-may-2012: Duqa Mudane Magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed {Tarsan} ayaa sheegay inay bilaabeen tijaabinta nalal ku shaqeeya ileyska qoraxda, kaasoo baalayaal ay sureen wadada dheer ee Maka Al-Mukarama.
Gudoomiyaha Gobalka Banandir mudane Maxamuud Axmed Tarsan ayaa sheegay in Dowladda Norway ay mashruucan gacan ka geysaneyso, isagoo xusay iney ilaa 50 baale ku bilaabeen inay jidadka suraan, si uu ugu shaqeeyo nuurka Qoraxda (Solar Power) taas oo waxkadalidonto bilicda Magaalada .
Mashruucan bilic noleenta Magalada  Muqdisho waxaa gacan ka geysaneysa Dowladda Norway, hada waxaa bilownay tijaabinta qalabkan [Solar Power], maadaama aan leenahay Qorax xoogan waa inaan ka faa’ideysanaa, anaga ma heli karno Generator dabka, waayo shirkado ayaa kula heshiinay in jidadka si lacaf la’aan nalalka ugu xiraan, cilado ayaa soo batay”ayuu yiri Duqa magalada Muqdisho Maxamuud Axmed  Tarsan.
Gudoomiye Gobalka Banadir Mudane Tarsan ayaa sheegay in mashruucan aanay saameyn ku yeelan doonin dadka guryaha nalalka ugu jira oo shirkadaha Korontada  bixiyaan ama inay ka falisaan, isagoo xusay inay ku siman tahay kaliya wadooyinka Magaalada Muqdisho.
Muqdisho waa meesha ugu qaalisan Korontada aduunka, sidaa la socotaan halkii Wight waa $1.35, halka Caalamka ay sentiyaal ka tahay ayuu yiri Maxamuud Axmed Tarsan.
Waxaa uu sheegay in marka ay ku guuleystaan tijaabadaas ay nalalka geyn doonaan Suuqa Bakaaraha, isla markaana wado kasta ay ku xiri doonaan oo kamida Gobalka, si mugdiga looga baxo, meel walba habeenkii ay u noqoto Iftiin sida uu yiri.
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa dhowaan heshiisyo ku saabsan horumarinta Gobalka Bnandir la soo galay Hey’ado caalami ah, sida USAID oo ah Hey’ad Mareykan ah oo mashaariic horumarineed oo ku baxeysa boqolaal kun doolar ka hirgelineysa degmooyin ka tirsan Magalada Muqdisho.
Si kastaba ha ahaatee tallaabadan lagu hirgelinayo nalalka ku shaqeeya enerjiga qoraxda ayaa noqonaya kii u horeeya oo lagu tijaabinayo in qoraxda  laga dhaliyo koronto oo lo adegsado ifinta wadaoyika habeenkii, horumarkaas aanay Soomaaliya wali gaarin.
Al-Qacidada Soomaaliya oo sheegtay inay dishay Sarkaalkii Hoggaaminayay Ciidamada Burundi ee ka dagaalama degmada Dayniile +Sawiro
Galmudugnews.com: 15-May-2012: Al-qacidada Soomaaliya  ayaa sheegtay maanta inay dileen saraalkii Abaan dulihii ciidamada Burundi ee ka dagaalamay degmada Dayniile, kaddib weerar gaadmo ah oo ay  qaadeen habeennimadii Talaadadii lasoo dhaafay.
Al-qacidada Soomaaliya ayaa warbixin iyo sawirro ku saabsan sarkaalkan ay dileen maanta kusoo bandhigay barta Twitter-ka ee ay leeyihiin waxayna sarkaalka magaciisa ku sheegeen, Imannuel Bizimana.
Sarkaalkan ayay ku sheegeen inuu yahay kii labaad oo ay Burundi ka dileen, iyagoo sheegay in ay sarkaalkan kii ka horreeyay uu ahaa Juvenal Niyoyunguruza oo ahaa ku xigeenkii taliyaha guud ciidamada AMISOM.
Ma jiro hadal kasoo baxay saraakiisha Ciidamada AMISOM oo ku saabsan sarkaalkan u dhashay dalka Burundi ee la dilay, iyadoo Al-qacida ay dhowr jeer weeraro qaraxyo ah ku qaaday saldhigyada ciidamada Midowga Afrika ay kaga sugan yihiin Muqdisho.
Ciidamada Burundi ayaa waxay ka mid yihiin ciidamada AMISOM ee ka howlgalaya dalka Soomaaliya, iyadoo bishii Oktoobar ee sannadkii hore looga dilay ciidamada Burundi in ka badan 76-askari dagaal ka dhacay degmada Dayniile inkastoo hada leskal gudaha magaalada muqdisho.
Madaxwayne caalin oo manta galkacyo soo garay +sawiro
Madaxwaynaha  maamul gobaleedka somaliyeed  maxmad axmad caalin ayaa manta soo garay magalada galkacyo ee xarunta dawlada galmudug isagoona safarkiisa ay ku wehlinayeen mas,uuliyin ka tirsan maamulka galmudug
Madaxwayne caaalin aya safarkiisa waxa uu kaga  ka soo kicitimay magalda muqdisho ee casimada dalka somaliya halkaasi uu kula kulmay mas,uuliyiin ka tirsan dawlada KMG e somaliya isagoona  kala hadlay arimo ay ka mid tahay road mapka iyo arimo ku saabsan ansixinta dastuurka qabyo qoralka ee somaliya.
Caalin ayaa  soo dhaweentiisa waxa ka qeebqaatay mas,uuliyin ka tirsan galmudug ,ciidanka police .haweenka iyo bahda dhalinyada dawlad gobaledka galmudug ,
Maxmad axmad caalin madaxwaynaga dawlad gobaledka galmudug oo saxafada la hadlay aya waxa uu shegay in uu ku faraxsan yahay in uu manta soo gaaro casimada galmudug ,isagoona dhanka kale xusay in maaamulka galmudg ay ku soo biireen maamul gobaleed yo ay ka mid tahay hiiran land oo uu shegay in ay ku heshiiyeen in ay ku soo biiran maamulka galmudug
Isku soo wada duubo imanshaha madxwayne caalin aya waxa u ku soo beegmaya xili  wax yar ay ka haran tahay doorashooyinka dawlada galmudug
Samiir xasan adan
Email: samiirxasan@gmail.com
Galmudugnews.com
Galkacyo office
Xuubsireed” Qormada wargayska Kasmo ee ”Yaa nagu been abuurtay” Boogo dhayid u baahnaa ayay soo kicin doontaa
Waxaan  filayaa inay soomaali ka dharagsantahay wixii dhibaato ah ee ay  soomaareen 40kii sano ee aanu soo dhaafnay, dhaxalka aanu ka haynaana  waa bur burka iyo kala taga inoo muuqda. Hadaba qormada wargayskaan  Kasmo ku soo baxay 18/04/2012 ee cinwaanka looga dhigay ”Yaa nagu been  abuurtay” waxaa marag ma doonto ah in boog dhayid u baahan ay soo  kicinayso.
Wargayska iyo qofka daabacayna si baad moodaa inuu  qoraalkaan ula eeganayay haduuba ka danbeeyoba marxuumka ama  Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Alaha u naxariistee Mudane Cabdullahi  Yuusuf geeridiisa. Waxaan aaminsanahay hadaba anigu aragti khaldan inay  tahay oo rajiimkaas iyo hogaamiyahoodii aanay wada geeriyoon, hadaan si  kale u dhigana uusan Cabdullahi dhimane uu dhuuntay.
Albaabka  wargayskaasu furay ee uu noogu yeeray inaan soo galno waxaan qabaa inay  sababayso daalacasho iyo dib u eegid ama ka hadal sababaha keenay in  Madaxwayne Cabdullahi Yuusuf iyo Ciidankiisiiba ay Ethiopia uga soo  jeesteen oo ay dagaal hubaysan ugu soo qaadeen rajiimkii markaa jiray ee  dalka ka talinayay, Waxay noqonaysaa inaanu dib u jaleecno waxa keenay  in Somaliland ay abuuranto amaba ku kalifay shacabka reer waqooyi inay  goostaan inay ka go’aan Soomaaliya inteeda kale, amaba keenay waxa Alaha  u Naxariistee Jeneraal Maxamad Faarax Caydiid uu u aasaasay Jabhadii  USC oo uu  Magaaladii Muqdisho iyo dalka intiisii badnaydba u qabsaday,  ama keenay in dagaal sokeeye uu abuurmo oo Muqdisho iyo koonfurta  Soomaaliya la isku dooxo.
Wax badan oo aad u foolxun oo dalka soomaaliya ka  dhacayay 40kii sano ee aanu soo dhaafnay ayaanu goob joog usoo ahayn,  hadii sida wargayska Kasmo iyo tifatirihiisu ay doonayaan albaabkaas  aanu usoo wada galno armaa xalku sii fogaadaa, oo xaajadu gaartaa ilayn  taasina waa jirtay oo waaban iska ilownaye xeradeena noo ooda.
Xuseen Xuubsireed
Xildhibaan Xaaf oo isku dirka Reer Qurdhaale ku baxshay 30.000 $ Dollar.
Galmudugnews.com – Ganacsade Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo ka tirsan Xildhibaanada baarlamaanka tirada ee Somalia ayey fadeexada xoogan wajaheen ka gadaal markii uu Idaacadda Kulmiye uga hadlay hab cunsurinimo iyo qabyaalad ka buuxdo.
Suldaan Cabdi Naasir Jaamac Seed oo la hadlayay Idaacadda Codka Mareykanka ee VOA ayaa Xildhibaan Xaaf ku eedeeyay inuu yahay nin isku dirka beesha Sacad ku caan baxay,hadana uu lacag badan ku bixiyay sidii Raaska Reer Qurdhaale la iskugu diri lahaa.
“ Xaaf wuxuu doonayaa inuu weligii Xildhibaan Sacad ahaado,oo lugooyo iyo mishin ayuu caan ku yahay sidaas darteed sanadkaan lagama yeeli doono “ayuu yiri Cabdi Naasir Jaamac Seed oo la hadlayay VOA Somali.
Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo ka jawaabayay eedeeynta Cabdi Naasir Jaamac Seed ayaa yiri “ Anigu weligeey baan ahaanayaa Xildhibaan ,maxaa ka galay Cabdi Naasir Jaamac Seed ,anigu ma isagaan Xildhibaan u ahay,waxaan Xildhibaan u ahay beesha aan ka dhashay ee Cabdalle,iyaga ayaan Suldaan u ahay,tiisa ha daryeelo”
Xaaf oo sheegta inuu yahay Suldaan Sacad ayaa hadalkiisa ka baxay Idaacadda Kulmiye wuxuu la yaab ku noqday beesha Sacad Habargidir.
Baaris la sameeyay ayaa lagu ogaaday in Xildhibaan Xaaf lacag dhan 30.000$ ku bixiyay isku dirka beesha Reer Qurdhaale ,isagoo gacan ka helay Agaasimaha Nabadsugida Axmed Macalin Faqi.
Axmed Ducaale Xaaf oo aad uga walaacsanaa in Cabdi Naasir Jamac Seed kursiga Suldaanimada beesha Sacad uga qeybgalo shirka Odayaasha ayaa ku guuleeystay  inuu shirka Odayaasha geeyo nin lagu magacaabo Garaad Qoorweyne oo u dhashay Jufada Reer Qurdhaale.
Jufadda reer Qurdhaale waa dad ku caan baxay Gobanimo ,tol jaceyl,ixtiraam iyo is xaqdhowr,waana markii ugu horeeysay taariikhda ee la maqlo isku dhac ka dhex jira.
Ganacsade Xaaf waa nin wejiya badan oo la rumeeysan yahay inuu gacan siiyo Maleeshiyadda Al-Shabaab ,isagoo dhinaca kalena ka ganacsada Xashiishada ka baxda gobolka Shabeeladda Hoose.
Xaaf wuxuu ku eedeysan yahay inuu ka dambeeyay dilalkii Istarliin Cabdi Caruus iyo Injineer  ELMAN Cali Axmed,Allaha u naxariistee.
Beesha Sacad inkastoo ay fahmeen Xaaf inuu yahay halis hulaaban hadana  ma jiraan go’aano laga qaatay.
Shaqsiyaad la mida Axmed Ducaale Geelle Xaaf waa kuwa daneeystenimo ku caanbaxay ee burburiyay Qaranimadii Somalia.
Guddoomiyiha gobolka Banaadir oo kulan ku aadan mataaneynta Muqdisho iyo Istanbul la qaatay Duqa magalaada Istanbul
Galmudugnews.com: Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho ayaa dhiggiisa magaalada Istanbul la qaatay kulan looga hadlay Mataaneynta Muqdisho iyo Istanbul, iyo wada shaqeynta shacabka Labada magaalo.
Xog hayaha Labaad ee Safaaradda Soomaaliya ay ku leedahay dalka Turkiga C/qaadir Maxamed Jaamac oo Radio Muqdisho Qadka Teleefoonka kula hadlay ayaa sheegay n guddomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, mudane Maxamuud Axmed Nuur “Tarzan” uu kulan la qaatay dhiggiisa Istanbul, kaas oo ay uga wada hadleen, mataaneynta Muqdisho iyo Istanbul iyo sidii loo heli lahaa naqshada dhismaha caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Sidoo kale xog hayaha Safaaradda Soomaaliya ee Turkiga ayaa tilmaamay in guddoomiyaha gobolka Banaadir uu u mahad celiyay dhiggiisa Istanbul, isagoo sheegay in Muqdisho ay xoojineyso xiriirka kala dhaxeeya Istanbul, maadaama shacabka labada magaalo yihiin dad uu ka dhaxeeyo xiriir soo jireen ah.
C/qaadir Maxamed Jaamac ayaa xusay in Duqa Istanbul uu ballan qaaday in magaaladiisa ay gacan weyn ka geysaneyso dhismaha magaalada Muqdisho iyo sidii  ay magaalooyinkaasi loo mataaneyn lahaa naqshada dhismaha, maadaama hadda ay Muqdisho ka socdaan Horumarro xagga dhismaha ah.
Ugu dambeyntii kulan ay wada qaateen guddoomiyaha  gobolka Banaadir iyo Duqa magaalada Istanbul ee caasimadda dalka Turkiga, ayaa waxa uu uu ku soo gabagaboobay sidii loo qorsheeyay, iyadoo ay masuuliyiintaasina  booqasho ku tageen goobaha taariikhiga ah ee ku yaalla magaalada Istanbul oo ka mid ah caasimaddaha ugu waa weyn dalalka Yurub.
JUFFO SACAD AH OO BUUQ WEYNI KA DHEX TAAGAN YAHAY.YAA ARRINKAN KA DAMBEEYA?
Sida la ogsoon yahay dhaqanka beesha Sacad waxaa ka mid ah in beeshu aysan lahaan jirin Ugaas iyo Suldaan ,sida lagu yaqaan beelaha kale.Waxaa weligeed beesha u talin jiray guddi odayaal ah(caaqillo) oo ka kooban 13,hadba midkii ama kooxdii arrin gasha ayaa looga dambeyn jiray,waana laysku raaci jiray taladooda. Waxaa odayaashaas ka mid ahaa oo laga xasuustaa,Jaamac-Seed,Cabdille Gorod,Ducaale Kaahiye,Maxamuud Dagal,Nuur Iley iyo kuwa kale oo aanan magacyadooda halkan kusoo koobi Karin. Haseyeeshee,burburkii Soomaaliya ka dhacay wuxuu soo saaray Suldaanno is-garab yaacaya,sida Suldaan Xaaf,Suldaan Cabdullahi Five,Suldaan Kamiin,Suldaan Afwaax iyo Suldaan Cabdi-Nasir Jaamac-Seed.Ayadoo beesha Sacad ku wareersan tahay Suldaannadan aan citiraafka dadkooda haysan ayaa dhowaan odayaasha Muqdishow iyo Madaxweynaha Galmudug Maxamed Axmed Caalim u direen shirka  ka soconaya Muqdishow laba xubnood  oo kala ah  Mr Caddawe(Cabdalle) iyo Mr Garaad Qorweyne(Reer Qurdhaale) iney beesha u matalaan shirka  una soo qaadaan wixii ay xaq u yeelato. Waxaa yaab iyo amakaag noqotay in Suldaan Cabdinasir Jaamac-Seed  oo dhowr sano dalka ka maqnaa uu buuq kusoo dhextuuray beesha Reer Qurdhaale oo caan ku ahayd iney Sacad dhexdiisa maqaam ku leedahay,ayadoo  uu kallifay buuqiisii in laba qaybood beeshii u kala jabto,waxaa ka sii daran Dr Cabdullahi Jaamac-Shire(Kabaweyne) oo ah  Wasiirka Maaliyadda iyo Ganacsiga ee Galmudug ,uuna Suldaanku adeer u yahay  waxyeello kasoo gaartay arrintaas,falkaasna waxaa fuliyey ciidan qoyska ah oo Madaxtooyo ka shaqeeya  Suldaankuna uu adeegsaday. Waxaa  kasii yaab badan in Gen Cabdi Qaybdiid uu dhex boodayo khilaafka beeshan ka dhex taagan asagoo taas uga dan leh arrimo siyaasadeed. Waxaa sidoo kale ku  dhex jira   arrintan Taliyaha Nabadsugidda  Axmed  Macallim Fiqi iyo  Madaxweynaha DKMG   Shariif Shiikh Axmed oo  danaynaya codka  uu ka heli doono xubinta  Baarlamaanka ee halkaas laga magacaabi doono.  Waxaa  arrinkii hadda soo galay Shariif Sakiin iyo Cabdiweli M Gaas(Raisul Wasaaraha DKMG).  Haddaba,waxaa la gudboon beesha Reer Qurdhaale  iney  ka digtoonaadaan in arrimo ku lug leh siyaasadda  Soomaaliya aysan ayagu isku qabsan oo ku kala dhiman,soona ceshtaan walaaltinnimadoodii iyo wadajirkoodii. Waa mala awaal waxa uu ku  andacoonayo  Suldaan Cabdi-Nasir Jaamac-Seed oo ah  in Garaad uu kala wareegayo  Suldaannimadii  waayo taasi ,maba aha wax meesha ku jira haseyeeshee  waxaa lagu kiciyey dad fara badan  oo aan arrintan waxba kala socon. Suldaannimo waxay u baahan tahay xilkasnimo iyo dhowrsanaasho iyo dadka oo sidaas kuu citiraafa.
Axmed  Faarax Shirwac,