galmudugnews.com

Home » XULKA Galmudugnews

Xildhibaan Xaaf oo isku dirka Reer Qurdhaale ku baxshay 30.000 $ Dollar.

Waxaa Akhrisay :5982Galmudugnews.com – Ganacsade Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo ka tirsan Xildhibaanada baarlamaanka tirada ee Somalia ayey fadeexada xoogan wajaheen ka gadaal markii uu Idaacadda Kulmiye uga hadlay hab cunsurinimo iyo qabyaalad ka buuxdo. Suldaan Cabdi Naasir Jaamac Seed oo la hadlayay Idaacadda Codka Mareykanka ee VOA ayaa Xildhibaan Xaaf ku eedeeyay inuu yahay nin isku dirka... 

Safaraada Somalida Dalka Zambiya oo, la xiray Nimaad xuma Awgeed, Iyo Safarada Somaalida Suudan oo xiga Doonta

Waxaa Akhrisay :178 Policeka Dalka Zambia ayaa albaabda u laabay kadib markii Rag soo iibsaday jagooyinka Qusnulinimo iyo Safiir nimo ay mar wada gaadheen Dalka Zambia kuwaas oo mid kastaa ku doodayo inuu yahay Qunsulkii ama Safiirkii saxda ahaa inuu yahay haysana Waraaq ka timi Xafiiska Wasaarada Arimaha Dibada uuna Tastiiqiyay Ra’isal Wasaaraha Somalia Cabdiwali Gaas. Dowlada Zambia ayaa ka yaabtay... 

Guurka Oo Yareeya Cuduro Badan Fariin Culus oo kusocota Iskaabulada

Waxaa Akhrisay :322gaadaha habeenkii..kaligaa galgalashiyo..gadgadoonka dhaliso…adika iyo go,aaga hadba dhinac u guuroo…barkinta gabood iyo gaashan ka dhigata.. hadan guud halaaleey hadba gacan la saarayn… ileeyn gogashu wahel ma leh. Tixxtaasi khiimaha badan waxaa ka tirayay nolosha kalimida, ama iskaabalada Abwaan Maxamed Warasme Hadraawi, ma ahan awaanka oo kaliya nolosha kali nimada ruuxa... 

Oday Dhaqameedyada oo Nacalad Dusha Ugu Tuuray Buruno Empond UnPos

Waxaa Akhrisay :1383Oday Dhaqameedyo Soomaaliyeed ayaa si kulul u weeraray nin ka shaqeyn jiray Xafiiska Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya loona yaqaanay BRUNO EMPONDO kaaas oo horey oday dhaqameedyada qoraal dacwaha uga qoreen  lagana eryay xafiiska saldhigiisu ahaa Nairobi. Mr. Buruno wuxuu ahaa ninkii sida aadka ula soo shaqeeeyey Axmed Weled Cabdalla markii la soo dhisaayey... 

Abwaan ahna wariye sanad gudahiis soo saaray heeso bulshada wada jecleesteen,

Waxaa Akhrisay :678Abwaan ahna wariye sanad gudahiis soo saaray heeso bulshada wada jecleesteen, Marna waa wariye marna waaa abwaan Dahir abdulle alasow waxaa uu ka mid ahaa wariyaasha muqdisho kuwooda ugu caan balse dilalki iyo beegsiga saxafiyinta ka dib waxaa uu ka mid noqday wariyaasha magan galyada ka helay Dalka Holland oo uu in muda ah ku nool yahay. Dahir alasow hada kama gaabin howlahi... 

Hambalyo: Abdimajiid Ahmed Barre iyo Zamzam sheikh Mukhtar.

Waxaa Akhrisay :455Dhamaan dhalinyaradaan hoos ku qoran waxay hambalyo iyo bogadin ay hawada u marinayaan saaxiibkood Abdimajiid ahmed barre iyo weliba boqoradiisa cusub Zamzam sheikh Mukhtar oo arooskoodu ka dhacay degmada xamar jajab ee gobolka banadir, taariikhdu markay ahayd 31 March 2012 waxayna dadka hambalyada diraya ay kala yihiin:- Mohamed Abdirahman Ismail “Timo” Hassan Ibrahim Sheikh... 

Qaali Ladan Fananadda Ugu Da’da Yar Soomaaliya Daawo Muuqalka.

Waxaa Akhrisay :1135Fanaanadda Qaali Axmed oo loo Yaqaano Qaali Ladan ayaa ah fanaanad kasoo baxday Magaalada Nairobi ee dalka Kenya iyadoo soo saartay hees cajabisay dadkii daawaday taasoo ay ku muteysatay amaan maadaama ay tahay fanaanad la dhahi karo waa tan ugu da’da yar maanta gabdhaha heeso ee fanaaniinta Soomaaliyeed. Qaali ladan iyadoo ah gabar aad u da’yar ayay waxey isku darsatay inay... 

Part 2 Maxaad ka taqaan dabeecadaha qarsoon ee Siilaanyo

Waxaa Akhrisay :1892Qormadii 2aad Intaynu noolnahay waxaynu nahay arday ee ila baro dabeecadaha qarsoon ee madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo . Walaalayaal maqaalkan waxa uu ka mid yahay qormooyinkeenii taxanaha ahaa ee aynu ugu magac darnay ciwaanka kor ku xardhan, maanta waxaan kusoo qaadanaynaa sarkaalka qiimaha badan ee Adan Xariir, waa ninka xidhan suudhka madow ee ka taagan madaxweynaha gacanta... 

Tacsi Marxuum Yuusuf Gaduud

Waxaa Akhrisay :496Waxaan halkan tacsi tiiraanyo leh uga direeynaa qoyskii, caruurtii, eheladii iyo asaaxaabtii uu ka  tagay  Allaha u naxariistee  marxuun Yusuf Mahamud Barkhadle (Yuusuf Gaduud) oo maanta oo taariikhdu ahayd  (2012-03-07) ku geeriyooday  magaalada Nairobi waxaa tacsidaan Diraaya . Prof.  Abdullahi Cosoble Barre Abdirashid Shire Ilqayte Dr  Abdullahi Musse Abtidon Caaqil Maxamed...