Home » WARARKA
DUURBAA WUXUU YIRI “ DUUL DUCEEYSAN KAMA DHALAN,DAMIIR XUMANA YEELKEED, CARAALABA WUXUU DILAY,DUQI AABAHIISEE,DADKU MIYAANU TAA MAQAL”
Waxaa Akhrisay :158GUULWADE DUUR OO U DHASHAY GARXAJIS MA YAHAY NIN KU ABTIRSADA WANAAG.
Mohamed Nuur Caraale (Duur) Awoowgii Caraale waxaa la dhihi jiray CARAALE AABAHII DILAY,wuxuu ahaa ninkii ugu horeeyay ee Aabahiis gacantiisa ku dilay,taas oo ah mid beesha Muuse Cabdalle iyo oodwadaagooda ka sheekeeyaan mar walba.
Nin awoowgii Aabahii dilay makula tahay inuu leeyahay dadnimo uu kaga damqado inuu...
Madaxweyne Jamhuuriyada Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo khudbad ka jeedinaya shirka Golaha Ammaanka…
Waxaa Akhrisay :104Galmudugnews.com 15-May-2012: Madaxweynaha Jamhuriyada Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta lagu wadaa in gelinka dambe uu ka qeyb galo shirka Golaha ammaanka oo looga hadlayo arrimaha Soomaaliya.
Madaxweynaha oo shalay maqribkii gaaray Magaalada New York ayaa warbixin ka siinaya Golaha ammaanka xaalada guud ee Soomaaliya iyo waxyaabihii u qabsoomay Dowladda KMG ee waqtigeeda...
Gudoomiyaha Gobalka Banandir oo sheegay inay bilaabeen tijaabinta Nalal ku shaqeeya Ileyska qoraxda…
Waxaa Akhrisay :112Galmudugnews.com 15-may-2012: Duqa Mudane Magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed {Tarsan} ayaa sheegay inay bilaabeen tijaabinta nalal ku shaqeeya ileyska qoraxda, kaasoo baalayaal ay sureen wadada dheer ee Maka Al-Mukarama.
Gudoomiyaha Gobalka Banandir mudane Maxamuud Axmed Tarsan ayaa sheegay in Dowladda Norway ay mashruucan gacan ka geysaneyso, isagoo xusay iney ilaa 50 baale ku bilaabeen...
Al-Qacidada Soomaaliya oo sheegtay inay dishay Sarkaalkii Hoggaaminayay Ciidamada Burundi ee ka dagaalama degmada Dayniile +Sawiro
Waxaa Akhrisay :115Galmudugnews.com: 15-May-2012: Al-qacidada Soomaaliya ayaa sheegtay maanta inay dileen saraalkii Abaan dulihii ciidamada Burundi ee ka dagaalamay degmada Dayniile, kaddib weerar gaadmo ah oo ay qaadeen habeennimadii Talaadadii lasoo dhaafay.
Al-qacidada Soomaaliya ayaa warbixin iyo sawirro ku saabsan sarkaalkan ay dileen maanta kusoo bandhigay barta Twitter-ka ee ay leeyihiin...
Madaxwayne caalin oo manta galkacyo soo garay +sawiro
Waxaa Akhrisay :366Madaxwaynaha maamul gobaleedka somaliyeed maxmad axmad caalin ayaa manta soo garay magalada galkacyo ee xarunta dawlada galmudug isagoona safarkiisa ay ku wehlinayeen mas,uuliyin ka tirsan maamulka galmudug
Madaxwayne caaalin aya safarkiisa waxa uu kaga ka soo kicitimay magalda muqdisho ee casimada dalka somaliya halkaasi uu kula kulmay mas,uuliyiin ka tirsan dawlada KMG e...
Xuubsireed” Qormada wargayska Kasmo ee ”Yaa nagu been abuurtay” Boogo dhayid u baahnaa ayay soo kicin doontaa
Waxaa Akhrisay :1967Waxaan filayaa inay soomaali ka dharagsantahay wixii dhibaato ah ee ay soomaareen 40kii sano ee aanu soo dhaafnay, dhaxalka aanu ka haynaana waa bur burka iyo kala taga inoo muuqda. Hadaba qormada wargayskaan Kasmo ku soo baxay 18/04/2012 ee cinwaanka looga dhigay ”Yaa nagu been abuurtay” waxaa marag ma doonto ah in boog dhayid u baahan ay soo kicinayso.
Wargayska...
Xildhibaan Xaaf oo isku dirka Reer Qurdhaale ku baxshay 30.000 $ Dollar.
Waxaa Akhrisay :5982Galmudugnews.com – Ganacsade Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo ka tirsan Xildhibaanada baarlamaanka tirada ee Somalia ayey fadeexada xoogan wajaheen ka gadaal markii uu Idaacadda Kulmiye uga hadlay hab cunsurinimo iyo qabyaalad ka buuxdo.
Suldaan Cabdi Naasir Jaamac Seed oo la hadlayay Idaacadda Codka Mareykanka ee VOA ayaa Xildhibaan Xaaf ku eedeeyay inuu yahay nin isku dirka...
Guddoomiyiha gobolka Banaadir oo kulan ku aadan mataaneynta Muqdisho iyo Istanbul la qaatay Duqa magalaada Istanbul
Waxaa Akhrisay :210Galmudugnews.com: Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho ayaa dhiggiisa magaalada Istanbul la qaatay kulan looga hadlay Mataaneynta Muqdisho iyo Istanbul, iyo wada shaqeynta shacabka Labada magaalo.
Xog hayaha Labaad ee Safaaradda Soomaaliya ay ku leedahay dalka Turkiga C/qaadir Maxamed Jaamac oo Radio Muqdisho Qadka Teleefoonka kula hadlay ayaa sheegay n guddomiyaha gobolka...
JUFFO SACAD AH OO BUUQ WEYNI KA DHEX TAAGAN YAHAY.YAA ARRINKAN KA DAMBEEYA?
Waxaa Akhrisay :669Sida la ogsoon yahay dhaqanka beesha Sacad waxaa ka mid ah in beeshu aysan lahaan jirin Ugaas iyo Suldaan ,sida lagu yaqaan beelaha kale.Waxaa weligeed beesha u talin jiray guddi odayaal ah(caaqillo) oo ka kooban 13,hadba midkii ama kooxdii arrin gasha ayaa looga dambeyn jiray,waana laysku raaci jiray taladooda. Waxaa odayaashaas ka mid ahaa oo laga xasuustaa,Jaamac-Seed,Cabdille...

