Home » QORMOOYIN
DUURBAA WUXUU YIRI “ DUUL DUCEEYSAN KAMA DHALAN,DAMIIR XUMANA YEELKEED, CARAALABA WUXUU DILAY,DUQI AABAHIISEE,DADKU MIYAANU TAA MAQAL”
Waxaa Akhrisay :158GUULWADE DUUR OO U DHASHAY GARXAJIS MA YAHAY NIN KU ABTIRSADA WANAAG.
Mohamed Nuur Caraale (Duur) Awoowgii Caraale waxaa la dhihi jiray CARAALE AABAHII DILAY,wuxuu ahaa ninkii ugu horeeyay ee Aabahiis gacantiisa ku dilay,taas oo ah mid beesha Muuse Cabdalle iyo oodwadaagooda ka sheekeeyaan mar walba.
Nin awoowgii Aabahii dilay makula tahay inuu leeyahay dadnimo uu kaga damqado inuu...
Daawo Muuqaal Cadeynaya Beenta Nimco Dareen ee Sheegashada Heesta Booli
Waxaa Akhrisay :710Nimco Dareen oo ah Fanaanad Fanka Socod Barad ku ah dadkuna ay aad u Jecelyihiin ayaa caadeysatay in ay Sheegato Heeso ay horey ugu Luqeeyeen Fanaaniin Magac iyo Maqaam ku dhex leh Bulshada, Kuwaasi oo ay kamid yihiin Fanaanada Marwo Cabdi Axmed oo horey u qaaday Heeskii BOOLI, iyo Fanaanada Hibo Maxamed Hudoon oo loogu magac daray Hido dowrta Hobolada.
Waxaa sanadkaan gudahiisa...
Si loo helo Maslaxad Iyo Kalsooni raggu waxa ay Dumarka ka Qariyaan Toban Siroodþ MAXAY KALA YIHIIN!?
Waxaa Akhrisay :517
In kastoo dadka dunida ku nooli ay ku kala duwan yihiin dhaqanka iyo caadooyinka, hadana waxa jira hab dhaqan ay ka siman yihiin inta badan dadka dunida ku nooli, marka laga hadlayo sirta jacaylka.
Sida ay daah fureen daraasado iyo cilmi baadhisyo lagu sameeyay arrintani waxa la isla waafaqay inay jiraan hab dhaqano ay ka siman yihiin ragga dunida ku nool intooda badani. Waxana...
Xawaalada Olympic oo Lo Aqoonsaday Horyaalka Xawaladaha Iyo Xawalada Jubba Oo Xirtay Xarumo Badan
Waxaa Akhrisay :2825
Shirkada Xawaalada Caalamiga ah ee Olympic ayaa si weyn u soo jeedatay shacabka Soomaaliyeed meel walba aay joogaan ayado deg deg siimo iyo hufnaan dheeri ah la soo shaac baxday sadankan cusub aan ku gudo jirno.
Sadankan aan ku gudo jirno ayaa waxaa xirmay shirkado badan oo xawaaladeed oo,aay ugu horayso Qaran Expass balse waxaa buuxiyay booski aay ka baxday Shirkada Xawaalada...
Farxiyo Kaba Yare Caruusa Iyo Fu,ad Cumur OO Laga Tagay Dalmar oo La Aqal Galay
Waxaa Akhrisay :1214
Fanaanada Farxiyo Kabayare ayaa todobaadkaan gudahiisa la aqal gashay ,ex fanaankii Kooxda Waayaha cusub Dalmar yare oo mudooyinkaani danbe uu ka dhaxeeyay xariir jaceyl sida la rumaysan yahay.
Farxiyo Kaba Yare ayaa ah Fananad mudooyinkaani danbe aad ugu soo caanbaxday heeso fara badan oo aay soo saartay fananadaasi heesaha sanadkaan gudahiisa soo saartay waxaa ka mid ah. dayniile...
Fadeexad Soo Food Saartay Safarada Soomaalida Suudan,Sababtu Maxay Tahay
Waxaa Akhrisay :429Fadeexad soo food saartay Safarada Soomaalida Dalka Suudaan ka dib marki qunuslka safarada, halkaasi ka dhex furtay gudaha safarada goob dadka doonaya in aay dalka Liibiya qaab tahriib ahaan ugu gudbaan looguq aadayo xooga khidmo ah ka dibna halkaasi loogu sii talabaya saxara dalka Suudan.
Arinkaani ayaa fadeexad ku noqanaysa safarada Soomaalida Dalka Suudan walow aysan jirin...
Safarada Soomaalida Suudan Waxa Hareyay Maasuq Maasuq Xoogan Warbixin
Waxaa Akhrisay :246
Safarada Soomaalida dalka Suudan ayaa waxa la sheegay in aay hareyeen maasuq, maasuq baahsan Maxamed Cabdullahi Faarax Ugaas iyo ….. Qunsulka Ibraahim Guure, ayaa la sheegay in aay ardayda halkaasi ku soo rogeen dhaqaalo fara badan oo aynan awoodin ardayda
Safaarada waxaa hareereyay Musuqmaasuq waxaa ka howlgala Rag aanan sal iyo baar siyaasada iyo shaqada safaarada...
Tahniyad dhalasho: Shiine Cali Saciid iyo Jowharo Maxamed oo wiil u dhashay
Waxaa Akhrisay :959Halkaan waxaa tahniyad dhalasho ka diraya qarabada iyo asxaabta Shiine Cali siciid Geele .
Tahniyadaan waxaa diraya asxaabta kala ah.
abti abdisalaan ali mare iyo marwadiisa caasho abdi xasan iyo caruurtooda
dr abdulaahi xaashi kadiye iyo marwadiisa shugri nuur geele iyo dhaman caruurtooda
xayle xasanuur camale iyo marwadiisa shugri cale bulsho
...
Xawaaladda Iftin oo Xarumo badan xirtay dhaqaalo daro darteed.
Waxaa Akhrisay :3063Galmudugnews.com – Xawaaladda Iftin oo loolan xoogan ku jirtay sedexdii sano ee ugu dambeysay ayaa shaaca ka qaaday inay joojisay dhaqaalahii ay ku bixin jirtay xayeeysiiska Shirkadda sida uu xaqiijiyay Maamulaha guud ee Shirkadda Iftin Express Adan Ilkacase.
Ilka case wuxuu tibaaxay in gudigga sare ee Shirkadda Iftin 2012 joojiyeen bajadkii la siin jiray Warbaahinta ee...
CRD iyo CCD oo ka mida Laamaha Sirdoonka Somalia.
Waxaa Akhrisay :4357Galmudugnews.com – Shacabka Soomaaliyeed ayaa Hay’adaha CRD iyo CCD ku eedeeyay inay gudaha Somalia ka maleegaan falal guracan oo lagu dhibaateeyo shacabka sida dilal iyo qaraxyo .
Qaar ka mida Saraakiisha Sirdoonka Dowladda Federalka Somalia,Ganacsatada iyo hoowlwadeenada Hay’adaha Samafalka Somalia ayaa Agaasimaha Hay’adaha CRD Jabriil Abdulle Ibrahim ku eedeeyay...

