galmudugnews.com

Home » CAYAARAHA

Warbixin dheer oo laga qoray Fadeexadii Biriq iyo Sola ee Baroordiiqdii Wiish & Mugaanbe.

Waxaa Akhrisay :4809Galmudugnews.com -Labada nin ee sheegta in ay maamulaan barnaamijka ciyaaraha ee kabaxa tvga Universal ayaa waxaa ay is hortaageen xafalad baroor diiq ah oo loo sameyey alaha u naxariistee halgamayaashii ,sports ka Soomaaliya Adaan xaji yabarow (Wiish) iyo Saciid Muagnbe . Anaasir Ismaaciil oo looyaqano( Sola) tabiya barnaamijka Faqidaada Ciyaaraha ee ka baxa universal tv iyo... 

Xawaaladda Iftin oo Xarumo badan xirtay dhaqaalo daro darteed.

Waxaa Akhrisay :3063Galmudugnews.com – Xawaaladda Iftin oo loolan xoogan ku jirtay sedexdii sano ee ugu dambeysay ayaa shaaca ka qaaday inay joojisay dhaqaalahii ay ku bixin jirtay xayeeysiiska Shirkadda sida uu xaqiijiyay Maamulaha guud ee Shirkadda Iftin Express  Adan Ilkacase. Ilka case wuxuu tibaaxay in gudigga sare ee Shirkadda Iftin 2012 joojiyeen bajadkii la siin jiray Warbaahinta ee... 

Rooney oo sheegay inuu Timo isku talaalayo, si uu ula dagaalamo Bidaarta

Waxaa Akhrisay :1179Ciyaaryahanka kooxda Manchester United Wayne Rooney ayaa xaqiijiyay inuu timo isku talaalayo si uu u soo celiyo muuqaalkiisii hore islamarkaana uu u la dagaalamo bidaarta. Warkan ayuu ciyaaryahanka ku xaqiijiyay bogiisa Twitter, isagoo sheegay inuu faraxsan yahay natiijada uu ka arkay timaha lagu soo talaalay oo uu u tagay xarun ku taala magaalada London. “Inaan u xaqiijiyo... 

Kooxda Inter Milan oo markii 7aad oo ku guuleystay Coppa Italia

Waxaa Akhrisay :728Kooxda K/cagta ee Inter Milan ayaa markii 7aad ku guuleysatay Koobka loo yaqaano Coppa Italia oo ah Koobka Labaad ee Talyaaniga ugu weyn, kadib markii ciyaartii Finalka aheyd ay saddex gool iyo gool ugu qubeysay Kooxda Palermo oo Sema Finalkii ku soo cuntay AC Milan. Ciyaaryahan Samuel Eto’o ayaa qeybtii hore ee ciyaarta hogaanka u dhiibay Kooxdiisa Inter Milan, kaasoo qeybta... 

Sir Alex Ferguson oo qiray in Barcelona aay tahay kooxda ugu fiican qaarada Yurub

Waxaa Akhrisay :696Tababaraha rug cadaaga ee Manchester United Sir Alex Ferguson ayaa qiray in kooxdiisa Manchester loo awood sheegtay, kadib markii xalay Barcelona ay ku tumatay, loogana qaaday Koobka Horyaalada Qaarada Yurub Garoonka Wembley ee Magaalada London. “Waa nala garaacay, waxaana na garaacay koox naga fiican, waxaan filayay inaan sida aan u ciyaarnay si ka fiican u ciyaarno lakiin... 

Maxaa kala heysta caawa Kooxaha Manchester United iyo Barcelona

Waxaa Akhrisay :358Kooxaha Manchester United iyo Barcelona ayaa caawa ku hardami doona Finalka Koobka Kooxaha Qaarada Yurub ee Champions League, iyadoo isha lagu haayo kulanka derbiga ee caawa ka dhici doona Garoonka dib loo habeeyay ee Wembley Stadium ee Magaalada London. Labadan Kooxood ayaa midood caawa lakala ogaan doonaa tii loo caleema saara inay tahay Boqorada Yurub, waxaana loolan dhan kasta... 

Manchester united oo la soo wareegtay gool hayahii kooxda Atletico Madrid ee David Gea

Waxaa Akhrisay :428Tababaraha kooxda kubadda cagta ee Manchester United ayaa xaqiijiyay in kooxda Manchester United ay la wareegtay gool hayaha kooxda Atletico Madrid David Gea. Edwin van der sar ayaa ka fariisan doona kaddib finalaha koobka kooxaha Qaaradda Yurub, Ferguson ayaa sheegay in mudo ah inay badi goob ugu jirtay kooxda gool haye badili kara van der sar. Warar ka soo baxay dalka Spain ayaa... 

Kooxda Manchester united oo qaaday horyaalka wadanka Egland

Waxaa Akhrisay :693Kooxda Manchester united ayaa si xarako leh u qaaday horyaalka wadanka Englisha ee loo yaqaan FA Premier League ayadoo horaba i xaqiiqsatay hanashada horyaalka Egland ayaa shalay gurigeeda uga badistay  kooxda Blackpool ayadoo aay cayaartu ku dhamaatay 4-2 waxaana goolasha kala dhaliyaya cayaartooyda kala ah  Park Ji-sung oo nambarka 13 u xirta Mancherster united Andrson Michael... 

Warar yahanka kooxda Realmadrid Cristiano Ronaldo oo jebiyay rikoorka gool dhalinta Horyaalka Spain

Waxaa Akhrisay :6940Xidiga kooxda Real Madrid Cristiano Ronaldo ayaa dhigay rikoor uusan waligiis ciyaaryan ka dhigin dalka Spain, kadib marki uu xalay dhaliyey goolkiisii 40-aad ee xilli ciyaareedkan horyaalka La Liga. Laba gool oo uu kooxdiisa u dhaliyey kulan ay Real xalay kaga badisay kooxda Al Meria 8-1 kuna soo qtintay horyaalka Spain sanadkaan ayuu Ronaldo ku noqday ninka ugu goolasha badan... 

Kooxda Manchester United oo markeedii 19aad ku guuleysatay Horyaalka Ingiriiska-Sawirro

Waxaa Akhrisay :271Kooxda K/cagta ee Manchester United ayaa markeedii 19aad hanatay Horyaalka Ingiriiska ee Premier League, kadib markii Kooxda Blackburn Rovers ay bar bar dhac gool iyo gool la gashay, taasoo u suura galisay in Man UTD ay hesho halkii dhibic ee ay ugu baahneyd xaqiijinta hanashada Horyaalka Ingriiska. Blackburn ayaa gool la hormartay qeybtii hore ee ciyaarta daqiiqadii 19aad, kaasoo...