Home » CAAFIMAADKA
Xawaaladda Iftin oo Xarumo badan xirtay dhaqaalo daro darteed.
Waxaa Akhrisay :3063Galmudugnews.com – Xawaaladda Iftin oo loolan xoogan ku jirtay sedexdii sano ee ugu dambeysay ayaa shaaca ka qaaday inay joojisay dhaqaalahii ay ku bixin jirtay xayeeysiiska Shirkadda sida uu xaqiijiyay Maamulaha guud ee Shirkadda Iftin Express Adan Ilkacase.
Ilka case wuxuu tibaaxay in gudigga sare ee Shirkadda Iftin 2012 joojiyeen bajadkii la siin jiray Warbaahinta ee...
Caafimaad-darada dhulalka qaboobaha ah
Waxaa Akhrisay :1739 HORDHAC
Qoraalkan kooban kuma wada falaqaynka karno dhammaan dhibaatooyinka caafimaad ee ka jira dhulalka qabow, sidaas darteed waxaan xushay arrimaha iigula muhiimsan dhibaatooyinkaas, ahna kuwa ka dhasha fitamiin D yarida iyo cudurka Autism.
Inkastoo taariidhyahanadu sheegaan in cudurka Riketis-ka (Rickets, oo ka dhasha faatimiin D yarida) uu...
Xafiiska Ladagaalanka Burcad Badeeda Galmudug oo Xariga Laga jiray+Sawiro
Waxaa Akhrisay :1686Xaflad uu Kasooqaybgalay Madaxweyne Maxamed Axmed Caalin ayaa Xariga Looga jaray Xafiiska Ladagaalanka Burcad Badeeda Galmuudg Waxaana Xafiiskaasi lafuray Xaafada Carafaad ee Magaalada Gaalkacyo
Tahliil Muuse Caraysane oo ah Madaxa Xafiiskaasi ayaa Sheegay in Hawlaha Xafiiskaasi ay dhawaan bilaabandoonaan wuxuuna Dowlada Caalamka ee Qatarta Burcad badeedu taabatay ugubaaqay in ay...
Wasaaradda Xanaanadda Xoolaha,Dhirta Iyo Daaqa Galmudug oo Lakulantay Hay’ada Beeraha Aduunka FOA
Waxaa Akhrisay :1215Mas’iiliyiin kasocotay Xafiiska Magaalada Hargaysa ee Hay’ada Qaramada midiibay U Qaabilsan Beeraha ee Marka Magaceeda lasoo gaabsho looyaqan FAO ayaa Waxaa Kulan laqaatay Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta Iyo Daaqa Dr.Maxamed Cali Nuur
Kulankaani oo saacado badan qaatay ayaa Waxaa Ugu dambayntii laysku afgartay Arimo Farabadn oo ay kamidyihiin sidii waxlooga...
Xajiinta, Cuncunka (Allergies)
Waxaa Akhrisay :440Xajiintu ama Cuncuku waxay dhacdaa marka jirku uu jawaab ka celiyo shay. Tani waxaa laga yaabaa in ay keento dhibaato yar ilaa mid daran. Waxaa jira noocyo xajiin ah oo kala duwan. Kuwa ugu badan waxay kala yihiin:
• Xajiin hawada ka dhalata sida faxalka, caaryada, dufta xayawaanka ama boorka
• Xajiinta taabashada sida birta, dheeha ama kiimikooyinka
• Xajiinta cuntada sida...
Boronkiito (Bronchitis)
Waxaa Akhrisay :405Boronkiito waa soo bararidda dhinacyada marinnada hawada ee loo yaqaanno bronchioles ee ku jira sanbabada. Bararku wuxuu keenaa dheecaan ka badan kan caadiga ah inuu sameysmo. Kaasi wuxuu xannibi karayaa maritaanka hawadu ay mari lahayd sanbabada waxaana laga yaabaa iney waxyeello u geysato sanbabada.
Boronkiito daran waxay ku dhammaataa 2-4 toddobaad waana la daaweyn karaa.
Boronkiitada...
Dhabar Xanuun (Back Pain)
Waxaa Akhrisay :433Xanuunka dhinaca hoose ee dhabarka, waxaa ku xanuunsada 4 ilaa shan qofood intii ah waqtiga ee noloshooda. Inta badan waxuu xanuunka ku dhammaadaa dhowr maalmo ah ilaa iyo dhoor toddobaadyo ah, laakin mar marka qaarkood waxuu qaadan karaa waqti dheer
waana soo noqonoqdaa.
Waxuu xanuunka dhabarka u imaan karaa si degdeg ah waxuuna ahaan karaa mid aad u xun (darran) ama waxuu...
Calool xanuun jiilaal (Winter Vomiting Disease)
Waxaa Akhrisay :243Cudurkan waxa keena feyras leh hido sidaha RNA bahda loo yaqaano Calici jilibka la yidhaahdo Norovirus ilaa imika inta la ogyahay waxa uu ku dhacaa oo kaliya dadka.
Waa cudur aad la isku qaadsiiyo, dhibicdii kaliya ee ah mataq ama saxaro qof cudurkan qaba ka soo baxda waxa ku jira malaayiin feyraskan ah qofkuna waxa uu ku qaadi karaa cudurkan xadi u dhaxeeya 10-100 feyras taasna...
Awoodaada Galmada Yar Tahay? Waxaa Cabtaa Xiltiid .
Waxaa Akhrisay :757Xiltiidka ayaa ah dhir uu dhan-dhankeeda iyo urta ka soo baxda aysan fiicneyn marka biyo lagu darana durba waa uu milmaa sida caanaha oo kale ayuu noqdaa .
Xiltiidka ayaa dadka intiisa badan waxa ay u adeegsadaan in lagu daweeyo dadka jinka ku dhaco, sidoo kale xanuuno ay ka mid mid yihiin xiiq dheerta , iyadoo sidoo kale lagu eryo bahalada ama masaska si aysan uga soo dhawaan...
Ma Dooneysa In Ninkaada Mar Waliba Dareenkiisa Si Sahal Ah Ku Kuciso?
Waxaa Akhrisay :747Si aad u kasbato ninkaada waxaad xooga saartaa in ninkaada aad ku dareen kiciso jirkaada iyo xubnahaada uu Alle kugu maneestay adiga oo madaxaada ka bilaabaya in aad ugu raaxeyso .
Tinta Madaxa:Tinta waa taajka iyo quruxdaada , maalin isku day in ninkaada jirkiisa ku mar-marto isaga oo hurdaya siiba caloosha sidoo kale ku xog xabadkiisa ,ogaaw xiliga galmada socoto oo ninkaada...

