galmudugnews.com

Home » Author Archive

Xaflad Lagu furayay xarunta salaam somali bank ee G/mudug Oo Maanta Gaalkacyo Kadhacday+SWIRO

Views 16532 Xafladan oo ahayd mid lagu furayay xarunta salaam somal bank ee  gaalkacyo ayaa futitaan keeda waxa ka soo qayb galay    Mas,uuliyin ka socotay bangiga salaam somali bank, odaaysha dhaqanka galmudug , iyo Sidoo kale Marti sharaf xafladaasi lagu casumay Cali tahliil Gudoomiyaha Bangiga Gobalka Mudug oo Xaflada lagu Furayay Salaam Somali bank qudbad uu ka jeediyay waxa uu ku shegay in... 

Weerar lagu soo Qaaday Dad Xoolo Dhaqato ah oo ku Nool Degan Hoostaga Godad Iyo Qasare ka Dhashay Weerarkaasi

Views 16335 Weerar lagu soo Qaaday Dad Xoolo Dhaqato ah oo ku Nool Degan Hoostaga Godad Wararka Galmudugnews ay ka helayso Deganka Godad ayaa Waxa ay shegayaan in Deegan u jira Godad ku dhawad 20 KM  uu ka dhacay weerar ay soo qaadeen Maleeshiyo ka soo jeeda maamulka puntland sida ay inoo xaqiijieen dadka ku nool degankaasi oo la soo xiriiray xafiiska warqabadka Galmudugnews ee Gaalkacyo inta la... 

Somalia=shan qoys oo shan qeyraad leh shaahna aan ka cabi karib?!!((faalo)

Views 163199Dalkeena somalia wa dal qani ah  waa dal isku heley waxyaabo badan oo aan aduunka  la heli karin ama dhif dhif .ah haduuba jiro dal intaas isku haysta ,balse nasiib daro  waxey  ka hooseeyaan  dadkeenu,dad aan intaas laheyn,,Marka aan qiimeeyo bur waaqada dhextaal dalkeena  waxaa igu soo dhacda  xigmad somaliyeed oo laheyd kabo tole ka kaba la.a ,micnaha ninka asagu kabaha sameeya... 

War Deg deg ah Qarax Caawa Kadhacay Gaalkayo

Views 16303Qarax laga maqlay guud ahaa magaalada gaalkyo ayaa waxaa uu kadhacay dhinaca waqooyi ee puntland wariye kusugan ayaa inoo sheegay in qaraxa lamaqlay balse ilaa iyo hada uusan kawar hayn halka uu kadhacay isagoo sheegay in warar uu helayo ay sheegayaan in saldhiga boolis la weeraray wixii warar ah ee kusoo kordha kala soco galmudugnews.com  Read More →

Iskahorimaad Hubaysan oo Manta ka Dhacay Dagmada Hobyo

Views 16357Iskahorimaad kaan ayaa waxa uu manta kudhexmaray dagmada Hobyo kooxo Burcad Badeed ah Wararku waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka dhashay qasaare ubadan dhawacyo labad dhinac ah ee iska horimaadku uu dhexmaray inkasta oo aan laxaqiijin tirada dhaawacyada Dhinacyada uu dhexmaray Iskahorimaadka mid kood ayaa waxaa ay ahaayeen sida lasheegay raga haysta Wariye Udhashay Dalka Maraykanka Axmed... 

Saxaafada Caalamka oo Hadal haysa Katiinad U xiran Salman khan oo Magac ALLAH ku Qoran yahay

Views 16353saxaxafada Caalamka ayaa Tooshka saaratay Katiinad lagu Arkay Supar star Salman Khan Xafladii Dabangg 2 iyadoo lays wadiinayo Kattinadaan Qaaliga ah Halka uu Ka helay TIGER KHAN Dadka qaar ayaa sheegaya in Katiinadaan uu u keenay Aamir Khan oo Dhawaan Soo xajiyey Dadka Qaar waxay iyana leeyihiin Atariishada Katrina Kaif oo ah gabadh aad u jecel Salman ayaa keentay Hadabada Munaasabadaan... 

Faalo:Galmudug state shalay iyo maanta

Views 16504Galmudug  state shalay iyo maanta Marka hore waxan idinku salamaya salanta islamka mida ugu qimaha badan o ah asalama calaykun waraxmatulahi wabarakatuhu,,, Salan kadib waxan idin hambalyaynaya madaxtoyada cusub o ay yelatay dawlad goboledka galmudug state Intas hadan uga so gubdo salanta iyo hambalyada o aan faladayda horey usi galo ,marka hore an u kala qado labo,,,, 1, galmudug state... 

Madaxweyne Hore Galmudug Danjire Kiimiko oo Xariga Kajray Xarunta Madaxtooyada Galmudug+Sawiro

Views 16691Munaasab Aad U Balaaran oo ay kasoo qaybgaleen Masuuliyiin kasocotay Dowlada Federaalka Somalia Maamulka Puntland iyo Marti sharaf gobolada dalka katimid ayaa waxaa Madaxweynihii hore Danjire Mohamed Warsame Cali Kiimiko Xariga Kaga jaray Xarunta Madaxtooyada oo dhawaan Dhesmiheedu dhamaaday Danjire Kiimiko oo halkaasi kahadlay ayaa shegay in maamulka galmudug uu haatan yahay mid kamidah... 

Tahriibayal Itoobiyaan ah oo lagu qabtay Gaalkacyo

Views 16266Taliska ciidamada booliska ee gobolka Mudug  maamulka Puntland  ayaa maanta  magaalada gaalkacyo ku soo bandhigay 27 tahriibayaal itoobiyaan ah oo laga soo qabtay magaalada Gaalkacyo iyo degmada Xarfo ee gobolka Mudug xili ay doonayeen inay si sharci daro ah ugu gudbaan magaalada Boosaaso si ay halkaasi uga sii tahriibaan. Taliye kuxigeenka ciidanka  Booliska Mudug  Muxyadiin Axmed... 

Baarlamaanka oo dalbaday in la horkeeno miisaaniyada Dawlada

Views 16178 Baarlamaanka soomaliya ayaa maanta fadhi ay isku yimaadeen xarunta golaha shacabka waxa ay ka hadleen qodobo badan  oo ay ka mid tahay in dowlada sidii dib loogu dhisi lahaa xaruntii barlamaankii hore iyo in ay dowlada soo hor dhigto miisaaniyada ay ku shaqeyneyso inta uusan xirmin fadhiyada ay baarlamanka yeelanaayaan oo ka horsan inta ka dhiman Bishan. Sido kale maanta ayaa lagu waday... 

Muqdisho oo laga xusay Maalinta Xuquuqda Aadanaha

Views 16204Maanta ayaa waxaa ay ku beeganyad maalinta xuquuqul insaanka ee aduunka muqdisho ayaana ayaana laga xusay  waxaana munaasibadaas  waxaa ka soo qayb galay  safiirada midowga yurub u fadhiya soomaliya ururo u dooda  xuquuqul insaanka  madaxda saxaafada ee soomaaliya iyo sidoo kale xubno kale iyo sidoo kale  madax ka tirsan Dawlada . Kulankan ayaa looga hadlayay  joojinta dilalka qorshaysan... 

Galmudug oo isbaarooyin qaaday iyo Madaafiic ku habsatay Puntland

Views 16532Saaka Aroortii ayaaa Ciidamo katirsan Galmuudg waxay ku bexeen Malaysi=hiyaad Duleedka Galkyo ay u taalay isbaaro sharci daro iyagoo halkaasi ka qaaday waxaana iska hor imaad dhexmaray ku geeriyootay laba askari dhinacakale madaa fiic ka dhacday qoriga looyaqaano suuga ayaa u gudtay waqooyiga iyagoo aan wax qasaaro nafeed gaysan balse bur bur u gaystay gurso maamulka puntland ayaa qaaylo... 

Daawo Sawirada Madaxweyne Hassan Sheikh oo Turkeyga Gaaray

Views 16297Madaxweynaha dalka Turkiga Abdullah Gül ayaa shaaca ka qaaday in dowladda iyo hay’adaha Turkiga ay sii ballaarin doonaan barnaamijyada horumarinta iyo gargaarka bini’aadannimo ee ay ka wadaan Soomaaliya. Abdullah Gül ayaa hadalkan ka sheegay shir jaraa’id oo ay si wada jir ah u qabteen asaga iyo madaxweynaha Soomaaliya oo maanta ku kulmay magaalada Ankara ee Turkiga. Madaxweynaha... 

Sakeriye iyo Cabdiweli u Gargaar Waa Laba Wiil oo ee ku Xanuunsan Magaalada Muqdisho

Views 16203Labadan wiil ee Caruurta ah ee ku xanuunsan in mudo ahba Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu kala magacaabaa C/weli Xuseen Suldaan Cabdi oo 3 Sano jir ah  iyo  Zakariye Yacquub Cabdi, da,diisana waa 3 sano jir,labadan Wiil oo isku qoys ka soo jeeda ayaa mudo sanad ka badanba waxaa haya Cuduro ay ka mid yihiin Pralass iyo Xanuunka Nerfayaasha  ah ilaa labo Sanabo hayey. Cudurada haya labadan... 

Daawo Sawiro Madaxweyne Xasan oo la kulmay ra’iisul wasaaraha Ethiopia

Views 16398Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gaaray magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya, halkaas oo uu kulan kula qaatay ra’iisul wasaaraha dalkaasi Hailemariam Desalegn. Labada mas’uul ayaa ka wada-hadlay xaaladda Soomaaliya, xiriirka labada dal iyo iskaashiga dhinaca dhaqaalaha ee labada dhinac. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh... 

AMISOM oo cambaareysay dilkii guddoomiyihii odayaasha Hiiraan

Views 16245Taliska howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa cambaareeyay dilkii shalay loo gaystay guddoomiyihii golaha odayaasha dhaqanka gobolka Hiiraan Sheekh Maxamud Sheekh Xuseen. Taliyaha AMISOM General Andrew Gutti ayaa dhambaal tacsi ah u diray ehelkii, saaxiibbadii iyo bulshada gobolka Hiiraan oo uu ka geeriyooday hoggaamiyaha shirqoolka lagu dilay. Jeneraal Andrew Gutti ayaa... 

War Dag Dag ah Ciidamada PIS.ta ee Puntland oo Goordhow Dad ka qafaashay Masaajid ku yaala Galkacyo

Views 16555Salaadii maqrib kadib ayaa Ciidamo katirsan PIS.ta Puntland Waxa ay Dad aan Tiradooda aan laxaqiijin kala baxeen Masaajidka salaaxu Diin oo ku  yaala Xaafada Garsoor gaar ahaan agagaarka iskuulka umada ee magaalada Galkacyo Dhawaqa Rasasta ayaa laga maqlayaa Xaafada Garsoor Cawa 1 qof ayaa kudhintay 2 kalana waa ay kudhaawacmeen isla Xaafada Garsoor kuwaasi oo sida wararku ay sheegayaan... 

Howlihii dhuxul dhoofinta oo mar kale dib uga bilowday dekeda Kismaayo xili lagu muransan yahay

Views 16251Dekeda magaalada Kismaayo ee gobolka J/hoose ayaa waxaa lagu soo waramayaa in mar kale ay ka bilaabatay dhuxul dhoofin xili muran badan uu ka taagan yahay arintaas ka dib markii ay go’aan lagu mamnuucaayo oo isku mid ah ka qaateen QM iyo dowlada Somalia. Goob joogayaal ku sugan Kismaayo ayaa sheegaya iney arkayeen gelinkii dambe ee shalay illaa saaka gaadiid waaweyn oo dhuxul ay ku raran...