galmudugnews.com
  • Home
  • About
  • Contact US
  • Riwaayado
  • Daawo Video Dahir Alasow oo abtirsaday
  • Daawo Wareysigii ugu xiisaha badnaa taariikhda oo Faysal Cali Waraabe lala yeeshay
  • Sheekha ugu weyn Wahaabiyada Daarood oo ku baaqay in cafis la weydiisto Ahlusuna
  • Sarkaal Mareexana oo Hawiye si xun u caayay
  • Daawo Video Ciidanka Dowladda oo Meyd ku dul fadhiya
  • Hees Jawaab Ikraan Nafyar iyo Cabdi Khasaaro – Fanaan King Khaalid
  • Daawo Suxufiyad war ka akhrineysay TV oo nin jecel ugu galay Istuudiyaha kadibna Live uga dhameeyay guur
  • Daawo Sheekh Reer Hargeysa ah oo Muqdisho habaaray
  • Universal Tv oo caro darteed bilaabay Barnaamij loogu dhega hadlaa Aamina Muse
  • DAAWO Fadeexad Siilaanyo oo Baska Dadweynaha ku tegay Hotelkii Istanbul+Boorsada uu xambaarsan yahay.
  • Daawo Madaxweynaha Uganda oo hees raaba qaaday
  • Daawo tumashada Marwada Madaxweyne Siilaanyo
  • Daawo Video Ciidamada la wareegaya Jubaland
  • Daawo Wasiir Cukuse oo shalaayto ka jooga Video uu ka duubay dagaalkii Isaaq
  • Daawo Dagaalkii Garxajis Muuse Biixi leh “Anigoo wax dili kara duco qaadan maayo”
  • Daawo Madaxweynaha Galmudug oo Muqdisho kula kulmaya Ra’isulwasare Saacid
  • Daawo Dagaalkii Garxajis iyo Gaashaanbuurta Habarjeclo
  • Daawo Fadeexada Siilaanyo oo garan waayay Wasiiradiisa
  • Daawo xiisadii ka dhalatay heshiiskii Ankara oo cirka isku shareertay
  • Daawo gabadh u dhalatay beesha Daarood oo heer kulkeeda qabyaalada meel xun gaaray
  • Daawo Beelaha Habarjeclo iyo Arab oo laba xaflad ku qabsaday Holland kadibna saqdhexe isku duulay
  • Daawo Ra’isulwasaraha Ingiriiska oo rajo tiray Somaliland
  • Daawo Xasan Dahir Aweys oo Ahmed Godane ku sifeeyay fidno wade laayay culumadda
  • Daawo Wasiir salaami diiday Wasiir Khaarijiga UK William Hauge
  • Daawo Ugaas diid Prof Samatar oo booqday Ugaaska Samaroon
  • Daawo Ciyaartii Hargeysa oo ku dhamaatay rabshad iyo dagaal
  • Ila qosol: Daawo Faroole oo niikinaa iyo Kenya oo
  • Daawo Wada hadalkii Galmudug oo fashilmay
  • Daawo Muqdisho oo dib u dhisantay
  • Dhageyso Faroole ku dhaartay inuu aqbaleeyn Dowlad dhexe in Somalia ka hirgesho
  • Daawo biloowga israaca Hawiye
  • Daawo Siyaasi Daarooda oo Siilaanyo iyo Muuse Biixi weydiistay inay Siyaad Barre u duceeyaan
  • Daawo taageerayaasha Madaxweyne Garguurte oo cirka isku shareeray
  • Home » Author Archive

    Somalidu S/afrika sharci daro wey ku galaan sharci daro waa ku ganacsadaan sharci darana waa lagu dilaa?!!

    Views 16598Somalidu S/afrika sharci daro wey  ku galaan sharci daro waa ku ganacsadaan sharci darana waa lagu dilaa?!! Marka laga hadlayo ganacsi wuxuu leeyahay xeerar iyo qawaaniin cidii ka gudubtana ey cawaaqib xumo  kala kulmeyso, ganacsigu wuxuu kala yahay mid internatiol ah  iyo mid local ah  kan localka  ah xaga ii dhig balse midka internationalka  ayaa xambaarsan culeys farabadan wuxuuna... 

    Kmg idlaayee kiinyoy ogoow

    Views 16700Kmg idlaayee kiinyoy ogoow Aduun waa shalay iyo maanta, majirto qof hal xaalad isaga nagaada waligiis wa malin ey kula jirto iyo maalin ey kaa jirto, dalkeena somalia wuxuu mudo kabadan 20 sano edeg ugu jiray qaar kamid ah wadamada igad wuxuu ka oomana doorkiisa diplomacy, kiisa maamul iyo go,aan ka gaarista aaayihiisa, quursi ku dul qadeyn badan oo lagu hayey xaalku manta wuxuu... 

    Somalidu nabad waa rabtaa lakiin mid tolkiis keeney bey rabaan?!!

    Views 161285Somalidu nabad waa rabtaa lakiin mid tolkiis keeney bey rabaan?!! Marka laga hadlayo bulshada somalida dhexdeeda qofkasta wuxuu jecel yahay nabad iyo in daganaasho lahelo,lakiin wuxuu rabaa in taas uu keeno nin tolkiisa ah,? Marka la eego gudaha iyo dibada dhamaan somalidu waxey wada sheegaan in ey doonayaan in nabad lahelo in dowlad lahelo shirarka ey ku qabtaan dibadaha waxey... 

    Saxafiyow wada dhowr xornimada iyo masuuliyada

    Views 16201Saxafiyow wada dhowr xornimada iyo masuuliyada Horey ayey somalidu u tiri ama afeef hore lahow ama adkeysime dambe lahow. Wixii qaldan in laga afeefto dhinacna la isaga tuuro koley waa muhiim hadii kale mar xeero iyo faldhaan kala dhaceen ayey noqondoontaa in la is eedo,,qormadeyda manta waxey ku wajahantahay inta magaca saxaafada bahdishay ee lawada ogyahay, ee kuma socoto saxaafada oo... 

    Faalo: Boosaska Ay Ku Kala Badin Karaan Kooxaha Bayern Munich Iyo Barcelona Kulanka Caawa Ee Champions League.

    Views 16236Bayern Munich ayaa martigelin doonta Barcelona lugta hore ee semi-finalka Champions League caawa marka ay labada kooxood ku kulmaan Allainz Arena. Kooxda Jarmalka oo dhawaan loo caleemo saraay horyaalka Bundesliga oo ay ku qaadeen rikoor waqti cusub ah ayaa rajeynaya inay gaaraan finalkoodii seddexaad ee muddo afar sanno ah ka dib markii koobkaan laga qaaday 2010 iyo 2012. Kooxda Barcelona... 

    Kalakaan askariyow horta yaa ku soo diray?!!

    Views 16406Kalakaan askariyow horta yaa ku soo diray?!! ereyga kalakaan micnihiisu waa kala ceyn ama kala jaad hadba saad u taaqaan. Waxaana qormadeydani ku wajahantahay waxa yaabo yaab leh oo aan ku arkay muqdisho iyo meelo kaleba oo quseeya habdhaqanka askarta qaar mahan gabigood, sida lawada ogsoonyahay, askari waa adeege qaran wa ilaalshe qaran, waa astaan dal jira, waxeyna ukala baxaan dhowr... 

    Cesc Fabregas Oo Doonaya Finalka Champions League Inuu Noqdo El Clasico.

    Views 162003 Cesc Fabregas ayaa qirtay in finalka Champions League oo ay isku soo baxaan Real Madrid iyo Barcelona inay noqon laheyd ciyaarta ugu muhimsan taariikhda kubada cagta. Real Madrid ayaa semi-finalka Champions League wajihi doonta Borussia Dortmund, halka Barcelona ay la ciyaari doonto Bayern Munich. “Final Champions League oo Barca-Madrid ah waxa uu noqon lahaa kulanka ugu muhiimsan taariikhda... 

    shaqalaha isbitalka marka oo mushaar la,aan ka cabanaya

    Views 161232 Shaqakaha ka hawul gala isbitaalka Magaalada   Marka Ayaa Xligan waxa ay ka  Cabanayan Mushaar la,an soo Wajahday xili Shaqalaha ka hawul gala isbitalkaasi Aysan wax Mushaaar ah Qadan mudo ku Dhaw 6 bilood Shaqlahan oo kulan ku yeshy Magalada  Marka aya waxa ay Shegen in Xiligan ay u baahan yihin in ay Helaan lacagihi Musharaka madama in mudo ah aysan Qadan Mushaar shaqalaha ka hawul... 

    Shacabka Kenya oo saakay u dareeray goobaha cod bixinta ee doorashada madaxtinimada dalkaas

    Views 16226Shacabka reer Kenya ayaa saaka u dareeray goobaha cod bixinta ee doorashada madaxtinimada dalkaas, iyadoo dadka ay safaf dhaa dheer ugu jiraan inay cododkooda ka dhiibtaan, waxaana aad isha loogu hayaa doorashada guud ee maanta dhaceysa. ilaa 14-milyan ayaa la diiwaan geliyay, kuwaasoo cododkooda dhiibanaya, sideed musharax ayaa isku haya tartanka musharaxnimada, waxaana ugu cad cad Ra’iisul... 

    R/wasaare Saacid iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray magaalada Dhuusomareeb

    Views 16233Ra/iisal Wasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Dhuusomareeb ee gobalka Galgaduud halkaasi oo ay kusoo dhaweeyeen masuuliyiin ka tirsan ahlusuna iyo qeybaha bulshada. Wafdiga R/wasaaraha ayaa waxaa ka mid ah wasiiro ka tirsan xukuumada iyo xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya. Waxaana wafdigan ku soo dhoweeyay garoonka dayuuradaha ee magaalada Dhuusomareeb... 

    Cristiano Ronaldo: Waan Jeclaan Lahaa Inaan Gool Ku Dhaliyo Old Trafford Habeen Danbe.

    Views 16243Xiddiga kooxda Real Madrid Cristiano Ronaldo ayaa shaaca ka qaaday inuu jeclaan lahaa inuu gool ku dhaliyo Old Trafford berrito, kulanka lugta labaad ee wareega 16ka ee Champions League. Ronaldo ayaa lix sanno ku qaatay Manchester United, waxaana markii ugu horeysay uu Old Trafford ku ciyaarayaa isagoo xiran maaliyad koox kale: “Waxa ay noqon doontaa jawi aad u xamaasad badan. Hadii aan... 

    Daawo Sawiro Qaraxii ka dhacay xeebta liido iyo qofkii is qarxiyay Fadlan Hadawan hadii adan xamili karin

    Views 16487Qaraxyo laba ah hasa yeeshee kala duwanaa sida loo fuliyay ayaa galabta waxaa lagu qaaday maqaayada Indian Ocean oo ku talla xeebta Liido degmada Cadbdi Casiis ee gobalka Banaadir. Weerarada oo ilbiriqsiya uun ay u dhexeeyeen ayaa waxa ay kala ahaayeen mid uu fuliyay ruux naftii hura ah iyo mid kale oo loo adeegsaday gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay oo ladhigay Irida hore ee Maqaayada. Sida... 

    Barcelona oo Albaabada u Furtay Cidii Dooneysa Laacibkooda David Villa

    Views 16166Madaxweyne ku xigeenka Barcelona Josep Maria Bartomeu ayaa albaabada u furay cidii dooneysa laacibka Barcleona ee David villa. David Vila oo aan xagaagan dib ugu soo laaban waayey qaab cayaareedkiisii lagu yaqiinay kadib markii uu sanadkii hore dhaawac aad u xun uu soo gaaray. Arsenal ayaa ugu horeysa naadiga sida aadka ah u doonaya laacibka David Villa. Bartomeu ayaa yiri”Tababaraha iyo... 

    Steven El Sharaawy oo Qalinka ku Duugay Qandaraas Cusub

    Views 16224-Laacibka u dhashay wadanka Masar balse u cayaara qaranka Talyaaniga, Steven Elshaarawy, ayaa lagu so waramayaa inuu saxiixay qandaraas cusub. Steven Elshaarawy oo ah laacib asal ahaan kasoo jeeda wadanka masar balse ku dhashay wadanka Talyaaniga magaalada xeebta xigta ee Savona ayaa kusoo biiray naadiga AC Milan sanadkii 2011 xiligaas ee uu laacibka yimid naadiga Padova ee uu amaah ugu... 

    Avram Grant oo laga Yaabo inuu Bedelo Rafa Benitez Dhawaan

    Views 16161Tababaraha ku meel gaarka ah ee Chelsea Rafa Benitez ayaa la sheegayaa inuu isaga tagi doono naadiga kulanka wixii ka danbeya kulanka Sabtida ee oo aay la leeyihiin West Brom Albion. Balse Chelsea ayaa laga yaabaa in aay Raf Benitez aay ku bedelaan Grant Avram inta ka dhiman xagaagan . Warbixintaas ayaa waxaa qoray shabakadda warbaahinta ee kasoo baxda wadanka Ingiriiska ee lagu magacaabo... 

    Axmed Madoobe oo sheegay inuu u sharaxan yahay Madaxweynaha Jubaland

    Views 16222 Gudoomiyaha Maamulka KMG ee Kismaayo Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa sheegay inuu ka mid yahay musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Maamulka Jubland, kadib markii shalay uu ka furmay magaalada Kismaayo shirweynaha maamul u sameynta Jubooyinka iyo Gedo. Axmed Madoobe ayaa sheegay in hadii xilkaas loo doorto uu wax badan ka qabanayo gobolada Jubooyinka iyo Gedo, isagoo soo... 

    Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo si kulul uga soo horjeestay Shirka kafurmay Kismaayo

    Views 16246 Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ayaa si kulul uga soo hor jeestay shirweynaha Maamul u sameynta Jubooyinka ee shalay ka furmay magaalada Kismaayo, isagoo cadeeyay in shirka ka furmay Kismaayo uu wado qaldan ku socdo. Wareysi uu siiyay laanta Afka Soomaaliga ee BBC-da ayuu Ra’iisul Wasaaruhu si cad u sheegay in shirka ka furmay Kismaayo ay ka maqan yihiin saddex... 

    WAR DEG DEG: Labo qarax oo goor dhow ka dhacay Maqaaxi ka soo horjeeda Baarka Liido

    Views 16483 Labo qarax oo mid uu ahaa qof isa soo miidaamiyay iyo qarax gaari waxyaabaha qarxa ay ka buuxeen ayaa goor dhow ka dhacay Maqaaxida Indian Ocean oo ka soo horjeeda Baarka Liido oo todobaad ka hor qarax lala eegtay. Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qaraxa, iyadoo lagu soo waramayo in qasaare uu jiro, hase ahaatee si dhab ah looma oga. Gawaarida gurmadka deg dega ee Ambalaaska ayaa goobta...