galmudugnews.com

About

Waxaa Akhrisay :1715

Galmudug News Agency.
Galmudug News Agency waa Warbaahin madaxbanaan oo ka hadasha degaanadda Galmudug State.
Galmudug News Agency waxay baahineysaa warar iyo warbixino dhex dhexaada kuna saleeysan anshaxa Saxaafadda.
Galmudug News Agency waxaa la aas aasay sanadka cusub ee 2011.waxaana ka shaqeeya inta badan Wariyeyaasha madaxa banaan ee Galmudug.
Waxay Galmudug News Agency gudbineysaa arrimaha bulshada,Caafimaadka,Ciyaaraha iyo siyaasadda.
Nagala soo xiriir info@galmudugnews.com