galmudugnews.com

Home » WARARKA » Tacsi Madaxweynaha Xarardhere State oo geeriyooday -AUN

Tacsi Madaxweynaha Xarardhere State oo geeriyooday -AUN

on May 29th, 2013 // No Comment

Views 165256

xarardheereFanan Cabdulaahi cabdi wehelye
Faadumo cabdi wehelye
Iyo Reer cabdi Weheliye xayow
Reer xaaji maxamed shuuriye
Reer maxamed siyaad
Reer maxamud cabdul sheegow
Reer xasan sheegow
Reer maxmed xasan shiiqal
Suldan cali maxamed shiiqal
Dahir Abdulle Alasow Iyo Golaha iyo barlamanka Xarardheere State waxay tacsi U dirayaan  dadkii Iyo Eheladi u ka tagay Madaxwaynihii Xarardheere State Kornel  Hassan Sahal kooshin.
Ilaaheey naxariistii Jano haka waraabiyo wuxuu ahaa Hassan nin kaftan iyo sheeko badan.
Tacsi gaara waxaa diraya Madaxda iyo dhalinyarada Galmudug State.
AAMIN AAMIN AAMIN

Leave a comment

You must be Logged in to post comment.