galmudugnews.com

Home » WARARKA » Daawo Video Mohamed Kaahin oo dagaalyahanada Garxajis qabteen iyo Siilaanyo oo Habaryoonis u hanjabay

Daawo Video Mohamed Kaahin oo dagaalyahanada Garxajis qabteen iyo Siilaanyo oo Habaryoonis u hanjabay

on May 26th, 2013 // No Comment

Views 1615542

Mohamed-KaahinHalkaan ka Daawo Video Mohamed Kaahin oo galay gacanta dagaalyahanada Garxajis dagaalkii Sokeeye ee beesha Isaaq iyo Siilaanyo oo Habaryoonis ugu hanjabay in cagta la marin doono.

“Mohamed Kaahinoow marka Habarjeclada la qabto ee toogta loo wada maxaad dabada u giijisaan” ayaa lagula kaftamay markaas ayuu ilmeeyay oo hadli kari waayay.

Waa Film Xasuus badan,waxaana ka hadlaya Wasiir ku xigeenka Warfaafinta Abdullahi Mohamed Cukuse oo xilligaas ahaa Wariyaha gaarka ee beesha Garxajis {Abtiyaashiis}

Film-ka Download ku sameeyso meesha kore -kala deg

Leave a comment

You must be Logged in to post comment.