galmudugnews.com

Home » WARARKA, XULKA Galmudugnews » Daawo Video Dagaalkii Garxajis iyo Huwantii Habarjeclo la safneed 1994-1997

Daawo Video Dagaalkii Garxajis iyo Huwantii Habarjeclo la safneed 1994-1997

on May 25th, 2013 // No Comment

Views 169496

 

 

Dagaalkii-GarxajisMuuqaalkaan waxaa diyaariyay oo duubay Wasiirka ku xigeenka Warfaafinta Somaliland Abdullahi Cukuse wuxuuna muujinayaa isagoo caay u dhiteeynaya allaha u naxariistee Mohamed Ibrahim Haji Ibrahim Cigaal iyo Beelaha Isaaqa ee Habarjeclo iyo Habar Awal ugu horeeyaan.

Sida uu Cukuse codkiisa ku sheegay wuxuu ahaa Wariyahii qaaska ahaa ee Jabhadii SNM garabkii Garxajis,wuxuuna duubayaa sidii beesha Habarjeclo looga adkaaday dagaalkii Burco iyo Jabkii gaaray.

Abdullahi Mohamed Dahir Cukuse hadii uu muuqaalkaan arko wuxuu ku noqon karaa la yaab uu xanuun ka qaado maxaa yeelay waa mid shaqsiyadiisa sawir guud ka bixinaya.

Waa suurtagal inuu xilkiisa ku waayo hadii Filmkaan ay daawadaan Siyaasiyiinta Habarjeclo iyo Habar awal ee beesha Isaaq.

Leave a comment

You must be Logged in to post comment.