galmudugnews.com

Home » WARARKA » Daawo gabadh u dhalatay beesha Daarood oo si qatara u hadashay

Daawo gabadh u dhalatay beesha Daarood oo si qatara u hadashay

on May 11th, 2013 // No Comment

Views 1617386

Sucaad-Caynab

 

 

 

 

 

 

Hadii Soomaalida sida gabadhaan oo kale waxay qabaan u sheegaan waxaa hubaala in xal wanaagsan la gaari karo,sidaas darteed qofba malaxda bogiisa buuxda ha dilaacayo.

Su-aashu waxay tahay Hawiye iyo Isaaq malaga dhex heli karaa gabadh aftahanada oo jawaab aan caay laheyn siisa Sucaad Ceeymad mise ?????

Sucaad Ceeymad waa aftahanad waxayna xaq u leedahay inay codka beesheeda ku hadasho,mana caaytamin laakiin waxay si cad u sheegtay hadalka inta badan dadka beesheeda hoos kala guuxayaan.

Leave a comment

You must be Logged in to post comment.