galmudugnews.com

Home » WARARKA » Daawo Universal Tv oo caro darteed bilaabay Barnaamij loogu dhega hadlaa Aamina Muse

Daawo Universal Tv oo caro darteed bilaabay Barnaamij loogu dhega hadlaa Aamina Muse

on Mar 23rd, 2013 // No Comment

Views 168164

Galmudugnews.com – Abwaan Maki Xaaji Banaadir ayey marada ka dhacday kadib markii uu dacaayad ku bilaabay Suxufiyadda Aamina Muuse Weheliye oo si akhlaaq iyo asluub leh uga tagtay shaqadii Universal TV.

Universal TV waxaa uu bilaabay Barnaamij loogu magacdaray II WAD SHEEKADA kaas oo loogu dhega hadlay Aamina Muuse Weheliye.

Barnaamijka II WAD SHEEKADA oo la gelshay booskii NALA FIIDSO ayaa lagu daahfuray Maki Xaaji Banadir oo leh “‘NIN CAROODAY LAGA BADI,CIYAARI WAA GELIN DAMBE”

Kelmadahaasi waxay ka dhigan yihiin fariin iyo dhega hadal uu Aamina kula hadlay laakiin barnaamijkaan hadii uu noqdo mid ku saleeysan dacaayada Aamina Muuse oo kaliya wuxuu lumin doonaa taageerayaasha tirada yar ee weli sii daawado UNIVERSAL TV.

Horn Cable Tv wuxuu noqday telefishinka kaliya ee Wariyeyaasha ka hoowlgala la siiyay xoriyad iyo madaxbanaani Saxaafadeed si ay hoowlahooda shaqo u gutaan cabsi la”i inkastoo Milkiilaha Universal ninka sheegta oo ku hanjabay inuu telefishinkaas xiri doono,Aamina ka shalaayi doonto shaqo ka tegisteeda.

NIN QABWEYN IYO NIN AAN UBA QABIN

ISQARDOOFAY,IS QADIRIYEEN,

WAA QODOB SUAALOO

QOF WALIBAA SIDUU YAHAY

HA U QAATO LEEYEE???

Leave a comment

You must be Logged in to post comment.