galmudugnews.com

Home » WARARKA » DAAWO Fadeexad Siilaanyo oo Baska Dadweynaha ku tegay Hotelkii Istanbul+Boorsada uu xambaarsan yahay.

DAAWO Fadeexad Siilaanyo oo Baska Dadweynaha ku tegay Hotelkii Istanbul+Boorsada uu xambaarsan yahay.

on Mar 23rd, 2013 // No Comment

Views 1613064

Telefishinka Somaliland ayaa baahiyay Muuqaal laga xishooda oo been iyo qiyaali lagu laray.

Muuqaalka uu sii daayay Telefishinka Somaliland wuxuu daaha ka rogay fadeexad weyn oo ka marqaati kacday in Madaxweyne Siilaanyo basĀ  lagu geeyay Hotel-kii uu ka degay Istanbul,iyadoo telefishinkana uu Video ka duubay Baabuur dhex mushaxeeysay Faras Magaalaha Istanbul.
Muuqaalka uu sii daayay ee la soo dhigay Barta Waagacusub Tv ku leedahay Youtube ayaa muujinaya Madaxweyne Siilaanyo oo Boorso sita iyo Xaaskiisa oo boorso weyn xambaarsan halka Madaxda lagu yaqaan in Boorsooyinka loo qaado .
Todobaadkaan qosolka iyo shaaheeynta meel walba waxay tahay Madaxweyne boorsadiisa xambaarsan,Baskii Dadweynaha soo raacay ,Telefishinkii Somaliland oo shacabka u sheegaya in heer Caalami loo qaabilay.
La yaabku wuxuu yahay dadka Soomaaliyeed ma indhaha ayey la yihiin ? Jawaabtu waa Maya ee CADANBAA LAGA HEESAYAA.

Leave a comment

You must be Logged in to post comment.