galmudugnews.com

Home » WARARKA » Rag ka dhashay Qabiil yar oo bilaabay hab dhaqankii Gaalgalaha 1988-1990 !

Rag ka dhashay Qabiil yar oo bilaabay hab dhaqankii Gaalgalaha 1988-1990 !

on Mar 15th, 2013 // No Comment

Views 1615834

Farah Topaz oo ku dhaartay burburinta Shirkadaha Hawiye- Nin reer Aw Xasana oo Somtel South Somalia loo dhiibay.

Ganacsato iyo Siyaasiyiin u dhashay beelweynta Hawiye ayaa Wasiirka Madaxtooyadda Somalia Farah Abdulkadir ugu maahmaahay BAQASHII FARDA LA DAAQ TAGTO FARASBEEY IS MOODAA.
Maahmaahdaan ayaa ka dhalatay dareen la xiriira Wasiirka Madaxtooyadda oo ku dhaartay inuu burburin doono guud ahaan Shirkadaha Isgaarsiinta Ganacsatada beelweynta Hawiye ee ka jira Koofurta Somalia.
Farah Topaz oo Dubai heshiis kula galay wiil uu dhalay Ganacsade Dhiigshiil oo lagu magacaabo Abdirashiid Mohamed Ducale ayaa la sheegay inuu bartilmaameedkiisu yahay dhibaateeynta Shirkadaha Hormuud Telecom iyo Nationlink Telecom.
Nin u dhashay qabiilka reer Aw Xasan oo lagu magacaabo Ahmed Sheekh Cali Galool ayaa laga dhigay Maamulaha Shirkadda Isgaarsiinta Somtel ee Koofurta Somalia.
Ninkaan waxaa hoowlaha Shirkadda la wadayo sagaal iyo toban nin oo qabiilka Reer Aw Xasan u dhashay .
Heshiiska dhexmaray Abdiraashiid Dhiigshiil iyo Farah Topaz wuxuu dhigayaa  IN FARAX LAGA DOONAYO IN UU SHIRKADDA SIIYO FURAHA SOMALIYA,SHIRKADAHA KALENA LAGU CADAADIYO OGOLAASHAHA LAYSINKA IYO IN CANSHUUR BADAN LA SAARO FURAHA SI ADEEGOODO QAALI U NOQDO OO AY LA TARTAMI WAAYAAN SHIRKADAAN CUSUB.
Qabiilka reer Aw Xasan waxay sheegeen inaysan u dhalan Sheekhaal oo ay yihiin Asharaaf saamiga la qaata Digil iyo Mirifle.
Farah Topaz ,Cumar Dahir iyo Ahmed Galool rag ay ka mid yihiin ayaa dhaqankooda la moodaa inay Cadaawad fog u maleegayaan beesha Reer Aw Xasan.
Xeeldheerayaasha ku wanaagsan Saadaashu waxay leeyihiin Ragga reer Aw Xasan ee Siyaasadda ku lugta leh waxay qabiilkooda gaarsiin doonaan in lala beegsado xasuuq la mida kii Gaalgaale lagula kacay.
Gaalgale oo ahaa qabiil tira yar waxay ku kaceen  gabood falo iyagoo adeegsanayay Xukumadii Mohamed Siyaad ,maantana dhaqanka ragga reer Aw Xasan waxba kama duwana dhaqankii Gaalgalo ee sanadkii 1988-1990.
Nin ka mida Siyaasiyiinta waaweyn ee Hawiye ayaa yiri “REER AW XASAN KALWEYNE HALOO SHEEGO HAWIYE MAAHA KUWA KIBIR QOOQA LOOLA TAGO,WAXAANA HUBAA IN LA GAARI DOONO MAALIN MAGACA REER AW XASAN LAGU DIIMO,OO KOOFURTA LAGA WAAYO SIDII GAALGALO KU DHACDAY HADAAN LAGA FIIRSAN KIBIR QOOQA FARAH TOPAZ IYO GALOOL”
Oday dhaqameed u dhashay beesha Hawiye ayaa isagana yiri “NINKI BARBAARSHO BAHAL NOOL KA BAXSAY AMA BOQNA GOOY ayaan leenahay Xasan Garguurte,sida la iskaga celshana waa naqaan Ragaan Asharaafta sheegtay ee dulmiga la saaxiibkaa”
Ganacsade diiday in magaciisa la xigtana wuxuu yiri “HADAAD KA GUURTAY GEEDI XEEYR,GAROWE GOOF MAKUUGU YAAL ayaan leeyahay Reer Aw Xasan ragga u dhashay ee hada ASHARAAFTA NOQDAY”
Qabiilka Gaalgalaha waxay sheegteen inay Nuux Ismaaciil yihiin markii masiibada ku dhaceysay,waxayna bilaabeen inay dadka laayaan,tuulooyin badan gubaan,danuub oo dhan ku kacaan.
Si kastaba ha ahaatee,waxaanu eegeeynaa Reer Aw Xasan halka uu dulmigooda ku dhamaado.waxaana xusid mudan inaysan maanta joogin xilligii uu habaarkooda kacay ee Ahludiinka ahaayeen.

Leave a comment

You must be Logged in to post comment.