galmudugnews.com

Home » WARARKA » Dhageyso Sarkaal Mareexana oo Hawiye si xun u caayay – Bashiir Jeneral Dhiin

Dhageyso Sarkaal Mareexana oo Hawiye si xun u caayay – Bashiir Jeneral Dhiin

on Mar 10th, 2013 // No Comment

Views 1613264

Galmudugnews.com – Nin uu dhalay Taliye ku xigeenkii Boliiska Somalia Jeneral Dhiin laguna magacaabo Bashiir Dhiin ayaa telefoon kula soo xiriiray Dahir Alasow kadibna wuxuu butaacay caay uu ku weeraray qabiilka Hawiye.
Ninkaan oo lagu magacaabo Bashiir Dhiin kana tirsanaan jiray Dowladii Mohamed Siyaad Barre wuxuu ku nool yahay London.wuxuuna ahaan jiray Maareeyahii Mashruuca fidinta beeraha Somalia
Bashiir Dhiin oo codkiisa si dhameeystiran loo duubay waxaa uu ku hanjabayaa inuu Dahir Alasow dili doono laakiin maadama Yurub uu sharci ka yaal ku hanjabida dil,waxaa codkiisa loo gudbiyay Hay’adaha ku shaqada leh,iyadoo dhinaca kalena Lawyer loo qabtay.
Hadalkaan uu qabiil weynaha Hawiye ku weeraray ninkaan u dhashay Mareexaan lama ogga waxay uga jawaabi doonaan Jaaliyadda beesha Hawiye ee ku nool Ingiriiska.
Bashiir Dhiin wuxuu qabaa naag u dhalatay qabiilka Habarjeclo laguna magacaabo Deeqa Qolombe.
Deeqa Qolombo waxay ka shaqeeysaa Telefishinka Somalichannel.
Warbixino xasaasiya ka fisha Waagacusub dhawaan.

Leave a comment

You must be Logged in to post comment.