galmudugnews.com

Home » WARARKA » Wargelin Teleconference muhiima Jaaliyadda Galmudug -Sabtiga

Wargelin Teleconference muhiima Jaaliyadda Galmudug -Sabtiga

on Mar 8th, 2013 // No Comment

Views 162109

Ogaysiis  Waxaa  Malinta Sabtiga oo Taariiqdu tahay 09/03/13 telo conference soogalaya  Duqa magaalada Galkacyo  Marwo Shukri Cabdi Ciise iyo  wasiiro Galmudug Ah, kuwaas oo bixin doona  warbixin iyo waxqabadkooda mustaqbalka dhow, Waqtiga  Conference Ga waa 1Halsaac oo habeen nimo Soomaaliya , 4 Galabnimo oo IngIriIska iyo 11 SubaXnimo oo USA ah  Fadlan waqtiga ilaali.NUMBERKU WAA :::  +15597261200,  Kuxeji 414290#
Mahadsanidiin.

Leave a comment

You must be Logged in to post comment.