galmudugnews.com

Home » WARARKA, XULKA Galmudugnews » Sheekha ugu weyn Wahaabiyada Daarood oo ku baaqay in cafis la weydiisto Ahlusuna

Sheekha ugu weyn Wahaabiyada Daarood oo ku baaqay in cafis la weydiisto Ahlusuna

on Mar 8th, 2013 // No Comment

Views 1612833

Galmudugnews.com – Sheekha ugu weyn Wahaabiyada beesha Daarood ee la safnaa Khawaarijta Al-Shabaab ayaa markii ugu horeysay sheegay in mashaa’iiqda beesha Daarood ee Al Ictisaam hore ugu fatwoodeen in la laayo Culumadda Hawiye sidaas darteedna aysan maanta Munaasib ahayn in laga saadcaleeyo.

Xasan Xuseen wuxuu tibaaxay in qalad weyn laga galay Culumadda Ahlusuna sidaas darteedna uu ku talin lahaa in cafis la weydiisto Culumadda Ahlusuna wal jameeca.

Xasan Xuseen wuxuu iska fogeeyay inuu waligii ku dhiiraday fatwo Alshabaab fareeysa inay dilaan Culumadda marka laga reebo hal nin.

Fadeexadaan cusub waxay shaaca ka qaaday fashilka Wahaabiyada hore u xasuuqi jiray shacabka Soomaaliyeed.

Leave a comment

You must be Logged in to post comment.