galmudugnews.com

Home » WARARKA » Wargelin: Jaaliyadda Galmudug Telconference looga hadlaa Xaalad deg dega-kala qeybgal Madaxda.

Wargelin: Jaaliyadda Galmudug Telconference looga hadlaa Xaalad deg dega-kala qeybgal Madaxda.

on Feb 2nd, 2013 // No Comment

Views 164464

Dhamaan Shacabka Galmudug State waxaa lagu wargelinayaa in maanta oo Axad ah 03/02/2013 Saacada Mareykanka marka ay tahay tobanka Subaxnimo uu jiro Shir (Telconference) kaas oo lagu lafa guri doona xaalado Galmudug State iyo Go”aanka laga qaadan karo Dowladda Federalka Soomaaliyeed.
Shirka Xasaasiga waxaa ka hadli doona Madaxweynaha Galmudug Mohamud Tima kalajeex,Madaxweyne ku xigeenka Cali Tooyo,Gudoomiyaha Baarlamaanka Cawke Xaaji,Madaxweynahii hore ee Galmudug Mohamed Ahmed Caalin,Siyaasiyiin ay ka mid yihiin Cabdi Shukri Xaaji Cali Xersi ,Cali Baashi Omar Faqi,Xildhibaan Abdullahi Jamac (Kobaweyne), Mohamed Farah Jimcaale iyo Golaha Wasiiradda Galmudug.
Hadii aad dooneysid inaad ka qeybgasho waxaad soo wacdaa:-
+14084185050
2626450#
10 Am (Subaxnimo)- Waqtiga USA
Shirka waa ka soo qeybgeli karaan kooxaha Mucaaradka ee taabacsan hogaamiye kooxeedka Cabdi Qaybdiid.

#D%V31jSVSnb

Leave a comment

You must be Logged in to post comment.