galmudugnews.com
  • Home
  • About
  • Contact US
  • Riwaayado
  • Daawo Video Dahir Alasow oo abtirsaday
  • Daawo Wareysigii ugu xiisaha badnaa taariikhda oo Faysal Cali Waraabe lala yeeshay
  • Sheekha ugu weyn Wahaabiyada Daarood oo ku baaqay in cafis la weydiisto Ahlusuna
  • Sarkaal Mareexana oo Hawiye si xun u caayay
  • Daawo Video Ciidanka Dowladda oo Meyd ku dul fadhiya
  • Hees Jawaab Ikraan Nafyar iyo Cabdi Khasaaro – Fanaan King Khaalid
  • Daawo Suxufiyad war ka akhrineysay TV oo nin jecel ugu galay Istuudiyaha kadibna Live uga dhameeyay guur
  • Daawo Sheekh Reer Hargeysa ah oo Muqdisho habaaray
  • Universal Tv oo caro darteed bilaabay Barnaamij loogu dhega hadlaa Aamina Muse
  • DAAWO Fadeexad Siilaanyo oo Baska Dadweynaha ku tegay Hotelkii Istanbul+Boorsada uu xambaarsan yahay.
  • Daawo Madaxweynaha Uganda oo hees raaba qaaday
  • Daawo tumashada Marwada Madaxweyne Siilaanyo
  • Daawo Video Ciidamada la wareegaya Jubaland
  • Daawo Wasiir Cukuse oo shalaayto ka jooga Video uu ka duubay dagaalkii Isaaq
  • Daawo Dagaalkii Garxajis Muuse Biixi leh “Anigoo wax dili kara duco qaadan maayo”
  • Daawo Madaxweynaha Galmudug oo Muqdisho kula kulmaya Ra’isulwasare Saacid
  • Daawo Dagaalkii Garxajis iyo Gaashaanbuurta Habarjeclo
  • Daawo Fadeexada Siilaanyo oo garan waayay Wasiiradiisa
  • Daawo xiisadii ka dhalatay heshiiskii Ankara oo cirka isku shareertay
  • Daawo gabadh u dhalatay beesha Daarood oo heer kulkeeda qabyaalada meel xun gaaray
  • Daawo Beelaha Habarjeclo iyo Arab oo laba xaflad ku qabsaday Holland kadibna saqdhexe isku duulay
  • Daawo Ra’isulwasaraha Ingiriiska oo rajo tiray Somaliland
  • Daawo Xasan Dahir Aweys oo Ahmed Godane ku sifeeyay fidno wade laayay culumadda
  • Daawo Wasiir salaami diiday Wasiir Khaarijiga UK William Hauge
  • Daawo Ugaas diid Prof Samatar oo booqday Ugaaska Samaroon
  • Daawo Ciyaartii Hargeysa oo ku dhamaatay rabshad iyo dagaal
  • Ila qosol: Daawo Faroole oo niikinaa iyo Kenya oo
  • Daawo Wada hadalkii Galmudug oo fashilmay
  • Daawo Muqdisho oo dib u dhisantay
  • Dhageyso Faroole ku dhaartay inuu aqbaleeyn Dowlad dhexe in Somalia ka hirgesho
  • Daawo biloowga israaca Hawiye
  • Daawo Siyaasi Daarooda oo Siilaanyo iyo Muuse Biixi weydiistay inay Siyaad Barre u duceeyaan
  • Daawo taageerayaasha Madaxweyne Garguurte oo cirka isku shareeray
  • Home » QORMOOYIN, WARARKA » Dilaagii Khaarijiyay Agaasimihii Waagacusub oo Muqdisho lagu dilay – Walaalkii oo seexan La?

    Dilaagii Khaarijiyay Agaasimihii Waagacusub oo Muqdisho lagu dilay – Walaalkii oo seexan La?

    on Dec 12th, 2012 // 1 Comment

    Views 1612335

    Galmudugnews.com–Maamulaha Shirkadda Dahabshiil ee Koofurta Somalia Abdullahi Nuure Awdiini ayaa cabsi darteed ku jira dhuumaaleeysi kadib markii Muqdisho lagu khaarijiyay Walaalkiis Ahmed Nuure Awdiini oo ka dambeeyay dilalkii Wariyeyaal Soomaaliyeed oo laga tilmaami karo Agaasimahii Horn Afrik Saciid Tahliil Ahmed, Agaasimahii Waagacusub Media Abdirahman Mohamed Ali,Tifaftirahii Sunatimes.com Ahmed Abdullahi Fanax.
    November 26, 2012 Ahmed Nuure Awdiini oo dhuumaaleeysi ku jira ayey kooxo hubeeysan ku toogteen  agagaarka Suuqa Bakaaro  maalmo kadib markii uu khaarijiyay Agaasimahii Waagacusub Media Abdirahman Mohamed oo meydkiisa la soo dhigay degaanka Suuqa Xoolaha ee Degmadda Huriwaa 26 September 2012.
    Ahmed Nuure Awdiini oo ka tirsanaa Saraakiisha waaweyn ee Al-Shabaab wuxuu maalmahii ugu dambeeyay ee noloshiisa isku magacaabay inuu yahay Gudoomiyaha Ganacsatada Gobolka Banadir .
    Dilaaga lagu dilay Muqdisho wuxuu Al-Shabaab u qaabilsanaa Khaarijinta Wariyeyaasha iyo Waxgaradka Muqdisho .
    Ahmed Nuure Awdiini iyo Hassan Hanafi Haji waxay ahaayeen labadii qof ee khaarijiyay Agaasimahii Horn Afrik allaha u naxariistee Saciid Tahliil Ahmed.
    Saciid Tahliil waxaa la toogtay isagoo la socda Ahmed Nuure Awdiini iyo Hassan Hanafi oo ka kaxeeyay Xaruntii Idaacadda Horn Afrik.
    Ahmed Nuure Awdiini wuxuu ahaa ninkii Wareystay allaha u naxariistee Abdirahman Mohamed Agaasimahii Waagacusub kadib markii laga afduubay degaanka Suuqa Xoolaha.
    Abdirahman looma arxamin ee markii laga waayay Password-ka iyo User name-ka lagu galo Waagacusub waxaa laga jaray madaxa kadibna dhabarka ayaa loo saaray.
    Ahmed Nuure Awdiini iyo Walaalkii Abdullahi Nuure Awdiini marna kuma xisaabtamin in Wariyeyaasha ay sida joogtada u dilayeen qaarkood ka soo jeedaan qoys yaqaan aarsiga .
    Shir ay Muqdisho iyo Galkacyo ku yeesheen beesha Marxuumkii ay dileen arxanlaabayaasha Ilma Nuure Aawdiini ayaa lagu yiri “Si kastoo laaluush loo siiyo Saraakiisha Dowladda Somalia hadana qoyska Agaasimahii Waagacusub hurdo wanaagsan ma seexan doonaan inta ay dunida ku xarakoonayaan qaar ka mida shaqsiyaadkii Ahmed Nuure Awdiini ku wehliyay Khaarijinta Wariyeyaasha Soomaaliyeed gaar ahaan Abdirahman Mohamed”
    “Maamulaha Dahabshiil ee Koofurta Somalia Abdullahi Nuure Awdiini oo la ogyahay inuu ahaa Maskaxdii abaabushay dilka Agaasimaha Waagacusub Media isna dunida kuma xaash xaashi doono ,hadaan dhulka lala gooyn dadka uu ka dhashay Abdirahman Mohamed Hassan” ayey yiraahdeen qoyska Abdirahman.
    Maadama Wariyeyaasha Somalia waayeen Cadaalad lagu Maxkamadeeyo kuwa dila maalin walba ee xoriyada ku laafyoonaya waxaa waajiba in gacan ku dhiiglayaasha abaabula dilalka Wariyeyaasha la ugaarsado oo madaxa laga toogto si cadawga Saxaafadda loo tuso xanuunka geerida iyo xaqa Cadaaladda.

    1 Response to " Dilaagii Khaarijiyay Agaasimihii Waagacusub oo Muqdisho lagu dilay – Walaalkii oo seexan La? "

    1. My Homepage says:

      … [Trackback]…

      [...] Read More Infos here: galmudugnews.com/2012/12/12/dilaagii-khaarijiyay-agaasimihii-waagacusub-oo-muqdisho-lagu-dilay-walaalkii-oo-seexan-la/ [...]…

    Leave a comment

    You must be Logged in to post comment.