galmudugnews.com
  • Home
  • About
  • Contact US
  • Riwaayado
  • Daawo Video Dahir Alasow oo abtirsaday
  • Daawo Wareysigii ugu xiisaha badnaa taariikhda oo Faysal Cali Waraabe lala yeeshay
  • Sheekha ugu weyn Wahaabiyada Daarood oo ku baaqay in cafis la weydiisto Ahlusuna
  • Sarkaal Mareexana oo Hawiye si xun u caayay
  • Daawo Video Ciidanka Dowladda oo Meyd ku dul fadhiya
  • Hees Jawaab Ikraan Nafyar iyo Cabdi Khasaaro – Fanaan King Khaalid
  • Daawo Suxufiyad war ka akhrineysay TV oo nin jecel ugu galay Istuudiyaha kadibna Live uga dhameeyay guur
  • Daawo Sheekh Reer Hargeysa ah oo Muqdisho habaaray
  • Universal Tv oo caro darteed bilaabay Barnaamij loogu dhega hadlaa Aamina Muse
  • DAAWO Fadeexad Siilaanyo oo Baska Dadweynaha ku tegay Hotelkii Istanbul+Boorsada uu xambaarsan yahay.
  • Daawo Madaxweynaha Uganda oo hees raaba qaaday
  • Daawo tumashada Marwada Madaxweyne Siilaanyo
  • Daawo Dagaalkii Garxajis Muuse Biixi leh “Anigoo wax dili kara duco qaadan maayo”
  • Daawo Madaxweynaha Galmudug oo Muqdisho kula kulmaya Ra’isulwasare Saacid
  • Daawo Fadeexada Siilaanyo oo garan waayay Wasiiradiisa
  • Daawo xiisadii ka dhalatay heshiiskii Ankara oo cirka isku shareertay
  • Daawo gabadh u dhalatay beesha Daarood oo heer kulkeeda qabyaalada meel xun gaaray
  • Daawo Beelaha Habarjeclo iyo Arab oo laba xaflad ku qabsaday Holland kadibna saqdhexe isku duulay
  • Daawo Ra’isulwasaraha Ingiriiska oo rajo tiray Somaliland
  • Daawo Xasan Dahir Aweys oo Ahmed Godane ku sifeeyay fidno wade laayay culumadda
  • Daawo Wasiir salaami diiday Wasiir Khaarijiga UK William Hauge
  • Home » WARARKA » Madaxweynaha cusub ee Galmudug oo golahiisa Wasiirada Magacaabaya – Yaa ka mida ?

    Madaxweynaha cusub ee Galmudug oo golahiisa Wasiirada Magacaabaya – Yaa ka mida ?

    on Nov 13th, 2012 // No Comment

    Views 163839

    Galkacyo (Galmudugnews) Ila wareedyo muhiima ayaa Galmudugnews u sheegay in Madaxweynaha cusub ee Galmudug State Dr Mohamud Abdi Tima kalajeex golahiisa Wasiiradda magacaabayo maalinta berri oo ah (Arbaco) saacadu markey tahay 10–ka subaxnimo.

    Liiska Golaha Wasiiradda cusub ee Galmudug ayaa la xaqiijiyay inay ka mid yihiin dad caana oo miisaan culus leh.waxaana ka mida ,Cabdi Salaad Yaroow,Ayaan Saciid Cilmi,Cadde Cali Gurey,Mahad Mohamed Farah.

    Tima kalajeex ayaa siyaasadda Galmudug wuxuu uga adkaaday Cabdi Qaybdiid kadib markii uu wax walba wado sharciya u maray.
    Waxyaabaha Qaybdiid fashiliyay waxaa ugu weyn isagoo Gole Wasiiro magacaabay isagoon xilkii Madaxweynenimada u gelin tartan xora,sidoo kalena kala wareegin Madaxweynahii xilka hayay ee Mohamed Ahmed Caalin.
    Tima kalajeex ayaa markii la doortay wuxuu si degan u raadiyay Madaxweynahii magacaabay gudiggii doorashada ,wuxuuna sedex bil kadib ku guuleeystay inuu hab maamuus heer Qaran kula wareego xilka Madaxweynenimada.
    Cabdi Qaybdiid oo si seefla boodnimo ah u magacaabay gole wasiiro ayaa markii dambe lacag dhan laba boqol ,oo kun oo dollar ku raadshay inuu Caalin siiyo si xilka uu ugu wareejiyo balse Korneyl Mohamed Ahmed Caalin ayaa laalay inuu qadiyadiisa Dastuuriga ku bedesho lacag laaluusha.
    Beesha Caalamka ayaa hore u shaacisay inay taageereyso oo kaliya qofka uu Madaxweyne Caalin ku wareejiyo xilka.
    Madaxweynaha cusub ee Galmudug State Dr Mohamud wuxuu beesha Caalamka la leeyahay xiriir qoto dheer isagoo ula macaamilo hab sharciyeedka Caalamka (International Standard) halka Qaybdiid uu ku fashilmay hab dhaqankiisa Mooryameynta ama Jabhadnimada.
    Nin ka mida ragga Galmudug la soo shaqeeyay oo lagu magacaabo Mohamed Cali Nur ayaa la sheegay inuu Cabdi Qaybdiid lacag ka qaatay si uu beesha Caalamka ula macaamilo laakiin taasi waxay noqotay mid uu weji gabax kala kulmo.
    Galmudugnews.com waxay bilaabeeysaa Qormo joogta noqon doonto looguna magacdaray “ Aqoonyahankii adeegaha u noqday dagaal ooge” .
    Qormadaan waxaan ku soo bandhigi doonaa Shirkii ugu dambeeyay ee Mohamed Cali Nuur ugu waramay qaar ka mida Jaaliyadda Galmudug guriga Shukri Jamac Nur Saalax ee Magaaladda London.
    Cod si sira looga duubay hadalkiisa oo dhameeystiran.
    Codad si sira looga duubay tan iyo markii uu Siyaasadda Galmudug ku biiray.
    Arrimahaan oo dhan waxaan uga dan leenahay in qof walba Garwaaqsado xaqiiqada .

    Leave a comment

    You must be Logged in to post comment.