galmudugnews.com
  • Home
  • About
  • Contact US
  • Riwaayado
  • Daawo Video Dahir Alasow oo abtirsaday
  • Daawo Wareysigii ugu xiisaha badnaa taariikhda oo Faysal Cali Waraabe lala yeeshay
  • Sheekha ugu weyn Wahaabiyada Daarood oo ku baaqay in cafis la weydiisto Ahlusuna
  • Sarkaal Mareexana oo Hawiye si xun u caayay
  • Daawo Video Ciidanka Dowladda oo Meyd ku dul fadhiya
  • Hees Jawaab Ikraan Nafyar iyo Cabdi Khasaaro – Fanaan King Khaalid
  • Daawo Suxufiyad war ka akhrineysay TV oo nin jecel ugu galay Istuudiyaha kadibna Live uga dhameeyay guur
  • Daawo Sheekh Reer Hargeysa ah oo Muqdisho habaaray
  • Universal Tv oo caro darteed bilaabay Barnaamij loogu dhega hadlaa Aamina Muse
  • DAAWO Fadeexad Siilaanyo oo Baska Dadweynaha ku tegay Hotelkii Istanbul+Boorsada uu xambaarsan yahay.
  • Daawo Madaxweynaha Uganda oo hees raaba qaaday
  • Daawo tumashada Marwada Madaxweyne Siilaanyo
  • Daawo Video Ciidamada la wareegaya Jubaland
  • Daawo Wasiir Cukuse oo shalaayto ka jooga Video uu ka duubay dagaalkii Isaaq
  • Daawo Dagaalkii Garxajis Muuse Biixi leh “Anigoo wax dili kara duco qaadan maayo”
  • Daawo Madaxweynaha Galmudug oo Muqdisho kula kulmaya Ra’isulwasare Saacid
  • Daawo Dagaalkii Garxajis iyo Gaashaanbuurta Habarjeclo
  • Daawo Fadeexada Siilaanyo oo garan waayay Wasiiradiisa
  • Daawo xiisadii ka dhalatay heshiiskii Ankara oo cirka isku shareertay
  • Daawo gabadh u dhalatay beesha Daarood oo heer kulkeeda qabyaalada meel xun gaaray
  • Daawo Beelaha Habarjeclo iyo Arab oo laba xaflad ku qabsaday Holland kadibna saqdhexe isku duulay
  • Daawo Ra’isulwasaraha Ingiriiska oo rajo tiray Somaliland
  • Daawo Xasan Dahir Aweys oo Ahmed Godane ku sifeeyay fidno wade laayay culumadda
  • Daawo Wasiir salaami diiday Wasiir Khaarijiga UK William Hauge
  • Daawo Ugaas diid Prof Samatar oo booqday Ugaaska Samaroon
  • Daawo Ciyaartii Hargeysa oo ku dhamaatay rabshad iyo dagaal
  • Ila qosol: Daawo Faroole oo niikinaa iyo Kenya oo
  • Daawo Wada hadalkii Galmudug oo fashilmay
  • Daawo Muqdisho oo dib u dhisantay
  • Dhageyso Faroole ku dhaartay inuu aqbaleeyn Dowlad dhexe in Somalia ka hirgesho
  • Daawo biloowga israaca Hawiye
  • Daawo Siyaasi Daarooda oo Siilaanyo iyo Muuse Biixi weydiistay inay Siyaad Barre u duceeyaan
  • Daawo taageerayaasha Madaxweyne Garguurte oo cirka isku shareeray
  • Home » WARARKA » Wariye Warbixin xasaasiya ka qoray Galmudug State sedex bil kadib+Video

    Wariye Warbixin xasaasiya ka qoray Galmudug State sedex bil kadib+Video

    on Nov 12th, 2012 // No Comment

    Views 163948

    Galmudug oo Madaxweyne sharciya yeelatay.

    Dhawaqa rasaasta hubka nuucyadiisa kala duwan ayaa ruxay Magaaladda Galkacyo 11 November 2012 ,saacadu markey ahayd 4:30 Galabnimo,kadib markii Madaxweynahii hore ee Galmudug Mohamed Ahmed Caalin uu ku dhawaaqay inuu xilka si rasmiya ugu wareejiyay Madaxweynaha cusub ee Galmudug Mohamud Abdi (Tima kalajeex).
    Rasaasta dhaceysay waxaa ridayay Ciidamo taabacsan Madaxweynaha cusub ee Galmudug kuwaas oo ku faraxsanaa in loo caleemasaaray Madaxweynenimada Galmudug .
    Magaalada Galkacyo oo laba u qeybsan waxaa dhinaca Koofurta Wadooyinka waxaa isugu soo baxay Gaadiidka Dagaalka,Ciidamo hubeeysan iyo Dad rayida oo dabaaldeg u sameeynayay  Madaxweyne Mohamud Abdi (Tima kalajeex).
    Dad badan oo ku nool Koofurta Galkacyo ayaa ka argagaxay gurxanka rasaasta jiho walba laga riday maxaa yeelay gobolka ay ku nool yihiin ee Mudug loogama baran in rasaasta dabaaldeg loo rido.
    Caruur iyo haween warmooga ayaa guryahooda gabaad ka dhigtay halka bulshada degta Waqooyiga Galkacyo qiyaasteen inuu dagaal ka dhex qarxay Siyaasiyiin tan iyo bishii Augosto 2012 isku heystay Madaxweynenimada Galmudug .
    Dad badan oo colaada neceb ayey neef weyn ka soo fuqday markii Rasaastii ruxday Galkacyo ee la moodayay dagaal ,noqotay mid loogu dabaaldegayay caleemasaarka Madaxweynaha cusub ee Galmudug Dr Tima kalajeex.
    Dhoolatuska ay sameeyeen Ciidamadda taabacsan Madaxweynaha xilka la wareegay iyo Madaxweynahii xilka wareejiyay ayaa la rumeeysan yahay in deb ridkoodu ahaa dhoolatus ay ku muujinayaan awoodooda Ciidan taas oo argagax gelisay Hogaamiye kooxeedka Abdi Hassan Cawale Qaybdiid oo mar  sheegtay inuu yahay Madaxweynaha is doortay ee Galmudug State.
    Abdi Qaybdiid oo Hay”adaha Amnesty International iyo Human rights Watch ku eedeeyeen inuu gumaad iyo tacadiyo ka baxsan bini-aadamnimada kula kacay dad rayida waxaa damaciisii hogaaminta Galmudug saqiiray Madaxweynahii hore ee Galmudug Korneyl Caalin oo xilkii Madaxweynenimada ku wareejiyay Mohamud Tima kalajeex oo lagu doortay doorasho ay abaabuleen gudigii doorashada ee Madaxweyne Caalin magacaabay.
    Madaxweynaha cusub ee Galmudug State Dr Mohamud Tima kalajeex waa aqoonyahan ka soo shaqeeyay Bankigii dhexe ee Somalia oo Book la xiriira dhaqaalaha uu ka qoray hasse yeeshee dhinaca kale waxaa lagu tilmaami karaa ninkii sedexdii sano ee ugu dambeysay daaha gadaashiisa ka hagayay Maamulka Galmudug taas oo ka dhigan inuu markiisii horeba ka fogeyn Madaxtooyadda Galmudug State of Somalia.
    Galmudug oo micnaheedu yahay Maamulka Galgaduud iyo Mudug wuxuu ka tirsan yahay saxiixayaashii qariirada Nabadda Somalia ee Road Map.
    Si kastaba ha ahaatee, Galmudug State sedex bilooda oo khilaaf ragaadiyay kadib waxay yeelatay Madaxweyne sharciya.

    Leave a comment

    You must be Logged in to post comment.