galmudugnews.com
  • Home
  • About
  • Contact US
  • Riwaayado
  • Daawo Video Dahir Alasow oo abtirsaday
  • Daawo Wareysigii ugu xiisaha badnaa taariikhda oo Faysal Cali Waraabe lala yeeshay
  • Sheekha ugu weyn Wahaabiyada Daarood oo ku baaqay in cafis la weydiisto Ahlusuna
  • Sarkaal Mareexana oo Hawiye si xun u caayay
  • Daawo Video Ciidanka Dowladda oo Meyd ku dul fadhiya
  • Hees Jawaab Ikraan Nafyar iyo Cabdi Khasaaro – Fanaan King Khaalid
  • Daawo Suxufiyad war ka akhrineysay TV oo nin jecel ugu galay Istuudiyaha kadibna Live uga dhameeyay guur
  • Daawo Sheekh Reer Hargeysa ah oo Muqdisho habaaray
  • Universal Tv oo caro darteed bilaabay Barnaamij loogu dhega hadlaa Aamina Muse
  • DAAWO Fadeexad Siilaanyo oo Baska Dadweynaha ku tegay Hotelkii Istanbul+Boorsada uu xambaarsan yahay.
  • Daawo Madaxweynaha Uganda oo hees raaba qaaday
  • Daawo tumashada Marwada Madaxweyne Siilaanyo
  • Daawo Dagaalkii Garxajis Muuse Biixi leh “Anigoo wax dili kara duco qaadan maayo”
  • Daawo Madaxweynaha Galmudug oo Muqdisho kula kulmaya Ra’isulwasare Saacid
  • Daawo Fadeexada Siilaanyo oo garan waayay Wasiiradiisa
  • Daawo xiisadii ka dhalatay heshiiskii Ankara oo cirka isku shareertay
  • Daawo gabadh u dhalatay beesha Daarood oo heer kulkeeda qabyaalada meel xun gaaray
  • Daawo Beelaha Habarjeclo iyo Arab oo laba xaflad ku qabsaday Holland kadibna saqdhexe isku duulay
  • Daawo Ra’isulwasaraha Ingiriiska oo rajo tiray Somaliland
  • Daawo Xasan Dahir Aweys oo Ahmed Godane ku sifeeyay fidno wade laayay culumadda
  • Daawo Wasiir salaami diiday Wasiir Khaarijiga UK William Hauge
  • Home » WARARKA » Kenya: Kuma lug lihin maamul u sameynta Jubbooyinka

    Kenya: Kuma lug lihin maamul u sameynta Jubbooyinka

    on Oct 31st, 2012 // No Comment

    Views 16271

    Dowladda Kenya ayaa caddaysay inaysan faragelin ah ku heynin qorshaha maamul u samaynta gobollada Jubbooyinka iyo Gedo ee haatan socda.

    Ku xigeenka wasiirka arrimaha dibedda Kenya Richard Onyonka ayaa sheegay in dowladdiisa aysan faragelin siyaasadeed ku haynin howlaha maamul loogu sameynayo Jubbooyinka, isagoo sheegay in Soomaaliya ay tahay dal madax-bannaan oo xaq u leh inay maamul u samayso gobollada dalka.

    Onyonka ayaa hadalkan ka sheegay maanta kulan uu soo qabanqaabiyay xafiiska dhinaca isgaarsiinta ka taageera Midowga Afrika iyo Qaramada Midoobay ee AU/UN IST.

    Kulanka ayaa looga hadlayay waxqabadka iyo doorka ciidamada AMISOM ay ku leeyihiin dib u dhiska nabadda Soomaaliya.

    Wasiirka ayaa u jeediyay beesha caalamka inuu sii wado gargaarka bini’aadannimo ee la siiyo Soomaaliya, isla markaana uu noqdo mid joogta ah.

    Hadalka wasiirka ayaa imaanaya iyadoo uu jiro shaki ah in qaar ka tirsan dalalka ku bahoobay urur goboleedka IGAD ay ku lug leeyihiin qorshe maamul loogu yagleelayo gobollada Jubbooyinka iyo Gedo, kaasoo ka socda magaalada Nairobi.

    Leave a comment

    You must be Logged in to post comment.