galmudugnews.com
  • Home
  • About
  • Contact US
  • Riwaayado
  • Daawo Video Dahir Alasow oo abtirsaday
  • Daawo Wareysigii ugu xiisaha badnaa taariikhda oo Faysal Cali Waraabe lala yeeshay
  • Sheekha ugu weyn Wahaabiyada Daarood oo ku baaqay in cafis la weydiisto Ahlusuna
  • Sarkaal Mareexana oo Hawiye si xun u caayay
  • Daawo Video Ciidanka Dowladda oo Meyd ku dul fadhiya
  • Hees Jawaab Ikraan Nafyar iyo Cabdi Khasaaro – Fanaan King Khaalid
  • Daawo Suxufiyad war ka akhrineysay TV oo nin jecel ugu galay Istuudiyaha kadibna Live uga dhameeyay guur
  • Daawo Sheekh Reer Hargeysa ah oo Muqdisho habaaray
  • Universal Tv oo caro darteed bilaabay Barnaamij loogu dhega hadlaa Aamina Muse
  • DAAWO Fadeexad Siilaanyo oo Baska Dadweynaha ku tegay Hotelkii Istanbul+Boorsada uu xambaarsan yahay.
  • Daawo Madaxweynaha Uganda oo hees raaba qaaday
  • Daawo tumashada Marwada Madaxweyne Siilaanyo
  • Daawo Dagaalkii Garxajis Muuse Biixi leh “Anigoo wax dili kara duco qaadan maayo”
  • Daawo Madaxweynaha Galmudug oo Muqdisho kula kulmaya Ra’isulwasare Saacid
  • Daawo Fadeexada Siilaanyo oo garan waayay Wasiiradiisa
  • Daawo xiisadii ka dhalatay heshiiskii Ankara oo cirka isku shareertay
  • Daawo gabadh u dhalatay beesha Daarood oo heer kulkeeda qabyaalada meel xun gaaray
  • Daawo Beelaha Habarjeclo iyo Arab oo laba xaflad ku qabsaday Holland kadibna saqdhexe isku duulay
  • Daawo Ra’isulwasaraha Ingiriiska oo rajo tiray Somaliland
  • Daawo Xasan Dahir Aweys oo Ahmed Godane ku sifeeyay fidno wade laayay culumadda
  • Daawo Wasiir salaami diiday Wasiir Khaarijiga UK William Hauge
  • Home » WARARKA, XULKA Galmudugnews » wariye tuuryare o maanta lagu aasay muqdisho

    wariye tuuryare o maanta lagu aasay muqdisho

    on Oct 29th, 2012 // No Comment

    Views 16346

    Allaha unaxariistee Wariye  Max’ed Max’uud Tuur Yare oo xalay ugeeriyooday dhaawac Kasoo Gaaray weerar kooxo aan heybtooda lagaraneyn ay rasaas la beegsadeenTodobaadkii hore  xilli uu kusugnaa meel aan ka fogeen gurigiisa oo kuyaalla degmada wadajir ee Gobolka Banaadir ayaa maanta waxaa lagu aasay Qabuuro Kuyaalla Deegaanka Jaziira ee Gobolka Sh/hoose.

    Aaska Allaha unaxariistee wariye Tuur Yare ayaa waxaa ka soo qayb galay Boqolaal dadweyna ah oo isugu jira qaybaha kala duwan ee bulshada sida Saxafiyiin,Masuuliyiin iyo dadweyne kakala yimid xaafadaha kala duwan ee Magaalada Muqdisho.

    Markii kolanyada Gaadiidka ahaa ee Galbinayay meydka wariye Max’ed Max’uud Tuur Yare gaareen qubuuraha Jaziira lagana soo dajiyay meydka wariyaha gaari Ambalaas ah oo looga qaaday Isbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho oo ku geeriyooday ayaa waxaa Goobta Salaaddii Janaasada ahayd kula tukaday dadweyne farabadan oo ka soo qayb galay aaska wariyaha iyadoo Salaadda kadibna loogu duceeyay halkaasi islamarkaana laga dalbaday kasoo qaybgalayaashii Janaasada in ay iska cafiyaan Marxuumka.

    Wajiyada dhamaan dadkii ka soo qayb galay aaska ayaa waxaa ka muuqatay shucuur muujineysa sida ay uga xunyihiin geeridiisa iyo jeceelka ay uqabeen hase ahaatee waxaa ay dadkaasi sheegeen in geeridu ay tahay xaq cid walbaana ay dhimaneyso iyagoo alla uga barayayay in uu Naxariistiisa Janno ka waraabiyo.

    Allaha unaxariistee Max’ed Max’uud Tuur Yare ayaa waxa uu ku dhashay Magaalada Muqdisho sanadkii 1990kii  2000-2007 ayaa waxa uu uga qalin jabiyay wariye Tuur Yare dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare  ee AL Masal Madiina, Idaacadda iyo Tvga Shabelle  oo uu ka shaqeynayey ayaa waxaa uu kusoo biiray wariye Tuur yare Sanaddii 2010ka.

    Max’ed Max’uud Tuur Yare ayaa waxa uu ahaa Wariye ka howlgala Shabakadda Warbaahinta Shabelle ,islamarkaana ahaa Webmesterka Idaacadda isagoo howlaha kale ee shaqada kaabi jiray

    Mahan markii u horeysey oo wariye lagu dilo magaalada muqdisho  waxaana geerida wariyahaani ey ugu  dambeysey  daraasin wariyayaal ah oo lagu dilay muqidho sanadkaan gudihiisa iyadoo tiro kalena lagu dhaawacay

    Leave a comment

    You must be Logged in to post comment.