galmudugnews.com
  • Home
  • About
  • Contact US
  • Riwaayado
  • Daawo Video Dahir Alasow oo abtirsaday
  • Daawo Wareysigii ugu xiisaha badnaa taariikhda oo Faysal Cali Waraabe lala yeeshay
  • Sheekha ugu weyn Wahaabiyada Daarood oo ku baaqay in cafis la weydiisto Ahlusuna
  • Sarkaal Mareexana oo Hawiye si xun u caayay
  • Daawo Video Ciidanka Dowladda oo Meyd ku dul fadhiya
  • Hees Jawaab Ikraan Nafyar iyo Cabdi Khasaaro – Fanaan King Khaalid
  • Daawo Suxufiyad war ka akhrineysay TV oo nin jecel ugu galay Istuudiyaha kadibna Live uga dhameeyay guur
  • Daawo Sheekh Reer Hargeysa ah oo Muqdisho habaaray
  • Universal Tv oo caro darteed bilaabay Barnaamij loogu dhega hadlaa Aamina Muse
  • DAAWO Fadeexad Siilaanyo oo Baska Dadweynaha ku tegay Hotelkii Istanbul+Boorsada uu xambaarsan yahay.
  • Daawo Madaxweynaha Uganda oo hees raaba qaaday
  • Daawo tumashada Marwada Madaxweyne Siilaanyo
  • Daawo Dagaalkii Garxajis Muuse Biixi leh “Anigoo wax dili kara duco qaadan maayo”
  • Daawo Madaxweynaha Galmudug oo Muqdisho kula kulmaya Ra’isulwasare Saacid
  • Daawo Fadeexada Siilaanyo oo garan waayay Wasiiradiisa
  • Daawo xiisadii ka dhalatay heshiiskii Ankara oo cirka isku shareertay
  • Daawo gabadh u dhalatay beesha Daarood oo heer kulkeeda qabyaalada meel xun gaaray
  • Daawo Beelaha Habarjeclo iyo Arab oo laba xaflad ku qabsaday Holland kadibna saqdhexe isku duulay
  • Daawo Ra’isulwasaraha Ingiriiska oo rajo tiray Somaliland
  • Daawo Xasan Dahir Aweys oo Ahmed Godane ku sifeeyay fidno wade laayay culumadda
  • Daawo Wasiir salaami diiday Wasiir Khaarijiga UK William Hauge
  • Home » WARARKA » Heyad caalami ah oo Booliska Kenya ku eedeeysey iney xad gudubyo u geystaan dadka Soomaalida ah

    Heyad caalami ah oo Booliska Kenya ku eedeeysey iney xad gudubyo u geystaan dadka Soomaalida ah

    on Oct 27th, 2012 // No Comment

    Views 16280

    Heyadda u dooda xuquuqda aadanaha ee Human Rigths Watch ayaa warbixin ay soo saartay waxay ku eedeeysay ciidamada Booliska Kenya iney falal ka dhan bani aadamnimada kula dhaqaaqan Soomaalida ku dhaqan dalka Kenya.

    Human Rigths Watch ayaa sheegtay in marka ay ciidamada Kenya la kulmaan weerar kaga yimaada kooxo hubeysan oo argagixiso ah, ay jirdil iyo xarig kula dhaqaaqaan dadka goobta ka dhaw ee Soomaalida ah, iyagoo aan baaritaan ku sameynin cida dembiga leh iyo cida kale.

    “Baaritaano aanu sameynay waxaan ku ogaanay in dad Soomaaliyeed oo ku dhaqan magaalada Gaarisa loo geystay xadgudubyo isugu jira jirdil iyo xarig sharci daro ah, ka dib weerar lagu soo qaaday ciidamada Booliska magalaada Gaarisa, arintaasna waa mid laga naxo” ayaa lagu sheegay qoraal ka soo baxay Human Rigths Watch.

    Sarkaal ka tirsan Human Rigths Watch oo la yiraahdo Otsieno Namwaya ayaa sheegay in xad gudubyada ay ku kacaan booliska Kenya uu joogto noqday, uuna gaaray heer ay dadka iska toogtaan iyadoo aan la qaban,m la baarinm, maxkamadna la soo taagin.

    Afhayeenka ciidamada Booliska Kenya Eric Kerith ayaa beeniyay eedeeymahaas loo jeediyey, isagoo xusay in ciidamada Booliska Kenya aysan ku kicin waxyaabaha ay sheegeyso Human Rigths Watch, isagoo eedeeymaha noocaas ah ku tilmaamay kuwo ujeedooyin kale laga leeyahay oo aan sax aheyn.

    Leave a comment

    You must be Logged in to post comment.