galmudugnews.com
  • Home
  • About
  • Contact US
  • Riwaayado
  • Daawo Video Dahir Alasow oo abtirsaday
  • Daawo Wareysigii ugu xiisaha badnaa taariikhda oo Faysal Cali Waraabe lala yeeshay
  • Sheekha ugu weyn Wahaabiyada Daarood oo ku baaqay in cafis la weydiisto Ahlusuna
  • Sarkaal Mareexana oo Hawiye si xun u caayay
  • Daawo Video Ciidanka Dowladda oo Meyd ku dul fadhiya
  • Hees Jawaab Ikraan Nafyar iyo Cabdi Khasaaro – Fanaan King Khaalid
  • Daawo Suxufiyad war ka akhrineysay TV oo nin jecel ugu galay Istuudiyaha kadibna Live uga dhameeyay guur
  • Daawo Sheekh Reer Hargeysa ah oo Muqdisho habaaray
  • Universal Tv oo caro darteed bilaabay Barnaamij loogu dhega hadlaa Aamina Muse
  • DAAWO Fadeexad Siilaanyo oo Baska Dadweynaha ku tegay Hotelkii Istanbul+Boorsada uu xambaarsan yahay.
  • Daawo Madaxweynaha Uganda oo hees raaba qaaday
  • Daawo tumashada Marwada Madaxweyne Siilaanyo
  • Daawo Dagaalkii Garxajis Muuse Biixi leh “Anigoo wax dili kara duco qaadan maayo”
  • Daawo Madaxweynaha Galmudug oo Muqdisho kula kulmaya Ra’isulwasare Saacid
  • Daawo Fadeexada Siilaanyo oo garan waayay Wasiiradiisa
  • Daawo xiisadii ka dhalatay heshiiskii Ankara oo cirka isku shareertay
  • Daawo gabadh u dhalatay beesha Daarood oo heer kulkeeda qabyaalada meel xun gaaray
  • Daawo Beelaha Habarjeclo iyo Arab oo laba xaflad ku qabsaday Holland kadibna saqdhexe isku duulay
  • Daawo Ra’isulwasaraha Ingiriiska oo rajo tiray Somaliland
  • Daawo Xasan Dahir Aweys oo Ahmed Godane ku sifeeyay fidno wade laayay culumadda
  • Daawo Wasiir salaami diiday Wasiir Khaarijiga UK William Hauge
  • Home » WARARKA » 3 rayid ah oo lagu dilay Matabaan

    3 rayid ah oo lagu dilay Matabaan

    on Oct 27th, 2012 // No Comment

    Views 16229

    Koox dabley ah ayaa lagu soo warramayaa inay saddex qof oo rayid ah shalay galinkii dambe ku dishay tuulada Oomane oo ka tirsan degmada Matabaan gobolka Hiiraan.

    Guddoomiyaha degmada Matabaan, Maxamed Warsame Nuur ayaa sheegay in dilka raggii fuliyay ay baxsadeen, ayna ku howlan yihiin soo qabashada dadkii ka dambeeyay.

    Guddoomiyaha ayaa sheegay in dilkan ujeedkiisa uu yahay siidi dadka gobolka Hiiraan ku wada nool colaad loo dhex dhigi lahaa, balse ay ku dedaali doonaan sidii arrimahaasi looga hor tagi lahaa.

    Wuxuu sheegay in maamulkiisa uu falkaasi cambaareynaayo.

    Seddexda ruux ee la dilay ayay wararka qaar sheegayaan inay ka tirsanaayeen culimada tuulada Oomane, iyadoo hal meel lagu wada dilay.

    Leave a comment

    You must be Logged in to post comment.