galmudugnews.com
  • Home
  • About
  • Contact US
  • Riwaayado
  • Daawo Video Dahir Alasow oo abtirsaday
  • Daawo Wareysigii ugu xiisaha badnaa taariikhda oo Faysal Cali Waraabe lala yeeshay
  • Sheekha ugu weyn Wahaabiyada Daarood oo ku baaqay in cafis la weydiisto Ahlusuna
  • Sarkaal Mareexana oo Hawiye si xun u caayay
  • Daawo Video Ciidanka Dowladda oo Meyd ku dul fadhiya
  • Hees Jawaab Ikraan Nafyar iyo Cabdi Khasaaro – Fanaan King Khaalid
  • Daawo Suxufiyad war ka akhrineysay TV oo nin jecel ugu galay Istuudiyaha kadibna Live uga dhameeyay guur
  • Daawo Sheekh Reer Hargeysa ah oo Muqdisho habaaray
  • Universal Tv oo caro darteed bilaabay Barnaamij loogu dhega hadlaa Aamina Muse
  • DAAWO Fadeexad Siilaanyo oo Baska Dadweynaha ku tegay Hotelkii Istanbul+Boorsada uu xambaarsan yahay.
  • Daawo Madaxweynaha Uganda oo hees raaba qaaday
  • Daawo tumashada Marwada Madaxweyne Siilaanyo
  • Daawo Dagaalkii Garxajis Muuse Biixi leh “Anigoo wax dili kara duco qaadan maayo”
  • Daawo Madaxweynaha Galmudug oo Muqdisho kula kulmaya Ra’isulwasare Saacid
  • Daawo Fadeexada Siilaanyo oo garan waayay Wasiiradiisa
  • Daawo xiisadii ka dhalatay heshiiskii Ankara oo cirka isku shareertay
  • Daawo gabadh u dhalatay beesha Daarood oo heer kulkeeda qabyaalada meel xun gaaray
  • Daawo Beelaha Habarjeclo iyo Arab oo laba xaflad ku qabsaday Holland kadibna saqdhexe isku duulay
  • Daawo Ra’isulwasaraha Ingiriiska oo rajo tiray Somaliland
  • Daawo Xasan Dahir Aweys oo Ahmed Godane ku sifeeyay fidno wade laayay culumadda
  • Daawo Wasiir salaami diiday Wasiir Khaarijiga UK William Hauge
  • Home » WARARKA, XULKA Galmudugnews » Daawo Ururka Suxufiyiinta Somaliyed oo bixiyay Abaalmarinta Wariyaha Sanadka.

    Daawo Ururka Suxufiyiinta Somaliyed oo bixiyay Abaalmarinta Wariyaha Sanadka.

    on Oct 25th, 2012 // No Comment

    Views 163739
    ASOJ.ORG -Ururka isu taga Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee ASOJ ayaa Abaalmarinta Wariyaha sanadka siiyay Mohamed Ahmed Ilkacase oo socdaalkiisii Muqdisho ka sameeyay faallo taariikhiya.

    Wariye Ilkacase oo ka tirsan Telefishinka Qaranka Somalia SNTV wuxuu faaladiisa ugu magac daray Xamar iyo Maanta hasse yeeshee waxaa  ka muuqatay Aftahanimo iyo heybad alle siiyay .
    Kumanaan kun ayaa u riyaaqay Warbixintiisa oo waliba waxaa lagu tilmaami karay mid aan daawashadeeda mar qura oo la fiirsada looga bogan karin,waana sababta dad badan ku qasabtay inay bogaga Facebook ku leeyihiin hadba todobaad kasta ku sharaxaan.
    Gebagebada Warbixintiisa xigmad uu adeegsaday ayaa Xeeldheerayaasha Saxaafadda ku noqday fajac iyo filanwaa,
    Ilkacase oo safarkiisii ugu horeeyay noloshiisa ku tegay Muqdisho wuxuu yiri ” Maxaan ku tilmaamaa Xamarta Maanta? Ma waxaan iraa Waa Xeego oo xurmo iyo xanafba weey taalaa ? mise waxaan iraahdaa,waa sidii misigtii la falfaliyay oo laf iyo cadba waa leedahay? mise sida dadka guraca wax u eego ayaan iraahdaa,Xamar waa Xarunta ma degayaasha Geeska Afrika? maya ee aan iraahdo Xamar Cadeey Barasho wanaagsan !
    Associated Somali Journalists ASOJ oo Ilkacase u aragto inuu yahay Wariye tusaale u noqon kara Jiilka Saxaafadda cusub waxay dhinaca kale u aqoonsatay Wariyaha sanadka ee Warbixintii ugu wanaagsanaa ka diyaariyay Caasimadda dalkiisa hooyo.
    By Dahir Alasow

    Leave a comment

    You must be Logged in to post comment.