galmudugnews.com
  • Home
  • About
  • Contact US
  • Riwaayado
  • Daawo Video Dahir Alasow oo abtirsaday
  • Daawo Wareysigii ugu xiisaha badnaa taariikhda oo Faysal Cali Waraabe lala yeeshay
  • Sheekha ugu weyn Wahaabiyada Daarood oo ku baaqay in cafis la weydiisto Ahlusuna
  • Sarkaal Mareexana oo Hawiye si xun u caayay
  • Daawo Video Ciidanka Dowladda oo Meyd ku dul fadhiya
  • Hees Jawaab Ikraan Nafyar iyo Cabdi Khasaaro – Fanaan King Khaalid
  • Daawo Suxufiyad war ka akhrineysay TV oo nin jecel ugu galay Istuudiyaha kadibna Live uga dhameeyay guur
  • Daawo Sheekh Reer Hargeysa ah oo Muqdisho habaaray
  • Universal Tv oo caro darteed bilaabay Barnaamij loogu dhega hadlaa Aamina Muse
  • DAAWO Fadeexad Siilaanyo oo Baska Dadweynaha ku tegay Hotelkii Istanbul+Boorsada uu xambaarsan yahay.
  • Daawo Madaxweynaha Uganda oo hees raaba qaaday
  • Daawo tumashada Marwada Madaxweyne Siilaanyo
  • Daawo Dagaalkii Garxajis Muuse Biixi leh “Anigoo wax dili kara duco qaadan maayo”
  • Daawo Madaxweynaha Galmudug oo Muqdisho kula kulmaya Ra’isulwasare Saacid
  • Daawo Fadeexada Siilaanyo oo garan waayay Wasiiradiisa
  • Daawo xiisadii ka dhalatay heshiiskii Ankara oo cirka isku shareertay
  • Daawo gabadh u dhalatay beesha Daarood oo heer kulkeeda qabyaalada meel xun gaaray
  • Daawo Beelaha Habarjeclo iyo Arab oo laba xaflad ku qabsaday Holland kadibna saqdhexe isku duulay
  • Daawo Ra’isulwasaraha Ingiriiska oo rajo tiray Somaliland
  • Daawo Xasan Dahir Aweys oo Ahmed Godane ku sifeeyay fidno wade laayay culumadda
  • Daawo Wasiir salaami diiday Wasiir Khaarijiga UK William Hauge
  • Home » WARARKA » Dagaal U dhexeeya Maleeshiyada Qaybdiid Iyo Taliyaha Ilaalada Badda Galmudug oo Hobyo ka qarxay

    Dagaal U dhexeeya Maleeshiyada Qaybdiid Iyo Taliyaha Ilaalada Badda Galmudug oo Hobyo ka qarxay

    on Oct 24th, 2012 // No Comment

    Views 163792

    Galmudugnews- Warar Naga Soo gaaraya Degmada Gawaan oo Ku taal Duleedka Waqooyi ee Hobyo ayaa sheegaya in Halkaasi uu Ka socdo Dagaal U dhexeeya Maleeshiyada Qaybdiid Iyo Dadka Deegaankaasi

    Taliyaha CiidamadaIlaalada Badda Galmudug Cornayl Fatxi Iyo Maleeyshida Qaybdiid ayaa Dagaalkaasi U dhexeeyaa iyagoo Isku dayey in ay lawaregaan Gacan Ku haynta Deegaankaasi ayey dagaal xoogan la kulmeen.

    Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid ayaa amar ku siiyay Maleeshiya u dhalatay beeshiisa in cagta la mariyo Maleeshiyo beeleed u dhalatay Jufadda Reer Sinoole ee Madaxweyne Tima kalajeex ka soo jeedo.

    Sida muuqata,Cabdi Qaybdiid oo ka mid ahaan jiray dagaal oogayaashii Somalia wuxuu naf bidayaa inuu iska horgeeyo beesha Sacad,waxayna dad badan la yaabeen inuu Maleeshiyo u dhalatay jufadiisa Reer Hilowle ku amray inay dagaal la galaan Maleeshiyada Reer Sinoole.

    Qaybdiid waxay dad badan u arkaan in colaad hurintiisa tahay Mashruuc uu ka qaatay cadawga beesha Sacad iyo Maamulka Galmudug balse waxay dad badan eegayaan waxa uu ka dhaxlo.

    Leave a comment

    You must be Logged in to post comment.