galmudugnews.com
  • Home
  • About
  • Contact US
  • Riwaayado
  • Daawo Video Dahir Alasow oo abtirsaday
  • Daawo Wareysigii ugu xiisaha badnaa taariikhda oo Faysal Cali Waraabe lala yeeshay
  • Sheekha ugu weyn Wahaabiyada Daarood oo ku baaqay in cafis la weydiisto Ahlusuna
  • Sarkaal Mareexana oo Hawiye si xun u caayay
  • Daawo Video Ciidanka Dowladda oo Meyd ku dul fadhiya
  • Hees Jawaab Ikraan Nafyar iyo Cabdi Khasaaro – Fanaan King Khaalid
  • Daawo Suxufiyad war ka akhrineysay TV oo nin jecel ugu galay Istuudiyaha kadibna Live uga dhameeyay guur
  • Daawo Sheekh Reer Hargeysa ah oo Muqdisho habaaray
  • Universal Tv oo caro darteed bilaabay Barnaamij loogu dhega hadlaa Aamina Muse
  • DAAWO Fadeexad Siilaanyo oo Baska Dadweynaha ku tegay Hotelkii Istanbul+Boorsada uu xambaarsan yahay.
  • Daawo Madaxweynaha Uganda oo hees raaba qaaday
  • Daawo tumashada Marwada Madaxweyne Siilaanyo
  • Daawo Video Ciidamada la wareegaya Jubaland
  • Daawo Wasiir Cukuse oo shalaayto ka jooga Video uu ka duubay dagaalkii Isaaq
  • Daawo Dagaalkii Garxajis Muuse Biixi leh “Anigoo wax dili kara duco qaadan maayo”
  • Daawo Madaxweynaha Galmudug oo Muqdisho kula kulmaya Ra’isulwasare Saacid
  • Daawo Dagaalkii Garxajis iyo Gaashaanbuurta Habarjeclo
  • Daawo Fadeexada Siilaanyo oo garan waayay Wasiiradiisa
  • Daawo xiisadii ka dhalatay heshiiskii Ankara oo cirka isku shareertay
  • Daawo gabadh u dhalatay beesha Daarood oo heer kulkeeda qabyaalada meel xun gaaray
  • Daawo Beelaha Habarjeclo iyo Arab oo laba xaflad ku qabsaday Holland kadibna saqdhexe isku duulay
  • Daawo Ra’isulwasaraha Ingiriiska oo rajo tiray Somaliland
  • Daawo Xasan Dahir Aweys oo Ahmed Godane ku sifeeyay fidno wade laayay culumadda
  • Daawo Wasiir salaami diiday Wasiir Khaarijiga UK William Hauge
  • Daawo Ugaas diid Prof Samatar oo booqday Ugaaska Samaroon
  • Daawo Ciyaartii Hargeysa oo ku dhamaatay rabshad iyo dagaal
  • Ila qosol: Daawo Faroole oo niikinaa iyo Kenya oo
  • Daawo Wada hadalkii Galmudug oo fashilmay
  • Daawo Muqdisho oo dib u dhisantay
  • Dhageyso Faroole ku dhaartay inuu aqbaleeyn Dowlad dhexe in Somalia ka hirgesho
  • Daawo biloowga israaca Hawiye
  • Daawo Siyaasi Daarooda oo Siilaanyo iyo Muuse Biixi weydiistay inay Siyaad Barre u duceeyaan
  • Daawo taageerayaasha Madaxweyne Garguurte oo cirka isku shareeray
  • Home » WARARKA » Wafdi ka socotay Qaramada Midoobay oo booqatay Kismaayo

    Wafdi ka socotay Qaramada Midoobay oo booqatay Kismaayo

    on Oct 22nd, 2012 // No Comment

    Views 16166

    Wafdi ka socday qaar ka tirsan hay’adaha Qaramada Midoobay ayaa maanta booqday magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.

    Xubnaha wafdiga oo ka kala socday Barnaamijka Cuntada Adduunka (WFP) iyo hay’adda dhanka nabadgelyada u qaabilsan UN-ka ayaa  kulamo la qaatay saraakiisha ciidamada dowlada Soomaaliya ee dhowaan la wareegay magaalada.

    Kulanka waxaa looga hadlay arrimaha ammaanka iyo sidii gar-gaar loo gaarsiin lahaa goobaha laga saaray maleeshiyada al-Shabaab.

    Nin magaciisa lagu soo gaabiyay Dr. Yusuf  oo sheegtay inuu yahay madaxa samafalka ee gobollada Jubbooyinka ayaa sheegay inuu wafdiga kala hadlay sidii gar-gaar loo gaarsiin deegaannada laga xoreeyay al-Shabaab iyo sidii loo adkayn lahaa nabadgelyada goobaha gacanta dowlada ku jira.

    Yusuf ayaa sheegay inay isku afgarteen saraakiisha Qaramada Midoobay dhammaan qodobbadii ay isla soo qaadeen.

    Leave a comment

    You must be Logged in to post comment.