galmudugnews.com

Home » WARARKA » Fadeexo:- Musikiiste Xasan Cujeeri oo Computer-kiisa laga helay Naago uu Sexy ka duubay kadib markii la xiray .

Fadeexo:- Musikiiste Xasan Cujeeri oo Computer-kiisa laga helay Naago uu Sexy ka duubay kadib markii la xiray .

on Oct 22nd, 2012 // No Comment

Views 1610233

Ciidamadda Boliiska Nairobi ayaa  Xabsiga u taxaabay Musikiiste Xasan Cujeeri Cajami kadib markii uu dacweeyay nin lagu magacaabo Mohamed Ibrahim oo lacago uu ka cunay hasse yeeshee waxaa Computer-kiisa gacanta laga helay Video iyo sawiro naaga qaaqaawan oo qaarkood Dance ku ciyaarayay qol dhexdiisa.
Afhayeen u hadlay Saldhiga Kamakunja ee Magaalada Nairobi ayaa Saxaafadda u sheegay in Xasan Cujeeri heysan shatiga shaqada ee Kenya laakiin wuxuu dhinaca kale shaki badan ka muujiyay suurtagalnimada in Cujeeri gudaha Kenya ku sameeynayay waxa loo yaqaan Sexy Porn.
Cujeeri oo aabahii uu yahay Jareer ,hooyadiina Majeerteen waxaa la sheegay inuu gabdha badan ka duubtay Film Sexy ah halka uu qaar kalena ka qaatay sawiro iyagoo qaawawan.
Sawirada iyo film-ka oo aan kala xishoonay inaan ku faafino Internet-ka qofkasta oo doonaya waxaan ugu diri doonaa Emailkiisa.
By Abdirizak

Leave a comment

You must be Logged in to post comment.