galmudugnews.com

Home » WARARKA » Qaybdiid oo Isbarooyin Dhigay Laamiga Gaalkyo Isagoo doonaya in Laga Codsado in uu Qaado si sumcad ugu helo

Qaybdiid oo Isbarooyin Dhigay Laamiga Gaalkyo Isagoo doonaya in Laga Codsado in uu Qaado si sumcad ugu helo

on Oct 20th, 2012 // No Comment

Views 16393

Dagaal Ooge C/qaybdiid oo ah Dambiile ay Raadinayso Maxkamada Dambiyada Aduunka ayaa waxaa maalintii shalyto ahayd uu ku fashilmay qorshe uu ku doonayey in uu Magaalada Gaalkacyo Amaankeeda Qalqal ku galsho Isagoo Ganadheertii ama isbaariasytayaashii waar diyaha u ahaa ku yiri dibad bax abaabula

Qaybdiid ayaa Schoolaadka u sheegay in ay Ardayda banaanbaxaan taasi oo lagu gacan sayray in ardayda loo soo dir o banaanbaxa uu qaban qaabinayo

Qaybdiid ayaa ku fashilamy Guud ahaa Siyaasida Galmudug iyadoo todoaadkii hore safar uu ku tagay hobyo dadka deegaanka ay xabad kaga soo saareen

Qaybdiid ayaa isagu isbaarooyin farabadan dhigay wadada Gaalkacyo Iyo Galinsoor isagoo doonaya In shacabku ay ka codsadaan in uu qaado taasi uu taageero ku helo maadaama isaga oo kaliya ay ka amarqaataan gana dheerta isbaarada

Malayshiyada Qaybdiid ayaa Waxaa Lagu Layn gaaray mar ay damceen in ay Fowdo ka sameeyaan Xaafada Astaan Golol iyadoo Ciidamada Beesha Reer Nimcaale ee Fadhiya Kaaweedka ay Rasaas ku fureen Malayshiyaadka Qaybdiid ee Doonaya ay Banaanbaxa sharci darada ah ka sameeyaaan xaafadaasi

Leave a comment

You must be Logged in to post comment.