galmudugnews.com
  • Home
  • About
  • Contact US
  • Riwaayado
  • Daawo Video Dahir Alasow oo abtirsaday
  • Daawo Wareysigii ugu xiisaha badnaa taariikhda oo Faysal Cali Waraabe lala yeeshay
  • Sheekha ugu weyn Wahaabiyada Daarood oo ku baaqay in cafis la weydiisto Ahlusuna
  • Sarkaal Mareexana oo Hawiye si xun u caayay
  • Daawo Video Ciidanka Dowladda oo Meyd ku dul fadhiya
  • Hees Jawaab Ikraan Nafyar iyo Cabdi Khasaaro – Fanaan King Khaalid
  • Daawo Suxufiyad war ka akhrineysay TV oo nin jecel ugu galay Istuudiyaha kadibna Live uga dhameeyay guur
  • Daawo Sheekh Reer Hargeysa ah oo Muqdisho habaaray
  • Universal Tv oo caro darteed bilaabay Barnaamij loogu dhega hadlaa Aamina Muse
  • DAAWO Fadeexad Siilaanyo oo Baska Dadweynaha ku tegay Hotelkii Istanbul+Boorsada uu xambaarsan yahay.
  • Daawo Madaxweynaha Uganda oo hees raaba qaaday
  • Daawo tumashada Marwada Madaxweyne Siilaanyo
  • Daawo Dagaalkii Garxajis Muuse Biixi leh “Anigoo wax dili kara duco qaadan maayo”
  • Daawo Madaxweynaha Galmudug oo Muqdisho kula kulmaya Ra’isulwasare Saacid
  • Daawo Dagaalkii Garxajis iyo Gaashaanbuurta Habarjeclo
  • Daawo Fadeexada Siilaanyo oo garan waayay Wasiiradiisa
  • Daawo xiisadii ka dhalatay heshiiskii Ankara oo cirka isku shareertay
  • Daawo gabadh u dhalatay beesha Daarood oo heer kulkeeda qabyaalada meel xun gaaray
  • Daawo Beelaha Habarjeclo iyo Arab oo laba xaflad ku qabsaday Holland kadibna saqdhexe isku duulay
  • Daawo Ra’isulwasaraha Ingiriiska oo rajo tiray Somaliland
  • Daawo Xasan Dahir Aweys oo Ahmed Godane ku sifeeyay fidno wade laayay culumadda
  • Daawo Wasiir salaami diiday Wasiir Khaarijiga UK William Hauge
  • Home » WARARKA » Madaxweynaha oo warqadihii ka guddoomay danjiraha Midowga Yurub+Sawiro

    Madaxweynaha oo warqadihii ka guddoomay danjiraha Midowga Yurub+Sawiro

    on Oct 20th, 2012 // No Comment

    Views 16185

    Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta waraaqaha aqoonsiga danjirennimo ka guddoomay danjiraha cusub ee Midowga Yurub uu u soo magacaabay Soomaaliya danjire Cervone D’urso.

    Madaxweynaha iyo danjiraha ayaa kulan ay ku yeesheen madaxtooyada Soomaaliya waxay uga wada-hadleen xiriirka Soomaaliya iyo Midowga Yurub iyo sidii uu ururku u taageeri lahaa dowladda Soomaaliya.

    Sii-hayaha xilka wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Cabdullaahi Xaaji Xuseen ayaa warbaahinta u sheegay inay dowladda Soomaaliya soo dhoweynayso danjiraha cusub ee Midowga Yurub.

    Danjire Cervone D’urso ayaa dhankiisa warbaahinta u sheegay inuu ku faraxsan yahay in loo soo magacaabo danjiraha Midowga Yurub ee Soomaaliya iyo inuu madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ka guddoomay waraaqihii aqoonsiga.

    Leave a comment

    You must be Logged in to post comment.