Shir Looga Hadlayo Arimaha Dalka Somalia ayaa Waxaa Kaqaybgalay Wafdi Balaaran oo Uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Barlamanka Galmudug Mudane Cowke Haaji C/raxman Ayna Qayb Kayihiin Wasiirka Arimaha Gudaha Iyo Amniga Abshir Diini Cawaale Wasiirka Gadiiidka C/laahi Yarow,Wasiirka Kaluumaysiga Iyo Badda Mudane Gacaliye
Kulanka ayaa Looga Hadlayaa Arimaha Nabad Galyada Dalka Iyo Burcad Badeeda Sidookale waxaa diirada Lagu saaraya Waxbarshada Iyo Caafimaadka
Shirkaan ayaa Socondoono Mudo shan Cisho iyadoo ay goob joog ka yihiin Wafuud kala gadisan oo kasocota Dowlada Somalia Puntland Iyo Qaramada Midoobay




