galmudugnews.com
  • Home
  • About
  • Contact US
  • Riwaayado
  • Daawo Video Dahir Alasow oo abtirsaday
  • Daawo Wareysigii ugu xiisaha badnaa taariikhda oo Faysal Cali Waraabe lala yeeshay
  • Sheekha ugu weyn Wahaabiyada Daarood oo ku baaqay in cafis la weydiisto Ahlusuna
  • Sarkaal Mareexana oo Hawiye si xun u caayay
  • Daawo Video Ciidanka Dowladda oo Meyd ku dul fadhiya
  • Hees Jawaab Ikraan Nafyar iyo Cabdi Khasaaro – Fanaan King Khaalid
  • Daawo Suxufiyad war ka akhrineysay TV oo nin jecel ugu galay Istuudiyaha kadibna Live uga dhameeyay guur
  • Daawo Sheekh Reer Hargeysa ah oo Muqdisho habaaray
  • Universal Tv oo caro darteed bilaabay Barnaamij loogu dhega hadlaa Aamina Muse
  • DAAWO Fadeexad Siilaanyo oo Baska Dadweynaha ku tegay Hotelkii Istanbul+Boorsada uu xambaarsan yahay.
  • Daawo Madaxweynaha Uganda oo hees raaba qaaday
  • Daawo tumashada Marwada Madaxweyne Siilaanyo
  • Daawo Dagaalkii Garxajis Muuse Biixi leh “Anigoo wax dili kara duco qaadan maayo”
  • Daawo Madaxweynaha Galmudug oo Muqdisho kula kulmaya Ra’isulwasare Saacid
  • Daawo Fadeexada Siilaanyo oo garan waayay Wasiiradiisa
  • Daawo xiisadii ka dhalatay heshiiskii Ankara oo cirka isku shareertay
  • Daawo gabadh u dhalatay beesha Daarood oo heer kulkeeda qabyaalada meel xun gaaray
  • Daawo Beelaha Habarjeclo iyo Arab oo laba xaflad ku qabsaday Holland kadibna saqdhexe isku duulay
  • Daawo Ra’isulwasaraha Ingiriiska oo rajo tiray Somaliland
  • Daawo Xasan Dahir Aweys oo Ahmed Godane ku sifeeyay fidno wade laayay culumadda
  • Daawo Wasiir salaami diiday Wasiir Khaarijiga UK William Hauge
  • Home » WARARKA » Daadad burburiyay guryo ku yaallay Jarriiban ee Gobolka Mudug

    Daadad burburiyay guryo ku yaallay Jarriiban ee Gobolka Mudug

    on Oct 15th, 2012 // No Comment

    Views 16270

    Daadad ka dhashay roob xooggan oo xalay ka da’ay degmada Jarriiban ee gobolka Mudug ayaa burburiyay ku dhowaan 10 guri oo ay dad deggenaayeen.

    Maxamed Xuseen Axmed oo ka mid ah dadka ku nool degmada Jarriiban ayaa Bar-kulan u sheegay in qoysas badan ay barakiciyeen daadadka.

    Maxamed ayaa xusay in uusan jirin khasaare nafeed oo ka dhashay daadadka, wuxuun tilmaamay in dadka magaalada ka barakacay ay degeen buur ku taalla duleedka Jarriiban.

    Dadka deegaanka ayaa maanta billaabay in ay gurmad u fidiyaan dadka ay guryahooda ku burbureen daadadka.

    Degmada Jarriiban ayaa 300 km dhinaca bari kaga beegan magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

    Leave a comment

    You must be Logged in to post comment.