galmudugnews.com
  • Home
  • About
  • Contact US
  • Riwaayado
  • Daawo Video Dahir Alasow oo abtirsaday
  • Daawo Wareysigii ugu xiisaha badnaa taariikhda oo Faysal Cali Waraabe lala yeeshay
  • Sheekha ugu weyn Wahaabiyada Daarood oo ku baaqay in cafis la weydiisto Ahlusuna
  • Sarkaal Mareexana oo Hawiye si xun u caayay
  • Daawo Video Ciidanka Dowladda oo Meyd ku dul fadhiya
  • Hees Jawaab Ikraan Nafyar iyo Cabdi Khasaaro – Fanaan King Khaalid
  • Daawo Suxufiyad war ka akhrineysay TV oo nin jecel ugu galay Istuudiyaha kadibna Live uga dhameeyay guur
  • Daawo Sheekh Reer Hargeysa ah oo Muqdisho habaaray
  • Universal Tv oo caro darteed bilaabay Barnaamij loogu dhega hadlaa Aamina Muse
  • DAAWO Fadeexad Siilaanyo oo Baska Dadweynaha ku tegay Hotelkii Istanbul+Boorsada uu xambaarsan yahay.
  • Daawo Madaxweynaha Uganda oo hees raaba qaaday
  • Daawo tumashada Marwada Madaxweyne Siilaanyo
  • Daawo Dagaalkii Garxajis Muuse Biixi leh “Anigoo wax dili kara duco qaadan maayo”
  • Daawo Madaxweynaha Galmudug oo Muqdisho kula kulmaya Ra’isulwasare Saacid
  • Daawo Dagaalkii Garxajis iyo Gaashaanbuurta Habarjeclo
  • Daawo Fadeexada Siilaanyo oo garan waayay Wasiiradiisa
  • Daawo xiisadii ka dhalatay heshiiskii Ankara oo cirka isku shareertay
  • Daawo gabadh u dhalatay beesha Daarood oo heer kulkeeda qabyaalada meel xun gaaray
  • Daawo Beelaha Habarjeclo iyo Arab oo laba xaflad ku qabsaday Holland kadibna saqdhexe isku duulay
  • Daawo Ra’isulwasaraha Ingiriiska oo rajo tiray Somaliland
  • Daawo Xasan Dahir Aweys oo Ahmed Godane ku sifeeyay fidno wade laayay culumadda
  • Daawo Wasiir salaami diiday Wasiir Khaarijiga UK William Hauge
  • Home » WARARKA » Nairobi: Saddex askari oo qarax ku dhaawacantay

    Nairobi: Saddex askari oo qarax ku dhaawacantay

    on Oct 12th, 2012 // No Comment

    Views 16187

    Inta la ogyahay saddex askari oo uu ku jiro taliyaha saldhigga bilayska Bangani, Boniface Musyoka ayaa ku dhaawacantay laba qarax oo caawo ka dhacay xaafadda Islii ee magaalada Nairobi.

    Goob-jooge Bar-kulan la hadlay ayaa sheegay in qaraxyada oo ka dhashay bambaanooyin gacanta laga tuuray ay kala horreeyeen, kii ugu horreeyayna lagu weeraray baar lagu caweeyo, halka kii labaad lala eegtay ciidamo bilays ah oo gaaray goobta qaraxii hore uu ka dhacay.

    Taliyaha bilayska gobolka Nairobi, Moses Nyakwama ayaa oo lahadalay idaacadda maxalliga ah ee Capital FM ayaa xaqiijiyay dhaawaca saddexda askari, kuwaas oo uu sheegay in dhaawacooda uusan halis ahayn.

    Bilayska ayaan war dheeraad ah ka soo saarin qaraxyada caawa dhacay.

    Goobta ay qaraxyada ka dhaceen waxay u dhowdahay kaniisadda St Polycarp oo bishii hore bam lagu weeraray uu ku dhintay cunug yar, siddeed kalena ay ku dhaawacmeen.

    Leave a comment

    You must be Logged in to post comment.