galmudugnews.com

Home » WARARKA » Malayshiyaad Ximan Iyo Xeeb oo Dhagtuur Ku laayey Shacab Galmudug

Malayshiyaad Ximan Iyo Xeeb oo Dhagtuur Ku laayey Shacab Galmudug

on Oct 12th, 2012 // No Comment

Views 16769

Warar hada nasoo gaaraya ayaa sheegaya in koox hubaysan oo kasoo jeeda Ximan Iyo Xeeb ay Ku dileen Deegaanka Dhagtuur 1 qof sadex kalena ay ku dhaaweceen kadib weerar ay galabta halkaas ku sooqaadeen

Sadexda qof ee la dhaawacay ayaa lagaarsiiyey cispitaalka gaalkacy

Ilaa iyo hada majirto cid ka hadashay weerarakaani galabta lagu laayey dadka rayidka ah ee maamulada galmudug iyo xiban iyo xeeeb

Weerarka Malayshiyaadaan ayaa Imaanaya Xili Maalintii Shalay Weerar ka dhacay Degmada Hobyo kaasi oo lagu qaaday wafdi uu hogaaminayey General C/qaybdiid ay sheegteen in ka dambeeyeen maamulka ximan iyo xeeb oo tilmaamay in lagala tashin imaatinka wafdiga ee degmada hobyo

Leave a comment

You must be Logged in to post comment.