3 ayaa lagu dilay Degmada Sax qurun oo Magaalada Gaalkakacyo Galbeed kaga beegan Waxaa Dilkaasi Gaystay Malayshiyaad Hubaysan oo Kasoo jeeda Puntland
Dhinakale Ceel Faarax Geedi oo Duleedka Bari ee Gaalkacyo Ku yaal ayaa 3 qof iyagan lagu dhaawacay Kadib markii Malayshiyaad Puntland Wadada U galeen Gaari Rakaab ah
Ispitalka Konfurta Gaalkacyo ayaa Lagaarsiiyey dadkii dhaawac may waxaana ilaa iyo hada agaran layahay labada shil waxa kusoo beegay caawa

