galmudugnews.com
  • Home
  • About
  • Contact US
  • Riwaayado
  • Daawo Video Dahir Alasow oo abtirsaday
  • Daawo Wareysigii ugu xiisaha badnaa taariikhda oo Faysal Cali Waraabe lala yeeshay
  • Sheekha ugu weyn Wahaabiyada Daarood oo ku baaqay in cafis la weydiisto Ahlusuna
  • Sarkaal Mareexana oo Hawiye si xun u caayay
  • Daawo Video Ciidanka Dowladda oo Meyd ku dul fadhiya
  • Hees Jawaab Ikraan Nafyar iyo Cabdi Khasaaro – Fanaan King Khaalid
  • Daawo Suxufiyad war ka akhrineysay TV oo nin jecel ugu galay Istuudiyaha kadibna Live uga dhameeyay guur
  • Daawo Sheekh Reer Hargeysa ah oo Muqdisho habaaray
  • Universal Tv oo caro darteed bilaabay Barnaamij loogu dhega hadlaa Aamina Muse
  • DAAWO Fadeexad Siilaanyo oo Baska Dadweynaha ku tegay Hotelkii Istanbul+Boorsada uu xambaarsan yahay.
  • Daawo Madaxweynaha Uganda oo hees raaba qaaday
  • Daawo tumashada Marwada Madaxweyne Siilaanyo
  • Daawo Dagaalkii Garxajis Muuse Biixi leh “Anigoo wax dili kara duco qaadan maayo”
  • Daawo Madaxweynaha Galmudug oo Muqdisho kula kulmaya Ra’isulwasare Saacid
  • Daawo Fadeexada Siilaanyo oo garan waayay Wasiiradiisa
  • Daawo xiisadii ka dhalatay heshiiskii Ankara oo cirka isku shareertay
  • Daawo gabadh u dhalatay beesha Daarood oo heer kulkeeda qabyaalada meel xun gaaray
  • Daawo Beelaha Habarjeclo iyo Arab oo laba xaflad ku qabsaday Holland kadibna saqdhexe isku duulay
  • Daawo Ra’isulwasaraha Ingiriiska oo rajo tiray Somaliland
  • Daawo Xasan Dahir Aweys oo Ahmed Godane ku sifeeyay fidno wade laayay culumadda
  • Daawo Wasiir salaami diiday Wasiir Khaarijiga UK William Hauge
  • Home » WARARKA » Ilaalada Qaybdiid oo Jirdishay Wariyayaal Faafiyey Imaanshiyaha Caalin ee Gaalkacyo

    Ilaalada Qaybdiid oo Jirdishay Wariyayaal Faafiyey Imaanshiyaha Caalin ee Gaalkacyo

    on Oct 10th, 2012 // No Comment

    Views 163091

    Saddex weriye oo uu ka mid yahay weriyaha Bar-kulan ee magaalada Gaalkacyo Axmed Faarax ayaa maanta waxaa garaacay ilaalada General Cabdi qaybdiid Iyadoo Lagu Haytso Tabinta Imaanshiyaha Caalin ee Magaalada Gaalkacyo

    Ilaalada Qaybdiid  ayaa garaacay suxufiyiinta kaddib markii ay amar ka heleen wasiir Baasto  oo weriyeyaasha ku haysta warbixin ay horraantii toddobaadkan ka tebiyeen madaxweynihii hore ee Galmudug, Maxamed Axmed Caalin oo iminka ku sugan magaalada Gaalkacyo.

    Weriyeyaasha ayaa ka qeyb galayay kulan ka socday Hoteelka Embassy ee koonfurta magaalada Gaalkacyo  Mudo yar ayaa  waxaa soogaaray wasiirkiisa Warfaafinta Ahmed Baasto   kaddibna wuxuu amar ku siiyay inay isaga tagaan goobta iyagoo aan howshoodii dhammeysan.

    Hasa yeeshee saddexda weriye ayaa ku gacan seyray amarkiisa, waxayna taasi sababtay inuu amar ku siiyay ilaaladiisa inay cawaaqibkooda mariyaan weriyeyaasha.

    Ilaalada Qaybdiid  ayaa isla markiiba baadka qoryihii ay siteen waxay la dhaceen weriyeyaasha, iyagoo sidoo kalena la wareegay qalabkii ay wax ku duubaneyeen. Falka ayaa la sheegay inuu dhacay iyadoo Qaybdiid uu goob-joog ahaa.

    Labada weriye ee kale ayaa u kala shaqeeya Royal TV iyo bogga GalmudugTV.

    Weriyeyaasha la jir-dilay ayaa cambaareeyay falka oo ay ku tilmaameen mid lagu caburinayo saxaafadda xorta ah.

    Kaliya sanadkan, waxaa magaalada Muqdisho lagu dilay in ka badan 13 weriye iyadoo falal kale oo lagu waxyeelleynayo howlwadeenno saxaafadeed ay ka dhaceen qeybo kale oo ka mid ah dalka.

    Leave a comment

    You must be Logged in to post comment.