galmudugnews.com

Home » WARARKA » Madaxweynihii Hore Caalin oo Gaalkacyo Kusoo Wajahan Maanta

Madaxweynihii Hore Caalin oo Gaalkacyo Kusoo Wajahan Maanta

on Oct 8th, 2012 // No Comment

Views 16462
Boqolaal Taagerayaalshii Madaxweynihii Hore ee Galmudug Mohamed Ahmed Caalin ayaa kusugan Garonka Gaalkacyo si ay usoo dhaweeyaan
Caalin ayaa gaalkacyo u yimid sidii uu xilka Ugu wareejin lahaa Madaxweyne Mohamuud Cilmi Timala Jeex
Sawirada Wafdi Goordhow ayaan idiin soo gudbindoonaa inshaa alah

Boqolaal Taagerayaalshii Madaxweynihii Hore ee Galmudug Mohamed Ahmed Caalin ayaa kusugan Garonka Gaalkacyo si ay usoo dhaweeyaan Caalin ayaa gaalkacyo u yimid sidii uu xilka Ugu wareejin lahaa Madaxweyne Mohamuud Cilmi Timala Jeex Sawirada Wafdi Goordhow ayaan idiin soo gudbindoonaa inshaa alah

Leave a comment

You must be Logged in to post comment.