galmudugnews.com
  • Home
  • About
  • Contact US
  • Riwaayado
  • Daawo Video Dahir Alasow oo abtirsaday
  • Daawo Wareysigii ugu xiisaha badnaa taariikhda oo Faysal Cali Waraabe lala yeeshay
  • Sheekha ugu weyn Wahaabiyada Daarood oo ku baaqay in cafis la weydiisto Ahlusuna
  • Sarkaal Mareexana oo Hawiye si xun u caayay
  • Daawo Video Ciidanka Dowladda oo Meyd ku dul fadhiya
  • Hees Jawaab Ikraan Nafyar iyo Cabdi Khasaaro – Fanaan King Khaalid
  • Daawo Suxufiyad war ka akhrineysay TV oo nin jecel ugu galay Istuudiyaha kadibna Live uga dhameeyay guur
  • Daawo Sheekh Reer Hargeysa ah oo Muqdisho habaaray
  • Universal Tv oo caro darteed bilaabay Barnaamij loogu dhega hadlaa Aamina Muse
  • DAAWO Fadeexad Siilaanyo oo Baska Dadweynaha ku tegay Hotelkii Istanbul+Boorsada uu xambaarsan yahay.
  • Daawo Madaxweynaha Uganda oo hees raaba qaaday
  • Daawo tumashada Marwada Madaxweyne Siilaanyo
  • Daawo Dagaalkii Garxajis Muuse Biixi leh “Anigoo wax dili kara duco qaadan maayo”
  • Daawo Madaxweynaha Galmudug oo Muqdisho kula kulmaya Ra’isulwasare Saacid
  • Daawo Dagaalkii Garxajis iyo Gaashaanbuurta Habarjeclo
  • Daawo Fadeexada Siilaanyo oo garan waayay Wasiiradiisa
  • Daawo xiisadii ka dhalatay heshiiskii Ankara oo cirka isku shareertay
  • Daawo gabadh u dhalatay beesha Daarood oo heer kulkeeda qabyaalada meel xun gaaray
  • Daawo Beelaha Habarjeclo iyo Arab oo laba xaflad ku qabsaday Holland kadibna saqdhexe isku duulay
  • Daawo Ra’isulwasaraha Ingiriiska oo rajo tiray Somaliland
  • Daawo Xasan Dahir Aweys oo Ahmed Godane ku sifeeyay fidno wade laayay culumadda
  • Daawo Wasiir salaami diiday Wasiir Khaarijiga UK William Hauge
  • Home » WARARKA » Puntland oo soo dhoweysay raysul wasaaraha la magacaabay

    Puntland oo soo dhoweysay raysul wasaaraha la magacaabay

    on Oct 7th, 2012 // No Comment

    Views 16205

    Maamulka Puntland waxa uu maanta soo dhoweeyay magacaabidda Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) oo shalay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu u magacaabay raysul wasaaraha xukuumadda federaalka ee dalka Soomaaliya.

    War-saxaafadeed ka soo baxay maamulka Puntland ayaa lagu sheegay in Puntland ay ku qiimeyneyso, isla markaana kula shaqeyn doonto xukuumadda cusub hadba sida ay u fuliso qodobbo ay ka mid yihiin ilaalinta dastuurka federaalka ee Soomaaliya, hirgelinta iyo dhammeystirka nidaamka federaalka ah iyo taageeridda dhismaha dowladaha xubnaha ka noqonaya dowladda federaalka ee Soomaaliya.

    War-saxaafadeedka oo uu ku saxiixnaa wasiirka warfaafinta Maxamuud Caydiid Ilka-xanaf ayaa lagu sheegay in maamulka Puntland uu hormuud ka ahaa nidaamka federaalka ee Soomaaliya, dhammeystirka geeddi-socodkii lagaga baxay ku-meel-gaarnimada iyo dhammeystirka dastuurka federaalka.

    Puntland waxay sheegtay inay diyaar u tahay xoojinta kaalinta kaga aaddan sidii lagu heli lahaa dowlad Soomaaliyeed oo federaal ah oo dhammeystiran.

    Madaxweynaha ayaa wada-tashi muddo dheer qaatay kaddib go’aansaday inuu raysul wasaare u magacaabo Cabdiqaadir Faarax Shirdoon oo ah ganacsade ka soo jeeda gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya.

    Magacaabiddiisa ayaa timid 25 maalmood kaddib markii Xasan Sheekh Maxamuud loo dhaariyay xilka madaxweynenimo ee Soomaaliya kaddib markii uu doorasho kaga guuleystay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed.

    Leave a comment

    You must be Logged in to post comment.