Galmudugnews.com – Jaaliyadda Galmudug State ee ku nool dalka Holland ayaa dhambaalo taageero xambaarsan u diray Raísulwasaraha cusub ee Somalia Dr Saacid Shirdoon.Galmudugnews.com – Jaaliyadda Galmudug State ee ku nool dalka Holland ayaa dhambaalo taageero xambaarsan u diray Raísulwasaraha cusub ee Somalia Dr Saacid Shirdoon.Qoyska Reer Fiqi ayaa hambalyo gaara u diray Ra”isulwasare Saacid iyo Marwadiisa Drs Caasho Xaaji Cilmi.waxaana hambalyada diraya:-Drs Aliyo Hassan Abdi FiqiDr. Abdulkadir HAssan Abdi FiqiDrs. Hawo Daoud FiqiMaymuna HAssan Abdi FiqiAbdulkadir Abdirahman FiqiNaduja Abdirahman FiqiRabica HAssan Abdi FiqiZahro Haji Omar Fiqi Dhinaca kalena Gudoomiyaha jaliyda Galmudug State Mudane Ahmed Lokaale iyo Gudoomiyaha Galmudug Foundation Mohamed Osman Gure ayaa hambalyo u diray Raísulwasaraha cusub,waxayna sheegeen in bulshada Galmudug State si rasmiya u garab taagan tahay.


[...] here: galmudugnews.com » Jaaliyadda Galmudug Holland iyo qoyska … October 7th, 2012 | Tags: ayaa-dhambaalo, galmudug-state, jaaliyadda, nool-dalka, qoyska-reer, [...]