galmudugnews.com
  • Home
  • About
  • Contact US
  • Riwaayado
  • Daawo Video Dahir Alasow oo abtirsaday
  • Daawo Wareysigii ugu xiisaha badnaa taariikhda oo Faysal Cali Waraabe lala yeeshay
  • Sheekha ugu weyn Wahaabiyada Daarood oo ku baaqay in cafis la weydiisto Ahlusuna
  • Sarkaal Mareexana oo Hawiye si xun u caayay
  • Daawo Video Ciidanka Dowladda oo Meyd ku dul fadhiya
  • Hees Jawaab Ikraan Nafyar iyo Cabdi Khasaaro – Fanaan King Khaalid
  • Daawo Suxufiyad war ka akhrineysay TV oo nin jecel ugu galay Istuudiyaha kadibna Live uga dhameeyay guur
  • Daawo Sheekh Reer Hargeysa ah oo Muqdisho habaaray
  • Universal Tv oo caro darteed bilaabay Barnaamij loogu dhega hadlaa Aamina Muse
  • DAAWO Fadeexad Siilaanyo oo Baska Dadweynaha ku tegay Hotelkii Istanbul+Boorsada uu xambaarsan yahay.
  • Daawo Madaxweynaha Uganda oo hees raaba qaaday
  • Daawo tumashada Marwada Madaxweyne Siilaanyo
  • Daawo Dagaalkii Garxajis Muuse Biixi leh “Anigoo wax dili kara duco qaadan maayo”
  • Daawo Madaxweynaha Galmudug oo Muqdisho kula kulmaya Ra’isulwasare Saacid
  • Daawo Fadeexada Siilaanyo oo garan waayay Wasiiradiisa
  • Daawo xiisadii ka dhalatay heshiiskii Ankara oo cirka isku shareertay
  • Daawo gabadh u dhalatay beesha Daarood oo heer kulkeeda qabyaalada meel xun gaaray
  • Daawo Beelaha Habarjeclo iyo Arab oo laba xaflad ku qabsaday Holland kadibna saqdhexe isku duulay
  • Daawo Ra’isulwasaraha Ingiriiska oo rajo tiray Somaliland
  • Daawo Xasan Dahir Aweys oo Ahmed Godane ku sifeeyay fidno wade laayay culumadda
  • Daawo Wasiir salaami diiday Wasiir Khaarijiga UK William Hauge
  • Home » WARARKA » Dad Gaajo Ugu Dhintay Gobolka Mudug

    Dad Gaajo Ugu Dhintay Gobolka Mudug

    on Oct 5th, 2012 // No Comment

    Views 16266

    Wararka ka imaanaya Deegaano hoos taga Magaalada gaal kacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Halkaa ay ka jirto dhibaato adag oo soo wajahday dadka Deegaanka ee reer Guuraaga ah taas oo ah abaaro iyo Cuduro is biirsaday .

    Deegaanka nabaad Guuray ee Gobolka Mudug ayaa laga soo sheegayaa in halkaa ay abaar iyo biyo la.aan ugu geeriyoodeen ilaa 5 Ruux oo Reer Guuraa ah iyadoo sidoo kalena la soo sheegayo in dad badan ay u il daran yihiin Dhibaatadaan.

    Wasiirka warfaafinta Galmudug Axmed Maxamuud Xasan Axmed Baasto oo warbaahinta la hadlay ayaa waxaa uu sheegay in Xaaladda Dadkaasi ay tahay mid aad u liidata oo Dad badani ay dhinteen kuwo kalena ay la ildaran yihiin xaalada abaarta iyo Biyo la.aanta ka taagan Gobolka mudug Deegaano ka tirsan. Waxaana uu codsaday in dadkaasi gar gaar loo fidiyo .

    Abaarta iyo Biyo  la.aanta laga soo sheegayo Gobolka Mudug deegaano ka tirsan ayaa waxaa ay  imaatay Xili ay da.ayaan Roobabka Dayrta Isla markaana  ay ka da.een Qaar ka mid ah Goboladda Dalka .

    Leave a comment

    You must be Logged in to post comment.