galmudugnews.com
  • Home
  • About
  • Contact US
  • Riwaayado
  • Daawo Video Dahir Alasow oo abtirsaday
  • Daawo Wareysigii ugu xiisaha badnaa taariikhda oo Faysal Cali Waraabe lala yeeshay
  • Sheekha ugu weyn Wahaabiyada Daarood oo ku baaqay in cafis la weydiisto Ahlusuna
  • Sarkaal Mareexana oo Hawiye si xun u caayay
  • Daawo Video Ciidanka Dowladda oo Meyd ku dul fadhiya
  • Hees Jawaab Ikraan Nafyar iyo Cabdi Khasaaro – Fanaan King Khaalid
  • Daawo Suxufiyad war ka akhrineysay TV oo nin jecel ugu galay Istuudiyaha kadibna Live uga dhameeyay guur
  • Daawo Sheekh Reer Hargeysa ah oo Muqdisho habaaray
  • Universal Tv oo caro darteed bilaabay Barnaamij loogu dhega hadlaa Aamina Muse
  • DAAWO Fadeexad Siilaanyo oo Baska Dadweynaha ku tegay Hotelkii Istanbul+Boorsada uu xambaarsan yahay.
  • Daawo Madaxweynaha Uganda oo hees raaba qaaday
  • Daawo tumashada Marwada Madaxweyne Siilaanyo
  • Daawo Video Ciidamada la wareegaya Jubaland
  • Daawo Wasiir Cukuse oo shalaayto ka jooga Video uu ka duubay dagaalkii Isaaq
  • Daawo Dagaalkii Garxajis Muuse Biixi leh “Anigoo wax dili kara duco qaadan maayo”
  • Daawo Madaxweynaha Galmudug oo Muqdisho kula kulmaya Ra’isulwasare Saacid
  • Daawo Dagaalkii Garxajis iyo Gaashaanbuurta Habarjeclo
  • Daawo Fadeexada Siilaanyo oo garan waayay Wasiiradiisa
  • Daawo xiisadii ka dhalatay heshiiskii Ankara oo cirka isku shareertay
  • Daawo gabadh u dhalatay beesha Daarood oo heer kulkeeda qabyaalada meel xun gaaray
  • Daawo Beelaha Habarjeclo iyo Arab oo laba xaflad ku qabsaday Holland kadibna saqdhexe isku duulay
  • Daawo Ra’isulwasaraha Ingiriiska oo rajo tiray Somaliland
  • Daawo Xasan Dahir Aweys oo Ahmed Godane ku sifeeyay fidno wade laayay culumadda
  • Daawo Wasiir salaami diiday Wasiir Khaarijiga UK William Hauge
  • Daawo Ugaas diid Prof Samatar oo booqday Ugaaska Samaroon
  • Daawo Ciyaartii Hargeysa oo ku dhamaatay rabshad iyo dagaal
  • Ila qosol: Daawo Faroole oo niikinaa iyo Kenya oo
  • Daawo Wada hadalkii Galmudug oo fashilmay
  • Daawo Muqdisho oo dib u dhisantay
  • Dhageyso Faroole ku dhaartay inuu aqbaleeyn Dowlad dhexe in Somalia ka hirgesho
  • Daawo Xisbi looga dhawaaqay Galmudug
  • Daawo biloowga israaca Hawiye
  • Daawo Siyaasi Daarooda oo Siilaanyo iyo Muuse Biixi weydiistay inay Siyaad Barre u duceeyaan
  • Daawo taageerayaasha Madaxweyne Garguurte oo cirka isku shareeray
  • Home » WARARKA » Dhismaha garoonka Caabudwaaq oo la soo gabagabeeyay

    Dhismaha garoonka Caabudwaaq oo la soo gabagabeeyay

    on Oct 5th, 2012 // No Comment

    Views 16387

    Howllo dayactir iyo dib u dhis isugu jiray oo bilihii u dambeeyay laga waday garoonka diyaaradaha magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa la soo gabagabeeyay.

    Mukhtaar Macallin oo ka mid ah maamulka garoonka Caabudwaaq ayaa Bar-kulan u sheegay in inta badan dhismihii garoonka la soo afjaray, isla markaana diyaar u yahay in ay diyaarado ka duulaan kana soo degaan.

    Wuxuu xusay in qeybta laanta socdaalka oo kaliye ay ka dhiman tahay dhammeystirka howsha garoonka, balse inta kale lagu guuleystay.

    Mukhtaar ayaa intaas raaciyay in 11-ka bisha October garoonka ay ka duuli doonaan duullimaadyadii u horreeyay, iyadoo wixii ka dambeeya si caadi ah u billaaban doonto howsha garoonka.

    Mashruucan dib u dhiska garoonka diyaaradaha Caabudwaaq ayaa waxaa ka qeyb qaatay ganacsatada iyo ardeyda magaalada oo gacan ka helaya qurba-joogta magaalada ka soo jeeda ee dalka dibeddiisa ku maqan.

    Leave a comment

    You must be Logged in to post comment.