Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaliya ayaa safarkiisii ugu horeeyey kutegay Gobolka Bay Magaladiisa Baydhaba, waxaana lafilayaa
inuu usii dhafo Gobolka Hiiraan Magaalo magaalo madaxdiisa Beledweyne. Halkaas oo ay kajiraan dhibaatooyin kadhashay fatahaada webiga shabelle
Waxaana qormadeena kujeex-jeexaynaa muxuu uga dhigan yahay madaxweyne Hassan Shekh safarka sidaan oo kale ah?, jawaabtuna waxay noqonaysaa
Marlabaad ayuu helay guul kale oo aan cidina lawadaagin isagoo horey u haystay guul qiimo badan , taas oo ahayd inuu yahay madaxweynihii ay doorteen
Baarlamaan soomaliya gudaheeda lagu doortay. Safarkuna wuxuu noqonayaa safarkii Madaxweyne aan dalkiisa dibada uga bixin balse booqda gudaha dalka,
Madaxweyne Hassan sheekh hadii uu safarkiisa gaarsiin lahaa Magaalooyinka Hargaysa, iyo Boorame isagoon kaboodayn Boosaaso, iyo bartamaha Soomalia
wuxuu noqon lahaa mid taariikkhda baaldahab ah kagala ,ogow arintu geesinimo ayey rabtaa, lugtaada iyo gacantaadaba gaarsii jamhuuriyadda federaalka ah
intaad tegi lahayd Adisababa iyo Nayrobi walow xiligaan aqtigadu yaryahay, safarka guduhu wuxuu waxkabedeli karaa xitaa kooxaha diidan dawladnimada.
Waa markii ugu horeysay ee madaxweyne dalka lagu doortay uu safar dalka gudihiisa ah kukala bixiyo gnobolo kala duwan, waxaan ognahay inaad kusafrayso
Gaadiid shisheeye ayna ku ilaalinayaan ciidamo shisheeye , ayna kusoo dhawaynayaan kuwo kale dhibsa maleh waa arimo ay duruuftu keentay.
Sanadka labaad ee madaxtinimadaada waxaan kuu rajaynaynaa inaad kusafarto gaadiid soomaaliyeed ayna ku dhinac joogaan ciidan soomaliyeed.
Waxaana filayaa in dalkaaga burburkiisa aad indhaha kuqabato waa muhiim intaad saraha dhaadheer ee muaayadaha kasmaysan kunayaal caro shisheeye
aad fiirsan lahayd,shido faynuustaada adigoo baydhabo kuhoyda waxay ka kaqiimo badan tahay adigoo Hotel hilton kaseexda sariiraha wareegaya, safarka
waxaa qiimo uyeelaya xiliga uu dhacayo iyo goobaha uu kadhacayo, walow ay ahaan lahayd mid xiiso gaar ah leh inaad safarka kutagto magaaladii aad kudhalatay
Safarka Hiiraan wuxuu kuxasuusin doonaa in weli jalalaqsi ay kujirto gacanta Alshabaab dadka reer beledweyne waxay si gaar ah ugu farxi doonaan imaanshaha
Madaxweyne soomaliyed kuna dhahay hiiraan.
Iskusoo wadaduuboo qormadan waxaan uu magacdarnay safarkii qiimaha badnaa waxayna kumutaysatay sababo badan oo aan korkusoo sheegnay waxaana
Madaxwenaha xasuusinayaa inuusan dalkiisa,iyo dadkiisa kala jeclaysan,una dulqaato kuwa samirka yar leh welibana uu iyaga kuhormariyo wixii ay tabayaan
waxaana laga yaabaa in akhristayaashu isweydiiyaan waa kuwee kuwa samirka yari? jawaabtuna waa dhulka aan webiyadu marin dadka degan kuwa ugu samirka
yar dadka soomaaliyeed.
Suldaan Ali Abdulahi Hassan
Sweden Väterås
+46734896543