galmudugnews.com
  • Home
  • About
  • Contact US
  • Riwaayado
  • Daawo Video Dahir Alasow oo abtirsaday
  • Daawo Wareysigii ugu xiisaha badnaa taariikhda oo Faysal Cali Waraabe lala yeeshay
  • Sheekha ugu weyn Wahaabiyada Daarood oo ku baaqay in cafis la weydiisto Ahlusuna
  • Sarkaal Mareexana oo Hawiye si xun u caayay
  • Daawo Video Ciidanka Dowladda oo Meyd ku dul fadhiya
  • Hees Jawaab Ikraan Nafyar iyo Cabdi Khasaaro – Fanaan King Khaalid
  • Daawo Suxufiyad war ka akhrineysay TV oo nin jecel ugu galay Istuudiyaha kadibna Live uga dhameeyay guur
  • Daawo Sheekh Reer Hargeysa ah oo Muqdisho habaaray
  • Universal Tv oo caro darteed bilaabay Barnaamij loogu dhega hadlaa Aamina Muse
  • DAAWO Fadeexad Siilaanyo oo Baska Dadweynaha ku tegay Hotelkii Istanbul+Boorsada uu xambaarsan yahay.
  • Daawo Madaxweynaha Uganda oo hees raaba qaaday
  • Daawo tumashada Marwada Madaxweyne Siilaanyo
  • Daawo Dagaalkii Garxajis Muuse Biixi leh “Anigoo wax dili kara duco qaadan maayo”
  • Daawo Madaxweynaha Galmudug oo Muqdisho kula kulmaya Ra’isulwasare Saacid
  • Daawo Fadeexada Siilaanyo oo garan waayay Wasiiradiisa
  • Daawo xiisadii ka dhalatay heshiiskii Ankara oo cirka isku shareertay
  • Daawo gabadh u dhalatay beesha Daarood oo heer kulkeeda qabyaalada meel xun gaaray
  • Daawo Beelaha Habarjeclo iyo Arab oo laba xaflad ku qabsaday Holland kadibna saqdhexe isku duulay
  • Daawo Ra’isulwasaraha Ingiriiska oo rajo tiray Somaliland
  • Daawo Xasan Dahir Aweys oo Ahmed Godane ku sifeeyay fidno wade laayay culumadda
  • Daawo Wasiir salaami diiday Wasiir Khaarijiga UK William Hauge
  • Home » WARARKA » Madaxweyne M/uud Cabdi Timakala Jeex oo Maanta Gaalkacyo Soo gaaray

    Madaxweyne M/uud Cabdi Timakala Jeex oo Maanta Gaalkacyo Soo gaaray

    on Sep 27th, 2012 // No Comment

    Views 16627

    Boqolaal Dadweyne ah ayaa Garoonka Gaalkacyo kusoo dhaweeyey Madaxweynaha Galmudug Mudane Mohmuud Cabdi Cilmi Timakala jeex oo kasoo laabtay Safar Dibada ah

    Mdaxweyne Timakala Jeex ayaa Loo galbiyey Xarunta madaxtoooyada isagoo halkaasi ku lahadlayey dad weynaha ayuu faah faahin ka baxshay wax yaabaha ugu soo qabsoomay safarkiisa wuxuuna tilmaamay in uu Magaalada Niarobi Shir kula soo qaatay Qurbo Joog Culuma Udiin Iyo Waxgarad Farabadan kuwaasi oo uu kala soo hadlay arimo quseeya sidii Howlaha Maamulka Galmudug loo dar dargalin lahaa hadii ay ahaan lahayd Sugida Amniga Iyo Wacyigalinta Bulshada Islamarkaasina uuu Guul Kasoo gaaray

    Sikastaba ha ahatee Socdaalkaani uu kaga soo laabtay Niarobi Mdaxweyne Timakala jeex ayaa kusoo aadaya xili mudo 30 cisho ah uu howlo shaqo ugu maqnaa dalkaasi Kenya

    Rooble MOhmed Dirir

    Gaalkacyo Offfe

    Sawirada iyo Codka Madaweynaha goordhow ayaan soo galindoonaa inshaa alaah

    Leave a comment

    You must be Logged in to post comment.