galmudugnews.com
  • Home
  • About
  • Contact US
  • Riwaayado
  • Daawo Video Dahir Alasow oo abtirsaday
  • Daawo Wareysigii ugu xiisaha badnaa taariikhda oo Faysal Cali Waraabe lala yeeshay
  • Sheekha ugu weyn Wahaabiyada Daarood oo ku baaqay in cafis la weydiisto Ahlusuna
  • Sarkaal Mareexana oo Hawiye si xun u caayay
  • Daawo Video Ciidanka Dowladda oo Meyd ku dul fadhiya
  • Hees Jawaab Ikraan Nafyar iyo Cabdi Khasaaro – Fanaan King Khaalid
  • Daawo Suxufiyad war ka akhrineysay TV oo nin jecel ugu galay Istuudiyaha kadibna Live uga dhameeyay guur
  • Daawo Sheekh Reer Hargeysa ah oo Muqdisho habaaray
  • Universal Tv oo caro darteed bilaabay Barnaamij loogu dhega hadlaa Aamina Muse
  • DAAWO Fadeexad Siilaanyo oo Baska Dadweynaha ku tegay Hotelkii Istanbul+Boorsada uu xambaarsan yahay.
  • Daawo Madaxweynaha Uganda oo hees raaba qaaday
  • Daawo tumashada Marwada Madaxweyne Siilaanyo
  • Daawo Dagaalkii Garxajis Muuse Biixi leh “Anigoo wax dili kara duco qaadan maayo”
  • Daawo Madaxweynaha Galmudug oo Muqdisho kula kulmaya Ra’isulwasare Saacid
  • Daawo Fadeexada Siilaanyo oo garan waayay Wasiiradiisa
  • Daawo xiisadii ka dhalatay heshiiskii Ankara oo cirka isku shareertay
  • Daawo gabadh u dhalatay beesha Daarood oo heer kulkeeda qabyaalada meel xun gaaray
  • Daawo Beelaha Habarjeclo iyo Arab oo laba xaflad ku qabsaday Holland kadibna saqdhexe isku duulay
  • Daawo Ra’isulwasaraha Ingiriiska oo rajo tiray Somaliland
  • Daawo Xasan Dahir Aweys oo Ahmed Godane ku sifeeyay fidno wade laayay culumadda
  • Daawo Wasiir salaami diiday Wasiir Khaarijiga UK William Hauge
  • Home » WARARKA » Jufada Awradeen(duduble) oo ugaas duubanaysa

    Jufada Awradeen(duduble) oo ugaas duubanaysa

    on Sep 27th, 2012 // No Comment

    Views 16511

    Waxgarad,siyaasiyiin,culumaau,iin,haween,iyo weliba Qurba-joog kasoo jeeda Habar-Awradeen ayaa diyaarinaya inay Duubtaan ,Ugaas iyaga ugaar ah kadib markii ay kala kulmeen duubkii hore waxqabad la,aan dhinac walba ah
    Jufada Awradeen ayaa kawada qabanqaabada arintaas dibada iyo gudaha dalka.

    Dhanka kale waxay kuwargelinayaan dhammaan jufooyinka beesha duduble inay kala sooqaybgalaan duubka Ugaaska cusub si ay marqaati uga noqdaan inay kaguureen duubkii hore. Sidoo kale waxay jufadani kucasumaysaa dhammaan Duubabka soomaliyeed iyo hay,addaha dawliga ahba inay kasoo qaybgalaan duubka ugaaskaas.

    Suldaan Ali Abdulahi Hassan oo saxaafada lahadlay ayaa ku macneeyey arintaan mid ay beeshu u dhantahay ayna damacsantahay inay kusaxdo arimaha khaldan ee kajira dhinaca dhaqanka.
    Sidoo kale wuxuu suldaanku hoosta kaxariiqay inaysan arinta duubkani xiriir lalahayn ugaasnimada reer ugaas axmed.
    Waxaan kudaalnay Nabadoon bacsita, burweyne oday ah beecinaaaye,naxariislaawe ah oo aan kala soocayn wax xun iyo wax fiican midna, sidaa waxaa yiri Caaqil Ali Sheekh Aadan oo kamid ah Odayaasha Beesha Awradeen.

    Awradeen waxay kamid yihiin jufooyinka duduble waxayna u adkaysan waayeen dhaqan xumada soo noqnoqota ee kajirta dhinaca dhaqanka, waxayna wixii xiligan kadanbeeya ay kala xisaabtami doonaan wixii dhaqan ah Ugaaskaas cusub, isgana waxaan u rajaynaynaa inuu xilkiisa uguto si wanaagsan dhowrana dhaqanka suuban ee ay dadka soomaliyed hodanka kuyihiin, waxaana xaflada kudhawaaqidu dhacaysaa maalmaha inagu soo aadan hadii eebe idmo.

    Suldaan Ali Abdulahi Hassan
    Sweden Västerås
    0046734896543

    Leave a comment

    You must be Logged in to post comment.