galmudugnews.com
  • Home
  • About
  • Contact US
  • Riwaayado
  • Daawo Video Dahir Alasow oo abtirsaday
  • Daawo Wareysigii ugu xiisaha badnaa taariikhda oo Faysal Cali Waraabe lala yeeshay
  • Sheekha ugu weyn Wahaabiyada Daarood oo ku baaqay in cafis la weydiisto Ahlusuna
  • Sarkaal Mareexana oo Hawiye si xun u caayay
  • Daawo Video Ciidanka Dowladda oo Meyd ku dul fadhiya
  • Hees Jawaab Ikraan Nafyar iyo Cabdi Khasaaro – Fanaan King Khaalid
  • Daawo Suxufiyad war ka akhrineysay TV oo nin jecel ugu galay Istuudiyaha kadibna Live uga dhameeyay guur
  • Daawo Sheekh Reer Hargeysa ah oo Muqdisho habaaray
  • Universal Tv oo caro darteed bilaabay Barnaamij loogu dhega hadlaa Aamina Muse
  • DAAWO Fadeexad Siilaanyo oo Baska Dadweynaha ku tegay Hotelkii Istanbul+Boorsada uu xambaarsan yahay.
  • Daawo Madaxweynaha Uganda oo hees raaba qaaday
  • Daawo tumashada Marwada Madaxweyne Siilaanyo
  • Daawo Dagaalkii Garxajis Muuse Biixi leh “Anigoo wax dili kara duco qaadan maayo”
  • Daawo Madaxweynaha Galmudug oo Muqdisho kula kulmaya Ra’isulwasare Saacid
  • Daawo Dagaalkii Garxajis iyo Gaashaanbuurta Habarjeclo
  • Daawo Fadeexada Siilaanyo oo garan waayay Wasiiradiisa
  • Daawo xiisadii ka dhalatay heshiiskii Ankara oo cirka isku shareertay
  • Daawo gabadh u dhalatay beesha Daarood oo heer kulkeeda qabyaalada meel xun gaaray
  • Daawo Beelaha Habarjeclo iyo Arab oo laba xaflad ku qabsaday Holland kadibna saqdhexe isku duulay
  • Daawo Ra’isulwasaraha Ingiriiska oo rajo tiray Somaliland
  • Daawo Xasan Dahir Aweys oo Ahmed Godane ku sifeeyay fidno wade laayay culumadda
  • Daawo Wasiir salaami diiday Wasiir Khaarijiga UK William Hauge
  • Home » WARARKA » Daawo Xaflad lagu taageera Madaxweynaha Galmudug Timakalajeex oo Nairobi lagu qabtay .

    Daawo Xaflad lagu taageera Madaxweynaha Galmudug Timakalajeex oo Nairobi lagu qabtay .

    on Sep 23rd, 2012 // No Comment

    Views 16477

    Xafladan oo ay ka soo qeyb galeen dadweyne aad u fara badan ee ku dhaqan kenya  iyo Gobolada ku dhow dhow ayaa eheyd mid aad loo soo agaasimay, taasoo ay qabanqaabadeedii lahaayeen dhalinyaro guntiga dhiisha isaga dhigay ee galmudug  sidii xafladan ay ku qabsoomi leheyd.



    waxaa kaloo xafladan ka soo qeyb galay Cuqaal, nabad doono, oday dhaqameedyada qaarkood, waxaa kaloo xafladaas  ka soo qeyb galay madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug khaliif maxamuud cabdi cilmi


    Xafladan oo dadweynihii ka soo qeyb galay ay aad u taageereen Maamulka cusub khaliif  maxamuud cabdi cilmi  oo ay balan qaadeen inay hiill iyo hooba la garab istaagi doonaan .

    kooxaha fanka ayaa  ku soo bandhigey heeso iyo cayaaraha hidaha iyo dhaqanka ayaa eheyd mid dakii ka soo qeyb galay xafladda farax galisay.

    xaflada waxaa ka soo qeyb galey masuuliyiin ka socota maamulka puntland  iyo ahlusuna waljameeca ,masuuliyiin ka socota maamulka xumin iyo xeeb



    sidoo kale waxaa xaflada ka hadley masuuliyiin ahlu suna waljameeca oo sheegey in ay taageersan yihiin madaxweynaha cusub ee galmudug loona baahan yahay in ahlusuna meel walba oo ay joogaan la shaqeeyaan khaliif maxamuud cabdi cilmi

    Waxaa xaflad qudbad ka soo jeediyay madaxweynaha Galmudug  khaliif maxamuud   oo mahad gaara u celiyay dadkii isku xilqaamay inay xafladaan qabsoonto.

    madaxweynaha ayaa ka warbixiyey maamulkiisa halka wax umarayaan waxa uuna sheegey in shacabka galmudug ay heli doonaan amaan la isku haleen karo xukuumadiisana ay ku howlan tahey hormarinta caafimaad iyo Amaanka taasina ay muhiim u tahey Dowlad goboleedka galmudug



    ugu dambeyn madaxweyna maamulka galmudug ayaa baaq u direy waxgarad iyo aqoon yahana galmudug in aysan daawan waxa haatan ka socda galmudug loona baahan yahey in ay gacan ka geystaan wax walba oo wax u dhimi kara dowlad galmudug

    Leave a comment

    You must be Logged in to post comment.