galmudugnews.com
  • Home
  • About
  • Contact US
  • Riwaayado
  • Daawo Video Dahir Alasow oo abtirsaday
  • Daawo Wareysigii ugu xiisaha badnaa taariikhda oo Faysal Cali Waraabe lala yeeshay
  • Sheekha ugu weyn Wahaabiyada Daarood oo ku baaqay in cafis la weydiisto Ahlusuna
  • Sarkaal Mareexana oo Hawiye si xun u caayay
  • Daawo Video Ciidanka Dowladda oo Meyd ku dul fadhiya
  • Hees Jawaab Ikraan Nafyar iyo Cabdi Khasaaro – Fanaan King Khaalid
  • Daawo Suxufiyad war ka akhrineysay TV oo nin jecel ugu galay Istuudiyaha kadibna Live uga dhameeyay guur
  • Daawo Sheekh Reer Hargeysa ah oo Muqdisho habaaray
  • Universal Tv oo caro darteed bilaabay Barnaamij loogu dhega hadlaa Aamina Muse
  • DAAWO Fadeexad Siilaanyo oo Baska Dadweynaha ku tegay Hotelkii Istanbul+Boorsada uu xambaarsan yahay.
  • Daawo Madaxweynaha Uganda oo hees raaba qaaday
  • Daawo tumashada Marwada Madaxweyne Siilaanyo
  • Daawo Dagaalkii Garxajis Muuse Biixi leh “Anigoo wax dili kara duco qaadan maayo”
  • Daawo Madaxweynaha Galmudug oo Muqdisho kula kulmaya Ra’isulwasare Saacid
  • Daawo Fadeexada Siilaanyo oo garan waayay Wasiiradiisa
  • Daawo xiisadii ka dhalatay heshiiskii Ankara oo cirka isku shareertay
  • Daawo gabadh u dhalatay beesha Daarood oo heer kulkeeda qabyaalada meel xun gaaray
  • Daawo Beelaha Habarjeclo iyo Arab oo laba xaflad ku qabsaday Holland kadibna saqdhexe isku duulay
  • Daawo Ra’isulwasaraha Ingiriiska oo rajo tiray Somaliland
  • Daawo Xasan Dahir Aweys oo Ahmed Godane ku sifeeyay fidno wade laayay culumadda
  • Daawo Wasiir salaami diiday Wasiir Khaarijiga UK William Hauge
  • Home » WARARKA » 9 ku dhaawacantay qarax ka dhacay Beledweyne

    9 ku dhaawacantay qarax ka dhacay Beledweyne

    on Sep 23rd, 2012 // No Comment

    Views 16247

    Sagaal qof oo rayid ah ayaa galabta ku dhaawacantay qarax bam oo ka dhacay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

    Qaraxa ayaa ka dhashay bam gacmeed lagu tuuray saddex askari oo Itoobiyaan ah oo mareysay agagaarka buundada Liiq-liiqato ee dhex marta xaafadda Howl-wadaag, balse waxba ma aysan ku noqon qaraxaasi.

    Qof ka mid ah dadkii ku dhaawacmay qaraxa oo la dhigay isbitaalka weyn ee magaalada ayaa Bar-kulan u sheegay in dhaawacyada ay isugu jiraan carruur iyo dad da’ ah oo ka ag dhowaa halka ay marayeen askarta Itoobiyaanka ee qaraxa lala beegsaday.

    Sii hayaha xilka guddoomiyaha gobolka Hiiraan, ahna guddoomiye ku xigeenka arrimaha nabad-gelyada, Axmed Cabdalla Cismaan (Axmed Inji) ayaa dhaawacyada ku booqday isbitaalka.

    Axmed Inji wuxuu dhaawacyada u rajeeyay caafimaad deg-deg ah, isagoo xusay inay ku raad-joogaan ciddii ka dambeysay dhibaateynta dadka rayidka ah.

    Ma ahan markii ugu horreysay oo qarax lala beegsaday ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Itooobiya ee jooga gobolka Hiiraan ay wax ku noqdaan dad rayid ah oo aan waxbo galabsan.

    Leave a comment

    You must be Logged in to post comment.