Qaraxa ayaa Wararka hordhaca ah ay sheegayaan inay ku Geeriyoodeen C/sataar Daahir Sabriye iyo Liibaan Cali Nuur oo u shaqeynayay Radio Muqdisho iyo TV qaranka,Waxana Dhaawac uu isna soo Gaaray C/laahi Maxamed Cali Suldaan oo Ushaqeynayay Radio Kulmiye.
Qaraxyada oo ahaa ku wo isqarxin ah ayaa ahaa kuwo sadx mar lamaqlay dhawaqooda wararka qaarna waxay sheegayaan in dadka Qaraxa fuliyay ay ahaayeen 3 ruux.
Qaraxyada ayaa waxaa Dhaawac iyo dhimasho ay ka soo gaareen dad shacab ah oo ku sugnaa meesha ay qaraxyadu kadhaceen.

